sheikh gabadha su al ayay ku weydiisay, cilmi ayay kaaga baahneyd kaagma ayna baahneen habaar iyo ceebeyn, nabigeen calayhissalaam ninbaa hada ka hor weydiiyay inuu zineysto iifasax buu ku yiri nabigeen calayhissalaam ma uusan habaarin xitaa ma uusan ku qeylin, hadi aad culima isku shegeysid islaamka diinta haka fogeyn. ee wax bar dadka hadi kale wax sheegida daa.
yaa wadaada yiri imaada waddamada reer galbeedka, suaashayda2aad ma diin faafin bay u yimaadeen mase risiq mase nabad gelyo ayey soo doonteen .hase ahaatee intooda badan nabadgelyada waddanka ma ka taliyaan
Sheekhoow suaal ayay gabadha ku weydiisee maxaa carada iyo habaarka kaa keenay Rasuulka csw marka ay asxaabta suaal weydiin jireen si tartiib iyo fahamsiin oo nasteexo la socoto ayuu ugu jawaabi jirey
MrGaladi1 2 weeks ago
masha allah
sweetsomalious 1 month ago
shiikhu meeshuu kahadlay ma iidin fahmin wuxuu dareensiin inay allah wajibkiisu uukaweeynmy risboosar wadan lagu galayo soonka wxaa lagu glayaa janada ilaahay oo lagu waa rayo laakiin wadangaalo waxaad joogtaa waa in yar cimrigaagu hagaaro intuu doono waala dhiman waxa loo baxsanayo waa camalka aad sameeyso.risboosar lahely laguma basanayo aakhiro.
anigos 1 month ago
sheikh gabadha su al ayay ku weydiisay, cilmi ayay kaaga baahneyd kaagma ayna baahneen habaar iyo ceebeyn, nabigeen calayhissalaam ninbaa hada ka hor weydiiyay inuu zineysto iifasax buu ku yiri nabigeen calayhissalaam ma uusan habaarin xitaa ma uusan ku qeylin, hadi aad culima isku shegeysid islaamka diinta haka fogeyn. ee wax bar dadka hadi kale wax sheegida daa.
faayist 1 month ago
yaa wadaada yiri imaada waddamada reer galbeedka, suaashayda2aad ma diin faafin bay u yimaadeen mase risiq mase nabad gelyo ayey soo doonteen .hase ahaatee intooda badan nabadgelyada waddanka ma ka taliyaan
tahlaable 1 month ago
yaa dadka habaar dhahay waa yaabee subxaana laaaaah. wayka shalaanaysaa su'aasha ay waydiisay .... yaaaaaaaaaaaaaab
maslax010 3 months ago