waxaan layaaba dadka yiraahda somaliya maamul goboleedyo halaga sameeyo war waxaasi wa khiyaali ee haku daalina Puntland ila 1818 2010 ba maamul kasoo jirey waqooyibari majeertenia Puntland , waxaasi wa magacdi ay so mareen goboladaasi ,
Bartamaha waxaan ku nacay waa media qabyalaad ku saleysan mar ay inoo soo dubaan xaflado cali samatar taageeraya iyo mar ay mamulada cunsuriyaad ku dhisaan inoo so gelinayaan xafladahooda. ina aato iyo kuwa laa shaqeeya waa gaar aad u buka.
well iam very happy to see my country as well as the functioning goverment led by President faroole while somalia and somaliland is under presure my people my country really is very rich and lovable country kuma ilaawi doono dalkaygow
Puntland waxaa ka dhacay isbadal somaliya waxaa ka dhacay isbadal shacabka somaliyeedna waxaa laga doonayaa isbadal in aan iska dhaafno qabyaalada maadama aan ku turanturoonay. Dowladda federalka iyo mammulka puntland waa in ay isla shaqeeyaan si hufan dowladdu waa in ay samaysaa maamul goboleedyo sida puntland ah sida uga dhakhsaha badan si loo helo somaliya oo mamulo ah.

naftiihure 1 year ago
i used to think dhulbahante and mj was one thing but no more cuz they not any good than idoor... they betrayed people sool sanaag and cayn...
mos58 1 year ago
Bartamaha waxaan ku nacay waa media qabyalaad ku saleysan mar ay inoo soo dubaan xaflado cali samatar taageeraya iyo mar ay mamulada cunsuriyaad ku dhisaan inoo so gelinayaan xafladahooda. ina aato iyo kuwa laa shaqeeya waa gaar aad u buka.
ghettowun 1 year ago
WTF, this is boring. ppl sitting there and listening to a bad quality Audio
Gutsyndicate 1 year ago
ISKU FILNAANSHO AYEEY PUNTLAND GAARTAY........CADAWGA PUNTLAND HAJABO. adigana aboow faroole inadaadihi .
MrSOOFE 2 years ago
Dadku markaaso kale wa inay qiiroodaan oo jacayl iyo difaac dhulkooda uu galaa ,viva Puntland Peace and life .
ilkacase1984 2 years ago
well iam very happy to see my country as well as the functioning goverment led by President faroole while somalia and somaliland is under presure my people my country really is very rich and lovable country kuma ilaawi doono dalkaygow
Laalayska 2 years ago
this is my country
this is my world
these are my pplz
this is wat i understand
long life puntland oh 4evr
law and order great leader great mangment,... and nice governce that is wht i can call a notion long life puntland
shaahidk 2 years ago
Puntland the land o DEMOCRACY
VIVA puntland
ahmedgole 3 years ago 2
Allhamdulilah
Long Life Puntland Ple
meel kasta joogan
Allaah naga dhigo Ummad isjecel
Puntland state of somalia
State peace Of somali
Mansha Allaah
PuntlandGurl4Ever 3 years ago 3
i love my smelly ppl in minn hopless city
johngreg44 3 years ago
Guul iyo barwaaqo....Somaaliya oo dhan!
Deniece1 3 years ago 2
I Luv My Puntland
PuntlandGurl4Ever 3 years ago
IM from minneapolis could someone speak in english what this is about.
obamawillfail 3 years ago
ma hubo boowe anigu!!
mursaloow 3 years ago
Faroole , Cabdasamad Cali Shire iyo Shiikh Shariifba ku deg degi maayo in aan taageero, seddexdooduba koofayado waawayn bay sitaan markaa koofiyadahaas wax ku hoos laban aan hubiyo markaas baan tageerayaa!! shaki wayn baan qabaa!
Anigu waxan taagnahay
I love sanaag.. hehhe
BadhanCity 3 years ago
I love Puntland
BadhanCity 3 years ago 6
i luv u 2 more u love puntland lol
PuntlandGurl4Ever 3 years ago
Puntland waxaa ka dhacay isbadal somaliya waxaa ka dhacay isbadal shacabka somaliyeedna waxaa laga doonayaa isbadal in aan iska dhaafno qabyaalada maadama aan ku turanturoonay. Dowladda federalka iyo mammulka puntland waa in ay isla shaqeeyaan si hufan dowladdu waa in ay samaysaa maamul goboleedyo sida puntland ah sida uga dhakhsaha badan si loo helo somaliya oo mamulo ah.
qaranradiye 3 years ago 4
PUNTLANd the land of FREEDOM
the land of DEMOCRACY
ahmedgole 3 years ago 4
Guul iyo barwaaqo Puntland state of Somalia,
Gangstar612 3 years ago 4