@honestdude2 broo xasan adan aniguu adeerkeey aabaheey la dhashay yahay qabiilna shaqo kuma lahan haku danbaabin midaasi hadalna intuu uurkaaga ku jiruu amaantaada yahay any way tubeec and roda well done,and thanks hassanadmedw, for posting the song.
The KING is known to be very selective in his co-singer, and as usual here he made wise move by choosing Roda. She really matches the voice Magool without a doubt.
soomaalay quruxdaan iyo sharaftaan waxaan ku badalanay dagaal iyo qaxoooti.
bal fiirsha fanaaniintan qoxooti bay kaga noolyihiin sharaftii iyo quruxday haystaan 21 sano ka hor:(
20nasro 3 months ago
M. Saleebaan khatar waaye , hoobeey hoobeey jalaato kulaha, hadana macaanta, hahahaha
maguled 7 months ago
mooie
vnatishvnatish 8 months ago
heestu waa hees macan, ,ee camarada ku qabta 2 fanaan,muusiga raga garaacaya ,ka daayaa,waa iga talo farsmo
cabdi25 9 months ago
caleek roda tres beaux couple
waterhoofe 1 year ago
maxamed salebaan waan ku saalaami aduunka meeshaad kajoogto
ubaxwarsame 1 year ago
nice bro
gyg661 1 year ago
Salaan qiimo Badan Asxaabta oo dhan. Mahadgaara Hassanahmedw. Waa hobol aan dhicin tan iyo kolkii nuu bilaabay heesaha qiyaastoo bilawgii lixdanaadkii. Ayaanabdihaji waxaan kaa codsanayaa waa la waynaaday iminka wax waliba way lumayaa waydii heesaha kuwii aad xasuusan karto cidda tirisay miraha, goortii ugu horeysay bqiyaastii ee iddaacadaha muqdisho iyo hargeisa loo duubay iyo muusigga ama naaxyadda cidda sameysay iyo kuwa qisooyinka laga sameeyey. mahadsanid.
fanax1990 1 year ago
Salaan qiimo Badan Asxaabta oo dhan. Mahadgaara Hassanahmedw. Waa hobol aan dhicin tan iyo kolkii nuu bilaabay heesaha qiyaastoo bilawgii lixdanaadkii. Ayaanabdihaji waxaan kaa codsanayaa waa la waynaaday iminka wax waliba way lumayaa waydii heesaha kuwii aad xasuusan karto cidda tirisay miraha, goortii ugu horeysay bqiyaastii ee iddaacadaha muqdisho iyo hargeisa loo duubay iyo muusigga ama naaxyadda cidda sameysay iyo kuwa qisooyinka laga sameeyey. mahadsanid.
fanax1990 1 year ago
@honestdude2 broo xasan adan aniguu adeerkeey aabaheey la dhashay yahay qabiilna shaqo kuma lahan haku danbaabin midaasi hadalna intuu uurkaaga ku jiruu amaantaada yahay any way tubeec and roda well done,and thanks hassanadmedw, for posting the song.
baaruud17 1 year ago
waaaaaaaaaaaaw heeeee heeeeeeee heeeeeee waa kaaa
KAMANEFIS0 1 year ago
nice sings
jujuqlaar 1 year ago
WAA FANAAN QAALIYA
yakow21 1 year ago
This has been flagged as spam show
tubeec axsan fanaan roda u are performance is showins us great , talent,and great quality, brilliant
0009jamal 2 years ago
Sam + Sad = Samatar & Saado
Guled777 2 years ago
waa boqor ka codka maxamed saleebaan ee dadka af soomaliga ku hadla omkkkkkkkkkkkk
doolar1000 2 years ago
roda u are performing well.
BroDjib 2 years ago
fanaaniinta aan qabiilka aan loorabin ama laga sheego u baahneen waa fanaanta qimaha badan waa
1 xasan adan samatar
2 salad darbi
3 maxaed suleeman tubeec
4 juba
5 farxiya fiska
fanaanada dad da yar
beelism 2 years ago
@beelism hasan adan samatar kasar waayo waa fanan qabil taas waa lasoo ugaday bro thnks
honestdude2 1 year ago
Comment removed
xariire 2 years ago
Fanaaniinta qarnigan iyo qiimeynta:
1.xasan aadan samatar
2.maxamed suleymaan tubeec
3.c/qaadir jubba
4.hibo nuura
5. iyo waayaha cusub
argagixiye 2 years ago
@argagixiye bro samatar kasaar waa faaanan qabiil ama sidakale waa fanan usc. ah
honestdude2 1 year ago
sagalkii cad ceedaay adigay i cajabiye hoyhooooy fanaan sare '
noolow
boytogdheer 2 years ago
heersare waxaas ayaa hees ah .
ku raaxeesta walaalayaa.
djjamc1 3 years ago
tubeec waa jaarkayga
ayanabdihaji 3 years ago
say hello to him from us.
hassanahmedw 3 years ago
i will do walaaal.
ayanabdihaji 3 years ago
Just 2 see those names makes me proud! Somali music from Salah Qasin to Ahmed Gacayte (AHN).
Reallander 3 years ago
jockers.. hasan adan bein beter tan tubeec.....tat samatar guy hes nt even te top 10 somali singerz..if u wana knw original singersa.
1-MOhamed saleban tubec
MOhamed Ahmed
Cisman adan ( gacanlow)
salah qasim
Ahmed moge
axmed cali cigaal
salad darbi.
ahmed gacayte
all these re the greatest legends and tey all came out before waberi waaberi established ( before 1970)
Hasan2001L 3 years ago
and then some crazy people will tell me samatar is better than tubeec no way....tubeec is the king
fitahnz 3 years ago
nice
oamaer 3 years ago
they make a great duo , have you seen his duet with magool (the video is in youtube)?
hassanahmedw 3 years ago
I think I have watched that duet. I mean the one in the African culture festival which was held in Lagos, Nigeria in the channel of Sayidgedo
nabadraadshe 3 years ago
Hassanahmedw, not only great duo but they also make a great couple!!!!!!!!!!!!!!!!!
nabadraadshe 3 years ago
yes there is a great understanding and affinity between them
hassanahmedw 3 years ago
The KING is known to be very selective in his co-singer, and as usual here he made wise move by choosing Roda. She really matches the voice Magool without a doubt.
Many thanks to Hassanahmedw.
nabadraadshe 3 years ago