Added: 3 years ago
From: Xodayo
Views: 94,342
Sort by time | Sort by thread (beta)

Link to this comment:

Share to:

All Comments (23)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • Hadrawii Iyo Cali sugule Haday Yusuf shaacir Ku shegeen ninki bedelii laha----Abwanada---->Ha la dhegaysto.....Shaacir

  • mohamed jamac joof cali sugule iyo maryan mursal good old days

  • yaaa salaam muzic la aan ayahay ku cod macaanta tahay maryan

  • Mashaa alaah cod macaanaa haday xataa weynaatay waaberi kumay soo galin fanka ciyaar-ciyaar bal eeg hesta waxay qaday 40 kahor , suaashu waa iyada oo iminka joogta iyo gabdhaha csb ee hada heesa ma isku meel bay istaagi karaan dhab ahaan codkeeda oo kale xataa ma soo dhaweyn karaan

  • maxaad kataqaan galkayo? waligaa ma tagtay? G. town is one greatist cities of somalia you dick head

  • maryaneey hargaysa danbe ma tegaysaa bal noga waran mesha cunsuriyada taalo

  • maryan waxay is laheyd mesha somalinomo baa taalo lakin wey ka shalaysay kkkkkkkkkkkkkk masakinta mar danbe hargaysa ma tegi dontaa cunsuriyad bay soo aragtay maryan maskiin

  • MARYAN MURSAL Asalkiina maahayn qof sumcad badan xiligii dawladu jirtay , dibada intii loo baxayna waabay xargo furatay , haatana xaar bay dhex fadhidaaa

  • maryan somalidu way ku jeceshay waligaana magacaagu wuu jirayaaa

  • OMG Maryam is so modest.

  • nice_gril  waaaaaaaaaaaaaaaaaaw maryan mursal viva

  • woow

  • kkkkk

  • maryan please come to galkayo you are our icon....

  • @dararac Gaalkacyo waa meel laga kala cararo meel la tagaa maaha sxb

  • Odaygu qurux iyo xarago badanaa ma sean Conarybaa????

  • @saxweeyaan SOMALI-BAANTUU ANAGOO REER SOMALILAND AH AMA KHAASATAN REER SH. ISXAAQ AH BAA SUGAANTA BARNA.....

  • walaahay waxaa iga timi ilmo iyo qiiro ayaa igu jabtay aqoon iyo afgarad awgeed iyo somalinimo ba.

    markay beejkeeda qaaday ninka kaliya iyadoo sedexda ninba la yaabeen codkeeda wali shabaabnimadu ku hadhay wali.

    hadana heestu way ruxday cali sugule ana waan ooyay, dhiiga iyo laftaan ka jecelay somalinimo

  • xodayo bilaa caleek soo dhamee barmaamujka waa taarikh, oo odagii cali sugule wuu uhoos geliyay maryan mursale taarikh fog buu waydiiyee. kkkkkkkkkkkkk lol iyana way ka fakatay.

  • alla war waa abwaankii wadaniga ahaa ee cali sugule  heeso laga daba dhacaybuu alifay abwaanku waa nin culus cimri dheer iyo caafimaad dhamaantiin hobalada waaberi

  • bahasha iyada oo dhameystiran in dadka la tuso ayaa gobannimo ah, laakiin dhaqanka cusub ee xaraaradda lagugu goynayo waa mid reer-galbeedka lagu yaqaan (daawo ee ha taaban baa halhays u ah)

  • Allah jecliyaa Maryan Mursal, walle naag beey kubanaan tahay.

  • barmaamijka soo dhamee ama naga la tag sxb

  • Afkaaga caano lagu qabay. Mr togdheerman niyow waa runtaa. youtube waxaad ka helaysaa bandhig-Suugaaneedyo sida kan aad u xiiso badan, laakiin inta ay inyar oo gaaban kaa tusaan ayay kugu badh-jarayaan. Markaasay ku qabanysaa bal maxay kaaga walacsanayaan haadanay ku wada tusayn...

    Teeda kale ninkii yuusuf ahaa sowkan maaha shilisaaday. Waa maxay camankan kuuskuusani. Ninkii ma cadceedii Burco ayuu hadh ka galay. YAAAAB !!

Loading...
Alert icon
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more