ciidankaan waa ciidan loo tababaray inay difaacdaan dhulkooda ka difaacdaan qatar kasta oo ka dhan ah nabadgelyadooda sida alshayaadhiin murimiin oo dadkii iyo dalkii somali dab qabadsiiyey,waa wax lagu farxo ciidankan tababaran laakiinse soo gelinta halkaan uu websidkan ka sameeyey waa ka basaasnimo uu u digayo alshayaadhiin mujriin,sidoo kale waxay soo geliyeen ciidan kenya ay u diyaarisay alshayaadhiin,baroordiiqda dayniile is time over,waxaa looga fadhiyaa wanaaga inay bartaan suxifinimo sax
Iv never heard this before,,,I love this mans singing an his voice,,,it should honestly be a record...i would buy it....
p.s go brothers,, what ever its for!!!
baniez1 2 years ago
ciidankaan waa ciidan loo tababaray inay difaacdaan dhulkooda ka difaacdaan qatar kasta oo ka dhan ah nabadgelyadooda sida alshayaadhiin murimiin oo dadkii iyo dalkii somali dab qabadsiiyey,waa wax lagu farxo ciidankan tababaran laakiinse soo gelinta halkaan uu websidkan ka sameeyey waa ka basaasnimo uu u digayo alshayaadhiin mujriin,sidoo kale waxay soo geliyeen ciidan kenya ay u diyaarisay alshayaadhiin,baroordiiqda dayniile is time over,waxaa looga fadhiyaa wanaaga inay bartaan suxifinimo sax
TheWintersumer 2 years ago
Dowladda degaanka Somaaliyeed maxeey tahay? Nin kasta ma dowlad uu iska sheeganaa? War anagaa belaayo aragnay.
Shaarkeey100 2 years ago
war meeshu wa ogadenia wa ciidanka ogadenia ,ee dalka ethiopia qaybta somalida ogadenia lool
naftiihure 2 years ago
war kuwani soomaaliba maaha waa amxaaro calankii ethiopianka bay sitaan maaha ciidan muqdisa jooga
MIIGANE1 2 years ago
caku Dayniile!, dadow ma ila yaabteen?
yuucali2009 2 years ago
Ciidankan waa ciidanka dowlada deegaan somalida dalka Ethiopia waana wada somali waxana loo sameeyay difaaca kilika shanaad.,
qaranradiye 2 years ago
Thanks
cakaaranews 2 years ago
Ciidanka waa liyuu boolis ciidanka difaaca dowladda degaanka somaliyeed., Waxaan talo siinayaa in ciidankan aysan dhibin dadkooda somaliyeed ee ay noqdaan kuwo naxariis badan oo daryeela shacabkooda lakiin haddaad xasuuqdaan dadkiina ogaada meel dheer gaarimaysaan.,
qaranradiye 2 years ago
Budh-cadnimada wadanka durba ha la soo afjaro
eeggaco 2 years ago
LOOOOOOOOLLLLLLLLLLLLLLLLLLL
jamal614 2 years ago