Added: 8 months ago
From: SomalilandPower
Views: 10,854
Sort by time | Sort by thread (beta)

Link to this comment:

Share to:

All Comments (2)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • buurdhaab waa magaalo qurux badan, heestuna waa hees macaan big thanks

  • eesh calaa hees illaahow godka u nuur cumar dhuule cali fanaankii qaranka

    ceelashaa bari iyo buur dhaab waxaan maray 1984 kii anigoo keligay ah caynaba ayaan kaga degay gaadhi ka yimi xamar kadibna markaan haybsaday rag ceelka caynaba joogay ayey magaalada debada iiga soo sareen ka dibna waxay i yidhaahdeen wadiiqadaa marna cagta ha ka qaadin

    sidii baan beeshayadii oo dul taalay haberi-heshay ugu imi

    runtii dhulkaa uu sheegayo fanaanku waa dhul qurux badan marka ay barwaaqo tahay.

    c/samed

Loading...
Alert icon
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more