@lilgoon873 ...Xamari maxaa ka kasee.... adoo kale waan aqanaa af somaliga aa dhibaayo ama rerr miyi aad tahay, heesa nucaan ah reer muqdishu ayaa yaqaana, .... hadaa adan reer muqdishu aheeyn, get tha fuck out, meelahe heesa aad jeceshahay ey yalaan aad
@Hindisaa Hi, abaayo: how are you? Late Ahmed Shariif Killer was one of the best singer in Somalia, yet Our beloved Nation had lost a wonderful man who will be missed greatly; moreover, I knew him personaly late Ahmed Killer, and I can't believe he is gone. I ask my Allah rest his soul, and grant him Janatul fardoosal Aclaa. Hindisaan, it was tragic day the day Our nation lost late Ahmed Shariif killer, keep in mine we share your pin. Thanks Abaadil though.
axmed shariif naxaristi jano ilahey ha ku siiyo maansha alaah ninkan codkiisa markan maqlo waxaan so xasuustaa noloshi macaned on ku so kornay iyo dhulkena macana maantana qurbo ayeey noqotay in an waqtigena ku dhameysano ilahoow rabiyoo dhulkeena nabad noga dhig maxaa yelay qurbahan gurigena ma ahan rabiyow nabad an ka barinay noloshi macaned iyo wadankena qurxona o gaal iyo muslin dalxis nogu iman jiray hada dadka markey maqlan in an somali nahay madaxa ay gacmaha sartan aloow ale
I think you can get it; alot of places in United States specially Minniapolis, MN , Somali Mall "Caramel" If you live U.S, yet If you don't......I don't know what to tell you SXB. Ask Late Axmed Shariif Killer and Maryan Naasir Cali. Old School... Good luck i hope that helps.
Maryanislow, waa ku salaamay abaayo; my name is Baadil I will sing this song for you if you want me to do so Abaayo:::: This is very unique song qofkastana magaran karo ilaamaa qof fahmaayo ma'ahane, by the way you have a nice name " Aqyaar aan soodiraa yee Afkeeyga intaas ka haayee" Warkaaga halahelo I look forward hearing from you abaayo macaan My Allah bless late Ahmed Shariif's soul... You sould "Beesaani" and love it:)
What the song waw, Late Ahmed Shariif Killer my God bless his soul we will never forget you as a Nation; Allaha janadii fardowsa haka waraabiyo marxuum Ahmed Shariif Killer he was a lagen, let as not make a mistake mama Maryan Nasir Cali, you're a lagen as well I love your beuatiful voice... This song remaindes me old good days of our belooved Nation much love 'Maxfalka'
Mr Togane: Wadaayo Marxuum Ahmed Shariif killer Allaha unaxariistee waxa ii dhintay nearly 2 years ago My Allah bless his soul. He was a great friend of mine I too still can not beleive his sudden death; Mr Togane waa dareemi karaa wadaayo naxdinta ay kuu geeysatay dhamashadii Ahmed Shariif Killer Wadaayow Allaha sabir iyo Iimaan hanaga wada siiyo geeridaas naxdinta daneey oo kutimaaday wadaageey Ahmed Shariif Killer who was beloved by the wholle Nation of Ours again My Allah bless his soul thx!
cajaab'ib sidaan ayaa loo heesaaa hadii kale waa liis ka dhafaaaaaaaaaaaaa caleek killler (alaah ku naxaristo ) maryan nasir afkaaga caano iyo malab lagu qabay
Shuuteeye, You said all Sidaan ookale ayaa loo heesaa amaba waa leeska dhaafaa nooh sxb I love it heetaaneeyto Bilaajo carab aan ku soo xasuusanaa; on the ather hand Ahmed Shariif Killer waa fanaan aan la'xaqiri karin Maryan naasir waa sidookale I love both eventhough I knew Ahmed Shariif Killer personaly!!
I like this song coz am reer Xammar
yasmeenalamoudi1 2 weeks ago
Waa ruwaaayaddii GACAL GODKAA GALAY..
codadka heesta waa aun AXMED SHARIIF KILLER iyo MARYAN NAASIR CALI.
sanweyne100 1 month ago
asliyeey abshir iyo mijasbaan allehey ka tuugee aaminta noohay
mansha allah ilaahoow kuu naxariiso killer iyo maryan naasir cali
khaled27690 1 month ago
I LOVE THIS SONG
MaliBabe02 2 months ago
heestaaan qatar waaye
Madhuuse 4 months ago
the song make loveabshir ejaabaa aminata nohay actros 4055
sanka7672 5 months ago
XUSUUS WAA MAKII AY XAMAR ISKU DHACAYSAY WAA RUNTAA WAXAA SOO QALAY REER BAADIYAAL
ilyaas69 5 months ago
1 dislike? He must be lost in translations, Im from Hargeisa but this song is really nice. One somalia until i die thats what im gona believe...
inbux 5 months ago 3
WOOOW ABSHIR IYO IJAABA ALAHAY KATUUGEE AMIINKA NOO HAAY XAMAR WAA LA XAASUQAY DADA AAN GARANAYN AYAA XOOG KU HAYSTA TUULOOYINKA KA SOO GURAY
siyaadbare100 6 months ago
hee is the best fanan
macsilow1 7 months ago
boringg song and also a boring video..
lilgoon873 8 months ago
@lilgoon873 ...Xamari maxaa ka kasee.... adoo kale waan aqanaa af somaliga aa dhibaayo ama rerr miyi aad tahay, heesa nucaan ah reer muqdishu ayaa yaqaana, .... hadaa adan reer muqdishu aheeyn, get tha fuck out, meelahe heesa aad jeceshahay ey yalaan aad
siadson82 7 months ago
so sweet.. hestaan daradeed diiiq aan madaxa ka goynaa
cunsuri 8 months ago
@cunsuri shut da fuck u get me and did i giv u permission to say 'so sweet' this is a boring, gay song like your face
lilgoon873 8 months ago
@lilgoon873 Lol.... i have a life and i am happy..... sweet song.... thanx for posting the crap... have a nice life lilgoon873.
cunsuri 7 months ago
@lilgoon873
111142khalid 7 months ago
waaaaaaaaaaaaaaw alaya rahma axmed sharif kiler
Sexy16kanita 1 year ago
my mom loves this song she love it.
abdiASSAD 1 year ago
this is a good song i love it its the best song i have heard
abdiASSAD 1 year ago
Gacal god kaa galay,
TheAnas49 1 year ago
I have heard, Killer dead nearly three years ago, its disaster for Banadiri World.
Hindisaa 1 year ago
@Hindisaa Hi, abaayo: how are you? Late Ahmed Shariif Killer was one of the best singer in Somalia, yet Our beloved Nation had lost a wonderful man who will be missed greatly; moreover, I knew him personaly late Ahmed Killer, and I can't believe he is gone. I ask my Allah rest his soul, and grant him Janatul fardoosal Aclaa. Hindisaan, it was tragic day the day Our nation lost late Ahmed Shariif killer, keep in mine we share your pin. Thanks Abaadil though.
Baadil1 1 year ago
Adduunyo, waayo waayo, waxay ku jirtey riwaayaddii Gacal God Kaa Galay! Codadka waxaa ugu horreeyey oo kamid ahaa Xabiib Sharaabi iyo Dr Raafi, musigga waxaa ku fara yaraysatay kooxdii Iftin, waxaasaa music ah midkaan casriga ah ee program-ka ah kii gacanta ayaa ka macaanaa.
Jilayaasha waxaa kamid ahaa Marisa Karboni iyo Aamino Muuse Weheliyada BBC-da.
Adduunyooy!, adduunyo aannu waayo hore ku soo leefnay ayaa hadda naloo dhaldhalaalinayaa, naloo cadcaddaynayaa. Adduun waa midkii hore.
Hindisaa 1 year ago
wow waa hees wacan beelo waaye walhi wankahelay
latanja100 1 year ago
woooow nice voice ,,,,,,,,, i will never get tired of this
mahamedeful 1 year ago
Wow! What a beautiful n memorable song it is!!! it seems ages since i heard this heart-touching song...
Baacalawi1 1 year ago
nice song thnx 4 sharing !
TheCalaseeey 1 year ago
Cawaale thanx. killer waa fanaanka keliya ee iigaga duwan fanaaniinta intooda kale ma aqaan sababta balse waxaan ogahay heesihiisa oo dhan ineey special u yihiin dhamaan dhalinyarada magaalada xamar intooda waayo waayo ku soo qaatey. killer, maryan naasir, luul jeylaano, paapa aweys khamiis, m ramadaan iidi, shimaali, sulfa, all dhamaantood wey igala fiican yihiin kuwa la yiraahdo hobolada waaberi.
abshir9 1 year ago
nnnn
MrZaltan 1 year ago
ilahaw jano sii ahmed shariif isaga iyo intii muslim ah dhamantood
zaki99ful 1 year ago
amin illah ha unaxaristo janada illah haka warabiyo iasaga iyo inta muslim boo
khaadi64 2 years ago 3
asliyee abshir iyo ijaabaa
allahay ka tuugee
aamiinta noo haay
ogaawee axdigaa adkeeyaa
uurkeey ku yaallee
oonka iiga gooyee
sidii abka aadan iyo xaawo
ibliis arrintood ku dheelee
an ahaanin is aaminkeennaan
abbaayo aan ilaasheheenaa
jjjoe2009 2 years ago 2
jjjoe2009 2 years ago 2
axmed shariif naxaristi jano ilahey ha ku siiyo maansha alaah ninkan codkiisa markan maqlo waxaan so xasuustaa noloshi macaned on ku so kornay iyo dhulkena macana maantana qurbo ayeey noqotay in an waqtigena ku dhameysano ilahoow rabiyoo dhulkeena nabad noga dhig maxaa yelay qurbahan gurigena ma ahan rabiyow nabad an ka barinay noloshi macaned iyo wadankena qurxona o gaal iyo muslin dalxis nogu iman jiray hada dadka markey maqlan in an somali nahay madaxa ay gacmaha sartan aloow ale
geedixer 2 years ago 2
I really like this song. where can i get these songs from?
adeed14 2 years ago
Comment removed
jjjoe2009 2 years ago
I think you can get it; alot of places in United States specially Minniapolis, MN , Somali Mall "Caramel" If you live U.S, yet If you don't......I don't know what to tell you SXB. Ask Late Axmed Shariif Killer and Maryan Naasir Cali. Old School... Good luck i hope that helps.
Baadil1 2 years ago
samidey
maryarislaw 2 years ago
igaar caqligey raacee lama uumin adoo kale,,,,,,,,,,, omg my sis used to sing wen i was lil.... i still remember man
maryarislaw 2 years ago
Maryanislow, waa ku salaamay abaayo; my name is Baadil I will sing this song for you if you want me to do so Abaayo:::: This is very unique song qofkastana magaran karo ilaamaa qof fahmaayo ma'ahane, by the way you have a nice name " Aqyaar aan soodiraa yee Afkeeyga intaas ka haayee" Warkaaga halahelo I look forward hearing from you abaayo macaan My Allah bless late Ahmed Shariif's soul... You sould "Beesaani" and love it:)
Baadil1 2 years ago
What the song waw, Late Ahmed Shariif Killer my God bless his soul we will never forget you as a Nation; Allaha janadii fardowsa haka waraabiyo marxuum Ahmed Shariif Killer he was a lagen, let as not make a mistake mama Maryan Nasir Cali, you're a lagen as well I love your beuatiful voice... This song remaindes me old good days of our belooved Nation much love 'Maxfalka'
Baadil1 2 years ago 2
sxbow adoo mahadsan , shariif killer goormuu dhintayne?! inaa lilaahiyee , waaba iga nixinoysiine... walaahi hesahisa pcga ay iigu jiraan wax kaleba ma dhageyso markaan firaaqo ka helo shidada adduunyada. Walaahi in uu noolyahay oo yemen joogo aa igu wardanbeysay.sxbaayaalow ma dhintay hader run miyaa?! walaahi icant blve it, its very hard 4me, inkastoo dhimashadu wajib tahay...
MrTogane 2 years ago
Mr Togane: Wadaayo Marxuum Ahmed Shariif killer Allaha unaxariistee waxa ii dhintay nearly 2 years ago My Allah bless his soul. He was a great friend of mine I too still can not beleive his sudden death; Mr Togane waa dareemi karaa wadaayo naxdinta ay kuu geeysatay dhamashadii Ahmed Shariif Killer Wadaayow Allaha sabir iyo Iimaan hanaga wada siiyo geeridaas naxdinta daneey oo kutimaaday wadaageey Ahmed Shariif Killer who was beloved by the wholle Nation of Ours again My Allah bless his soul thx!
Baadil1 2 years ago
ababaay! waa la igu saaqey abeeno aan heesta dhagta u dhigtey, ar ani cawada yaa ii muslin ah inaan seexan waaye aanba ka baqaa amoore dartiis!
Deniece1 3 years ago
huburow2 3 years ago
ala ya raxma axmed shariif killer ala yaa cizag he's my fanaan walhi
shaamraaf 3 years ago
cajaab'ib sidaan ayaa loo heesaaa hadii kale waa liis ka dhafaaaaaaaaaaaaa caleek killler (alaah ku naxaristo ) maryan nasir afkaaga caano iyo malab lagu qabay
SHUUTEEYE 3 years ago
Shuuteeye, You said all Sidaan ookale ayaa loo heesaa amaba waa leeska dhaafaa nooh sxb I love it heetaaneeyto Bilaajo carab aan ku soo xasuusanaa; on the ather hand Ahmed Shariif Killer waa fanaan aan la'xaqiri karin Maryan naasir waa sidookale I love both eventhough I knew Ahmed Shariif Killer personaly!!
Baadil1 2 years ago
DIS SONG IS MA FAVORITE SONG...
shaxshaxlayluv 3 years ago
huburow2 3 years ago
Wow i love this song, very nice!!!
faniya85 3 years ago
huburow2 3 years ago