@nabadraadshe Haa sxb waa sidaa oo waa inuu qofku xiiseeyaa qof opposite sex-ka ku ah. Laakiin ma lagayaabaa in TheNation1960 ay tahay qof dumara? Hadii uu nin yahay shame on him sababtoo ah ragu waa inuu dumarka ka helaa ama ay soo jiitaan. Aniguba sidoo kale ayaan ahay nabadraadshe oo hadaan arko nin iyo naag isla heesaya waxaan eegaa naagta oo aan codkeeda dhagaystaa. Maxaa nin laga daawan foolxumadiisa.
SULDAAN IGA RAALLI AHOW, XOOGAA WAXBAA ISAGA KEY QASMAY , Tixaha nebi amaaneed ee suufiga AL-BUUSIIRI tiriyey waa 160 tixood ee ma aha kun. Waxaan isaga key qaldamay KUNKII tixood ee ku saleysneyd Naxwaha "Grammer" afka carabiga ee uu tiriyey IBNU MAALIK.
Gabaygaa wuxuu ku fiday dunida dacaladeeda oo waxaaba lagu tarjumay afaf kala duwan. Culimada suufiyadeed waxay u badan yihiin kuwa korka ka haya kunka tix oo meelaha ay isugu yimaadeen ayey kaga luqeeyaan. Anigan nabadraadshe ah waagii aan kulliyadda waxbarashada ee lafoole, gabayga burdaha ee nebi ammaanka ah aad iyo ayaan u darsay. Suufiyadu wey xushmeeyaan nebi ammaanka oo wey ka barakeystaan. Waa taayo abwaan Singub uu ku soo daray qyeb ka mid ah murtidiisa "Balaayada xijaabka Burdo kaa.
Suldaan Burduhu waa gabay diimeed ah ee lagu ammaanay nabigeena Maxamed. Waa gabay ka kooban kun tix oo ku saleysan miisaanka maansadeed ee Carbaiga. Tix kasta waxay ku dhamaataa Xarafka "Ma" Gabagan waxaa tiriyey wadaad suufi ah ee u dhashay dalka Masar oo noolaa inta u dhexeysa 1212-1296. Magaciisa waxaa la yiraahdaa Maxamed Al-buusiiri. sababta uu u hal abuuray kunkaa tix ee nebi ammaanka ah; Wadaadkan ayaa waxaa ku dhacay "Stroke" oo saameeyey hal dhinac oo jidhkiisa ka mid ah.
@LBchannel sxb tnx a lot waxaan se ku waydiiyey heestan hor u dhaca ah ayaa qaada waligey ma maqale. ta labaad fanaanka axmed diyaar ma reer hargeisa ayuu ahaa
RUNTA BEENTU WAA U CADOW YAA SALAAM CODKII MY BEST FANAAN RIP AXMED MOOGE LIIBAN
dhuungal 3 weeks ago
Maxaad ugu qori wayda Fanaanka magaciisa, mise waadan garaneyn. Waa fanaankii AHU Maxamed Axmed Dhabarlow, FYI
TheNation1960 1 month ago
@TheNation1960 adigu maxaad u qori weyday hoboladda codka macaan, misewaadan garaneyn!! Waa hoboladdii codka macaaneyd ee Sahra Axmed!!!!! FYI
nabadraadshe 4 weeks ago
@nabadraadshe Saaxiib jawaabtaada ayaa iga qoslisay kkkkkkkk Si yaroo sahlan oo xariifnimo ku jirto ayaad su'aashii dib uugu celisay. Mahadsanid sxb.
LBchannel 3 weeks ago
@TheNation1960 Meesha laba fanaan ayaa ka muuqdee ma ninkoo qudhaa kuu muuqda adiga?
LBchannel 3 weeks ago
@LBchannel Suldaan sow adigiina si kaloo xariifnimo ah dib ugu celiyey weydiintiisa!!!! Suldaan anigu marka lab & dheddig ay isbabar taagan yihiin waxay indhaheygu ......xagga hablaha!!!!
nabadraadshe 3 weeks ago
@nabadraadshe Haa sxb waa sidaa oo waa inuu qofku xiiseeyaa qof opposite sex-ka ku ah. Laakiin ma lagayaabaa in TheNation1960 ay tahay qof dumara? Hadii uu nin yahay shame on him sababtoo ah ragu waa inuu dumarka ka helaa ama ay soo jiitaan. Aniguba sidoo kale ayaan ahay nabadraadshe oo hadaan arko nin iyo naag isla heesaya waxaan eegaa naagta oo aan codkeeda dhagaystaa. Maxaa nin laga daawan foolxumadiisa.
LBchannel 3 weeks ago
SULDAAN IGA RAALLI AHOW, XOOGAA WAXBAA ISAGA KEY QASMAY , Tixaha nebi amaaneed ee suufiga AL-BUUSIIRI tiriyey waa 160 tixood ee ma aha kun. Waxaan isaga key qaldamay KUNKII tixood ee ku saleysneyd Naxwaha "Grammer" afka carabiga ee uu tiriyey IBNU MAALIK.
nabadraadshe 1 month ago
@nabadraadshe Kolkaa BURDO waa kalmad carabiya. Si wanaagsan ayaad u fasirtay Mahadsanid.
LBchannel 1 month ago
Gabaygaa wuxuu ku fiday dunida dacaladeeda oo waxaaba lagu tarjumay afaf kala duwan. Culimada suufiyadeed waxay u badan yihiin kuwa korka ka haya kunka tix oo meelaha ay isugu yimaadeen ayey kaga luqeeyaan. Anigan nabadraadshe ah waagii aan kulliyadda waxbarashada ee lafoole, gabayga burdaha ee nebi ammaanka ah aad iyo ayaan u darsay. Suufiyadu wey xushmeeyaan nebi ammaanka oo wey ka barakeystaan. Waa taayo abwaan Singub uu ku soo daray qyeb ka mid ah murtidiisa "Balaayada xijaabka Burdo kaa.
nabadraadshe 1 month ago
Habeen habeenada ka mid ah ayuu baryo tuug galay si eebbe u bogsiiyo, kolkaasuu hurddo la dhacay, intii uu hurday ayaa wxuu riyo ku arkay nebi maxamed oo inta u soo dhawaaday dabadeedna salaaxay qeybta jidhkiisa cudurku saameeyey, ka dibna saaray Burdihiisa (Cimaamaddiisa)-Burde waa eray carabi ah oo la micna ah cimaamad- Kolkuu waagu beryey ayuu suufigii ka kacay hurdada isagoo bog fayow, sidaa buu markaa bilaabay hal abuurkan la yaabka leh ee nebi amaaneed.
nabadraadshe 1 month ago
Suldaan Burduhu waa gabay diimeed ah ee lagu ammaanay nabigeena Maxamed. Waa gabay ka kooban kun tix oo ku saleysan miisaanka maansadeed ee Carbaiga. Tix kasta waxay ku dhamaataa Xarafka "Ma" Gabagan waxaa tiriyey wadaad suufi ah ee u dhashay dalka Masar oo noolaa inta u dhexeysa 1212-1296. Magaciisa waxaa la yiraahdaa Maxamed Al-buusiiri. sababta uu u hal abuuray kunkaa tix ee nebi ammaanka ah; Wadaadkan ayaa waxaa ku dhacay "Stroke" oo saameeyey hal dhinac oo jidhkiisa ka mid ah.
nabadraadshe 1 month ago
@nabadraadshe May sxb ma garanayo kalmada BURDO. Waa kalmad culus oo dadkii hore ama reer miyigu isticmaali jireen ayaan filayaa. Kolayba qof magaalada jooga kama maqal asagoo adeegsanaya kalmada BURDO.
LBchannel 1 month ago
@LBchannel sxb tnx a lot waxaan se ku waydiiyey heestan hor u dhaca ah ayaa qaada waligey ma maqale. ta labaad fanaanka axmed diyaar ma reer hargeisa ayuu ahaa
dhuungal 3 weeks ago
@dhuungal Axmed diyaar waa reer hargeisa laakiin imika hargeisa kuma noola oo qurbuhuu joogaa. Heesta hordhaca waxaa ku luuqeeya Axmed Mooge waanan inoogu tuuri doonaa dhawaan hadii ilaahay yidhaahdo.
LBchannel 3 weeks ago
@LBchannel waan gartey sxb heestan axmed mooge waaba igu socotaaa wali hore u ma maqal
dhuungal 3 weeks ago
Mahadsanid suldaan. BALAAYADA XIJAABKA BURDO KAAGA CELIN LAHAA!!! Suldaan ma garani "BURDO"???
nabadraadshe 1 month ago