Intaan noola wax kaste oo aan maqlay waxii igu yaabka badnaa waa sheekadaan in dano ama fikrado shakhsiyadeed loo dumiyo masjid alle uu quraan kiisa ku yiri "wa anal masaajida lilaahi falaa tadcuu macallaahi axada" bal intee ayadaas geynayaan hadiisa ay u arkaan waxa masjid ka socdo in ay baadil tahay 2 shey mida fudud ayaa la qaataa oo maslaxada ayaa la fiiriyaa diinta ayaana qabta ee mey saas yeelaan mise waa culumaa aan ciolmi laheyn oo magac un iska wadata .
kkkkkkkkkkkk hal masaajid somali waxba u noqon mayso, hadii ay doonan ha dumiyaan dadba dibadaha ugu maqan oo qaar kale ayaa la dhisaya
MrHadraawi 10 months ago
Intaan noola wax kaste oo aan maqlay waxii igu yaabka badnaa waa sheekadaan in dano ama fikrado shakhsiyadeed loo dumiyo masjid alle uu quraan kiisa ku yiri "wa anal masaajida lilaahi falaa tadcuu macallaahi axada" bal intee ayadaas geynayaan hadiisa ay u arkaan waxa masjid ka socdo in ay baadil tahay 2 shey mida fudud ayaa la qaataa oo maslaxada ayaa la fiiriyaa diinta ayaana qabta ee mey saas yeelaan mise waa culumaa aan ciolmi laheyn oo magac un iska wadata .
socdaal 1 year ago
Cabdicasiis waa dhab in waxa dalkii ka socdaa aysan Jihaad ahayn. Qof Ashahaadanaya oo muslinimo ku dhashay, in qof kale yidhaahdo gaal baad tahay waa arin aan caqliga geli karin, diintana ku xusnayn. Waa runtaa oo diintii waa la afduubey, wax weyna ayaana loo dhimay. Waxaase ayaandarada ugu weyni haysataa shacabka koonfureed oo taas run moodey, Alsheydaan waa fahmeen jaahilnimada dadka somalida ah haysata, waana" ka faa'iideysteen.
Maandeeq1 1 year ago
This is really funny!!
I have never heard something like this.
This really gives a bad image of Somali sheikhs.
They care about material gain and that is why both this groups are at odds.
hamaaan1 2 years ago
what why are they trying to dumi the house of allah.
21NOYA 2 years ago
@21NOYA , They are the people of Innovation fighting the people of the Sunnah. Who else would try to destroy the house of Allah?
saqqfish 2 years ago