Added: 2 years ago
From: arrowtail
Views: 95,632
Sort by time | Sort by thread (beta)

Link to this comment:

Share to:
see all

All Comments (72)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • Comment removed

  • DHILOYINKA ISAAQ NECEBOOW ,,, SAADA WEYDIIYA GUSKA ISAAQ MACAANKIISA KKKKKKK WAAD U HEESI LAHEYDEEN WALE KKKKKKKKK

  • Muuse Ismaaciil Qalinle ayaa heestan la qaadi jiray Saado

  • love this song,,,viva saado ali

  • KAMANEFISO adigu meel kasta ka neefso urayso kkkkkkkkkkkkkkkkkk naa orod soo dhagayso wuxuu qalinle saado ali heeso iyo amaan , u qaaday ragiini haday idin naceen oo hablahayaga calan blue ah loo saaray sidee yeelaysaan dee joojiya waxa laydinku nacay ee ragiini idiinka qaxeen bismillaah

  • now all half million somali refugees are in dadaab kenya, lol

  • WAA HEESTEE U QADAY QLINLE ILAHAY HA U NAXARIISTEE,,,,

  • Calaf waa halkiisee caashaqan iskeen baray ha igu carinin anigee***** Axsan hees weeye

  • ala saada cali qurux bad naydaa markay yareyd codkuna ka darnaa maxay tiri ceeri gaabo magaalo harti

  • Walaahay waa Saado oo yar, umalayn maayo hablaha soomaaliyeed in cidi qurux ku gaadhayso.

    Saado oo matalaysa Hablaha Soomaaliyeed.Bal u fiirsada dhererkeeda, dhabankeeda ,dhexdayar iyo xubneheeda toosan. Waxaa kasii daran sida kalsoonida ay u heesayso, waxaad moodaa princess lasoo koolkooliyey. xiligan ay heesayso waa 70-tieskii waa heestii ugu horaysay oo ay ku soo baxday.

    She is so cute!! Tolay hadaan berigaa ay naasaa giigsanayd joogi lahaa.

  • qalanjo dhax yar sado waa qof macquul ah hanoolato somali nomadina allah hasoo celiyo ,,,,,,,,,,,,,,,,,,,

  • it was 1977 in UAE.

  • is not 72 it was 1977 negeriya

  • Saado is one of Somalia´s Legends indeed

  • saado looks amazing still does maasha allah fananada qaranka somaliyeed

  • awsome somali we are civilize hada teendho iyo koton maro bay iska dul xidhaneysaa markaad ka furto qarmuunka ka baxaya waad dhimaneysaa viv saaado cali look style she is model

  • Us Somalis we always blame man for everything what about women we raise the man not the fathers we are the ones that make them racist and Dom just think about it

  • eedo saado nolow waliga

    waxaan jclahay codkaga macaan............. saado cali warsame

    I love you so much eedo macaanto wano ah maxamed yare

  • it was 1972

  • AWESOME.

    1989?

  • @nolowacan walaalo thank u, but it's not the song iwant. Am looking for wadada cashaqa by saado cali. Thanks again.

  • @arrowtail walaalo thank you soo much for posting Cunaabi Its my all time fav song. It's a high quality vid, I was wondering if you have wadada cashaqa. I think i got the spelling wrong. LOL Thanks for all the vid that u have posted it's much appreciated.

  • @qalaanjofy :wadan cashaq by Hodan is on my page.

  • love old somali music...

  • QURUXLEY SAADO! WE LOVE U SAADO MACAAAAAANTO!!!!

  • CADAANKA ASIA EE CARABTA SHEEGANAYA IYO YURUB YAA KA QABYAALAD BADAN,

  • TOL BEELAYEEEY >KENYA(OWN)- Hogaamiyihii kooxda SSC oo Ku xidhan Xabsi kenya ku yaala

    Hogaamiyhii SSC reer Buuhoodle ee loo yaqaan Mr.Saleebaan Ciise /Xaglotoosiye oo ku xidhan Xabsi ku yaala wadanka Keenya saddex cisho ka horna laga celiyey inuu soo galo wadankan Uk.ayaa waxay waraar xoog ogaali sheegayaan in lagu soo eedeeyey in uu isaga iyo Kooxdiisa ay xidhiidh toosa laleeyihiin kooxaha xag jirka ah ee Koonfurta Somaliya ka dagaalama ee alshabaab iyo Xisbul -Islaam.

  • samiire87 yaahuu is cun is calaasho tol beel dee maxaa naga galay hadaad tol la'dahay,,,suleiman xaglatoosiye sawtaa siilaanyo saska ka qaaday maaha ee dameerihii naftu u gaysay ee carabaha dawarsanaya kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk orood eeg odaygoodii boqor buurmadoow oo leh siilaanyo ma dhama carabahana dawarsi ayuu kula maqan yahay.

  • aniga kuu fasirayee waxa laga wada ..{sadex qayd} waa maryo la xiran jiray xiliyadii hore hadan badiyaha somaliya laga helo.. {CASIINOO waa midabka} .{ WELI CAARI JABI} wali cusub.. {CAADDA U SOOHOO} afka u dhuub ama afka u fiiqa

  • arrowtail waad mahadsan tahay walaal i ove this sogn maasha alaah queen of beauty ilaah ha ku daayo saado ali warsame

  • @canab waad ku mahadsan tahay qoralka hest qortay lakin ma iga rumaysanaysaa walaal inan fahmin erayada intooda badan hana ii malaynin reer xamar kuma korin somalia laakiin somaliga qoraalkiisa wan aqaan walidkay alah qayr siiyo i baray .....intaan fahmin ku soo qorayaa,,,,,,, caarada , soohoo,,cunaabiga ,,laasimo=carabi waaye ban u malayn waa must laga yabe somali inay si kale ka tahay, sindi, caari, canbashaye.... hadad ii fasiri karto mahadsanid

  • XASUUSTII FANKA IYO WAABARI

  • Comment removed

  • WAAYO WAAYO WALLE BERIGAY HEESTAN QAADAY SAADO CAADI MA AHAYN!

  • saado cali heestaan aad ayey u macaan badan tahay qofki dhuuxa miraha iyo musika iyo codka la socdaba ,,.

  • she is a top somali star what a beautiful woman with beautiful voice,

  • saado cali she is legend and she is beautiful good job

  • Ya'salaam...one of my favorite songs of all time...I just wish someone can write the lyrics.....

  • Comment removed

  • @arrowtail Thanks to you walaal i have the parts i was missing THANKU........

  • very nice song

  • wooow mansha allah thats a lovly song, and she looking hot walaalhi,

  • somalis are the most beutiful people in the world... wallahi... masha allaha..

  • * Ayahu Nacas ka mooyee ,Baaridu ma caasido ,ubadkii hagaagee ,ciidda u shaqeeyee, , Dalka caabiyaaye , sida caynkan aad tahay caashaqa daweeyee,.

    hadduu yiri Cuntada daa ha cabine biyaha diid cudur weeye halisee,..

    Calaf waa halkiisee ,caashaqaan iskeen baday ha igu carinen anigee ku cirtaye

    ma nabad baaa???

    waa ku kaa canab,

  • @arrowtail

    Thanks bro/ sis. For send me the written part of my favourite song. 

  • Comment removed

  • @arrowtail hibo eebe ku siiyeey habeen la iskama qaado saado nooloow siddi nabi qadar 1love u for ever

  • waakan heeskan raadinayay waligay soo muqaala oo faseexa..saado cali waan ku salamay huno iinowlow quruxbadan

  • waxaan maqlay video yagan waxa lagu duubay ABUDABI sanadkii 1976 alaay cisak saado waa taariikh dheer inaad fanaanad caana noqotay wado dheer baad u soomartay.

  • Arrowtail,,,,sxb waaaaaaaaan ku salaamay,,,,heestan Cunnaabi waa heesta aan ugu jecelahay heesaha ay ku qaaado fannaanada weyn ee saado cali warsame,,,,,,,,

    aaaad u mahadsantahay,,,,,,,,,,xusuuuu­ustaa dheer ee live ka ee in aanu daawanno aad noogu deeqday,,

    heestani waxa ay ahayd talantaali,,ama lammane,,oo fannaankii weynaa ee Muuse Ismaaciil Qalinle ayaa kula qaaaday,,,cunnabi,,

    so bro,,bal hala hakran wixii tariikh suuugaan soomileey ee ad hayso,,

    byee many thnkxxxxx

  • Arrowtail walaalo thanks soooooo much for posting this song. I luv saado ali and this vid is amazing.

  • arrowtail believe i really love this lady so much..erry time i'm cooking food i listen to her song all the time.......when i'm a lone i do saado cali style they way she shake and move her hands even thought she's quruxley..ii nolow mizz saado cali huno

  • hi , xidigo222

    thank you for the comment.

    see also my other postings.

  • @arrowtail

    Asalamu Calaykum walaal. heestaan oo qoraal ah makaa heli karaa adoo raali iga ah. thanks alot

  • @canab1973

    waa kan codsigaagii...

    *Hadduu Caawa igu yiri, Badda Cagah geliyoo Timaha Caaradda u soohoo , soo

    Xiro Cunaabiga,. * Saddex Qayd Casiinoo weli caari jabin iyo Canbashaye laasimo, .. * Sindi ceer gaabiya hadduu cududda ii suray ila ,caari anigee ,.

    Calaf waa halkiisee ,Caashaqan iskeen baray,haygu carinin anigee ku curtaye

    ma nabad baa..?

  • @canab1973 hadduu caawa igu yiri badda cagaha geliyoo timaha caaradda u soohoo

    soo xiro cunaabiga... saddex qayd casiinoo weli caari jabin iyo cambasha iyo laasimo,

    sindi ceerigaabiya hadduu cududa ii suray ila caari anigee... calaf waa halkiisee,

    caashaqan iskeen baray ha igu carinin anigee kuu curtaye ma nabad baa???

  • @arrowtail

    sedix qayd cartii lee oo weli caryoo jabin iyo cambarshoo iyo lasimoo, hindi (sindi) ceerigaabiya haduu cududa ii suray...

  • he must be Ibrahim hussain warsame

  • my father wrote this song cirrosuge yaaaaaaaaaaay lool

  • first time i heard saado cali her name was 1993 i was little my grandmother use say saado cali waa naag quruxbadan, after 3 yrs my grandmother dead 1998......from now i support saado cali even thought she's sexy

  • heeskan aad u jecelahay, my hoyoo used to play Saado Cali's heeso when I was little...I love it :)

  • merci moiChocolade.

    yo mom may love it too.this is a living memory.

  • one of the best singer ever they got so far somalia saada cali ..she's legen also her voice is unque even thought she's the most beautiful somali singer ..thanx arrowtail ur the best!

  • thanks for your comment ,jabuutiqueens.

    see also my other postings ,you will enjoy it for sure.

    thanks again.

  • arrowtail thanks for your post saado's first song i appreciate it , also her voice is more understandable. thanks

  • hi , jwxohanolato.

    thanks for your comment.

    see also my other postings,sure you would like it.

  • wooooooooow thanx arrowtail i'm loving the queen of buuhooodle mizz saado cali warsame........i love her kacmo to much also she's soooo quruxley alow daa saado cali aamiin plz heesa ha saado cali ee cusub soo gali thanx marlabaad arrowtail i like ur name!

  • hi ,queen-, thanks for the comment i appreciate it,

    thanks once again ,keep in touch.

Loading...
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more