manshaa allah
salman9384 2 months ago
MAANSHA ALLAAH,TACAAAWANUU CALAL BIRI WATAQWAA....ALLAAH AYAA KAA ABAALMATINAYA ADIGA IYO INTII ARINTAAS KA QAYB QAADATA
macalin99 7 months ago
Asc Salaanta Islaamka ka baci walaal waxaan ahay mawaadin Soomaaliyeed oo degan dalka Sweden, deganaa mudo waxna ku bartay ilaa heer jaamacadeed hadana 6`dii sanadeed u danbeysay u shaqeynaayey shirkad IT ah oo ku taal dalka Sweden. Walaal aad ayaan kuugu mahadinayaa dadaalka aad u heysid dalkeena & dadkeena, waxaana aad ugu qiirooday, Jaceelka Somalinimo ee kaa muuqda, ilaaheey ha kula garab galo dadaalkiina, waxaan galiyey. aqbaartaan sitekeyga samaaltv.com
samaaltv 7 months ago