Mr. Ridwaan Xaaji C/Wali, si wanaagsan baad ugga qaadey wareysiga Rageh Omaar, sidoo kale waan salaamayaa wariyaha Soomaaliyeed ee caalamiga ah laguna faani karo Mr. Rageh Omaar. Soomaalida waxaan ku dhiiri galin lahaa in Rage oo kale ay wada noqdaan, si dadkeena iyo dalkeena aanu wax uggu qabanno.
Waryade he rerwaqayi amay xamarawi ka cilmi badanyin kkk
Mahadjust 3 months ago
salan rageh waan ku salamay inaderkay qali mantun bad heshay wax ka gabankkkkkkkkkkk riwaan iyo rageh yaa gaban talow kkkkkkkkk waa kaftan
MissXayaad 11 months ago
Mr. Ridwaan Xaaji C/Wali, si wanaagsan baad ugga qaadey wareysiga Rageh Omaar, sidoo kale waan salaamayaa wariyaha Soomaaliyeed ee caalamiga ah laguna faani karo Mr. Rageh Omaar. Soomaalida waxaan ku dhiiri galin lahaa in Rage oo kale ay wada noqdaan, si dadkeena iyo dalkeena aanu wax uggu qabanno.
saidanteno 1 year ago