Added: 4 months ago
From: Elyaj12
Views: 9,741
Sort by time | Sort by thread (beta)

Link to this comment:

Share to:

All Comments (9)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • waa qatar

  • asc.................sax walahi adigoo quman oo qeema weyn dalka iyo dibadiisa ka leh usi kaa hari wayay hadane qayamadiisa waa aragtay ka tasho nimca qaali tahay raqiis ha iska dhigin macaanto bari fiiri jaceelka xanuun waaye lakiin hadii lasii raacraaco kasii xanuun badan yahay walahi mcnto,nin kaa tashaday waqtiga a iskaga dhumini bilaah caleki.

  • nimco abaayo nagadaa calool xumada nimankaan holan jooga ha u calaacalin walaahi waxaa dhaama adiga oo ku nool magaaladaadi xamarweyne waa kuwo aan xataa lala hadlin waa duli midka fiican ayaa joogaa magaaladeeni soomaaliya kana hanti iyo maal badan kuna jecel waxaan gaaban ee caloosha kuugu jooga ha u calaacalin plz sis

  • bisinka yaa allah is this true nimco heestaan maiska qaatay mise dhibkudhacay waye walahi aad uguxumahay walasheyda jeceylka xanuun weyaan sidaan ognahay

    i wish wiilka sidaan ugalay inoo waxfahmo usoolaabto abaayo adigane iskasabir insha aalah malin xaga alle kaheleysaa

  • omg Caloosha i Hurisay walaahi Nimco samirka badi abaayo taladada ilaahey u dhiiibo Ragan laba wajiile ku badan walaahi

  • hortiis aas ka helaa cumar macaanto

  • waan ku jaclahay

  • ADI IYO ANI.........Nimco Xassan INTA NUXSAHEYSAAN.wmv

  • WAKU JECELNAHAY......

    WELIGENA MA KU NACEENO..

    NIMCO XASSAN CALI;-)

Loading...
Alert icon
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more