inanyah xasuustoo waan ka ashahatee waa eraydii abwaan xuseen wafarax dubad ilaaahay ha u naxariistee waa heesihiisii u ku cabirayey jaceelka soo maray wakhtigaas kaas o u tiriyey heeso badan oo tabanaya jaceelkiisii waaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaw mansha allah
Craxmaan10 waxaa laga yabaa in aan wali run laguu sheegin, ee lagugu waalay Xamar baan ku dhashay ama aryaa Xamar aan ku dhalan tegey ama War dee waayihii danbe reer Hargeysa uun baaan ahaa ama reer Kismaayo ayaan ahaa, adeer craxmaan10 waa gartaa waayo wali lama aadan kulmin geeljirihii iyo lo'leydii, kolkaas welcome to geeljire and lo'ley world. We love you adeer.
Waxaan ka haray lo'dii aan ceelka keenay, kolaas ayaan ag fariistay gabar ay heestaani makhaayad uga dhex shidan tahay kolkii ay heestii dhamaantay ayaan kacay waxaana go'aan ku gaaray in aan tago meesha heesta laga qaadayo, wali lo'dii aan ceelka keenay way isugeysaa, laakiin waxaan ka soo wareegatay 30 sano iyo dheeraad.
@maaful ma jaceeeeyl aya ku hayey marlkaa lo,daa ka luunteey aad gabadhaa tubeec dhaygaysanaysA aad dhafiisateeey waayoo aarg ma dhiintoo ban maqali jiraaay :p
aamiin allahayow waa amaanadaadee.
TheSakta 1 month ago
inanyah xasuustoo waan ka ashahatee waa eraydii abwaan xuseen wafarax dubad ilaaahay ha u naxariistee waa heesihiisii u ku cabirayey jaceelka soo maray wakhtigaas kaas o u tiriyey heeso badan oo tabanaya jaceelkiisii waaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaw mansha allah
khaled27690 3 months ago
axsan soot
xidiga82 3 months ago
axsan soot
xidiga82 3 months ago
aah yaa hees alaha hakudaayo boqorkii codka soomaaliyeed alaha hakudaayo fankasomaaliyeed waxaad kaga jirtaa baaldahab ah wax wayna waaa kusoo kordhiyaya boqorka codka viva tubeec
boqoreful 3 months ago
caadi mahan heestan <3
sahra224 4 months ago
amin amin amin
Khadra8 6 months ago
heestan waan ka oo ya
aswekils 1 year ago
mohamed salabaan tubeec the best somali singer i like his songs
viva tubeec
TheMohamed2014 1 year ago
mohamed saleeban subeec the best somali singer i lake his songs walaahi
viva saleeban tubeec
TheMohamed2014 1 year ago
Waalaalayaal NABAD ;NABAD; NABAD; AAMIIN ; AAMIIN; AAMIIN; NABAD.
MsHalling 1 year ago
Waaaalal yaa ku ilaabii karo hafududaan ,Somaali weyn , waa waxaan raadin oo nabad halugu dadaalo ILAAH AYAA INOO GARGAARI OO KOR NAGA FIRIIN ,NooooooooooooooooooooooooLOW ,NABAD, WALAALAYAAL, NABAD.
MsHalling 1 year ago
waah waah waxaas ba cod ah:)
reerabdishabeele 1 year ago
walahay waa hees mcn sxb yaal ku bashaala
shakiibwcdc 1 year ago
axyaa cod boqorka codka maxamed saleebaan tubeec wuxuu ku dhashay tuulada laaleys ee kulaalaysa magaalada berbera walaalkii jaamac saleebaan tubeec oo laftiisu heesaa la jecel yahay ah ayaa iiga sheekeeyey qoyskooda iyo taariikhdiisa saaxiibkay jaamac oo aanu iminka reer berbera isku nahay wuxuu ka mid yahay odayada talo qabeenka ah ee wax la weydiiyo waana nin furfuran oo sheeko badan oo gob ah oo qofkii maalin arkaa aanu ka xiiso gooynin sidoo
4471897 1 year ago
caadi mahan maxamed suleeman tubeec fananka somaliyeed ugu codka macaan manasha'allah
sahra224 1 year ago
manshallah tubeec v waa axlaa fanaan
hazlia1 1 year ago
This is a nice song, i have been looking for some time.thanks qofka soo galshay
inasuldan 1 year ago
i never bothered listening somali tunes..bt this 1 is real hit..wag 1 all somali bloods.
Grand22Hustle 2 years ago
Il n' y a pas meilleure chonson en somali que celle ci
OUFFOUFF 2 years ago
Il est le meilleur!
merci bocaoup!
sorry for my bad french! i am taking french 1.
Dhalaqudo 2 years ago
waxas baa cod laga dhahaa
boqorka codka m s tubec
abdirizakful 2 years ago
This guy is the best somali singer ever!
I listen to all of his songs.
sabna 2 years ago
Comment removed
nimcocali 2 years ago
Ma waxaad sheegaysaa heesteeda la dhaho aduunyooy filimo badaneeey.
craxmaan10 2 years ago
wooow boqorka codka this is one of his best songs. what can i say waxad igu aburtan la adkaysan wayee woooooooow
nimcocali 2 years ago
Comment removed
nimcocali 2 years ago
walee. ii sheeg hees aad jeceshahay oo youtube aan ku jirin. hadaan hayo adaan kusoo dhigay 4 u dee.
craxmaan10 2 years ago
Comment removed
KAMANEFISO 2 years ago
One word: Beautiful
jabwarabe 2 years ago
heestaan waxaa sameeyay abwaankii waynaa wa XUSEEN AWFAARAX AUN wuu dhintay waxuuna ahaa fanaan beeyada somalida lagawad yaqaan cod macaana waa ku qaaday tubeec waa heesaha uugu caansan somalida
abdullahi1988 2 years ago
maxamed saleeban aad ban ugahelay codkaa macaan aad iyo aad baad ugu mahad santahay
Biid143 2 years ago
tanks for posting this
hijaabiforlife 2 years ago
boqorka codka ayaa ku codeystay heestaaan. maalinti oo dhan iyada ayaa dhageystaaa. janada allaha gilsho tubeec.
abdullahi22 2 years ago
@abdullahi22
TheMohamed2014 1 year ago
boqorka codka luv M.S. Tubeec
iluvsameer 2 years ago
king boqorka codka
muwaadin18 2 years ago
Tubeec my father ,s favorite singer !
mmmmmmmmmmmmmm
GabarPuntland1991 2 years ago
Waan ka helay kaftankaaga Madhigirl
maaful 2 years ago
this is not the original song, I think.
kulankk 2 years ago
Haddii aan cagdhigay meeshii wuu Tubeec ka heesayey, oo heestii isagu ii duubay lo'da balo ha qaado.
maaful 2 years ago 2
I don't listen to a lot of Somali music but when I do I listen to M S Tubeec lol.
jabwarabe 2 years ago
I love him
oggy06 2 years ago
Craxmaan10 waxaa laga yabaa in aan wali run laguu sheegin, ee lagugu waalay Xamar baan ku dhashay ama aryaa Xamar aan ku dhalan tegey ama War dee waayihii danbe reer Hargeysa uun baaan ahaa ama reer Kismaayo ayaan ahaa, adeer craxmaan10 waa gartaa waayo wali lama aadan kulmin geeljirihii iyo lo'leydii, kolkaas welcome to geeljire and lo'ley world. We love you adeer.
maaful 2 years ago 4
maxaad ka hadlaysaa? af soomaliga ma budh baa lagugu baray! wax alaale waad ka hadlaysid ma garanayo imika ee af soomali sax igula hadal.
craxmaan10 2 years ago
Waxaan ka haray lo'dii aan ceelka keenay, kolaas ayaan ag fariistay gabar ay heestaani makhaayad uga dhex shidan tahay kolkii ay heestii dhamaantay ayaan kacay waxaana go'aan ku gaaray in aan tago meesha heesta laga qaadayo, wali lo'dii aan ceelka keenay way isugeysaa, laakiin waxaan ka soo wareegatay 30 sano iyo dheeraad.
maaful 2 years ago 8
kkkkkkkkkkkkkk film hindi sidiisi ah baad noo matalaysaa...
craxmaan10 2 years ago
@maaful ma jaceeeeyl aya ku hayey marlkaa lo,daa ka luunteey aad gabadhaa tubeec dhaygaysanaysA aad dhafiisateeey waayoo aarg ma dhiintoo ban maqali jiraaay :p
mizzlaascanod 8 months ago