Added: 3 years ago
From: hilaacmedia
Views: 13,924
Sort by time | Sort by thread (beta)

Link to this comment:

Share to:

All Comments (27)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • Allahu akbar,,ilahow hooyada caruurta u soo celi..ilahow hooyada qalbiga u deji u caruurta u xafid meel walba ay joogan

  • oh so sad  ilahow u gar gaar

  • Walaahil Cadiim wa murugo allow naga soo gaar kurbadana ka feyd Qof walbo dhib heysto,somaliyey kitaabka allah eynu ka foganay baa ugu wacan dhibka allaah aynu unoqo ya muslimiin .....duliga allow naga dul qaad adiga kariim aheee

  • thats happen to me too

    i was sick so i was hospitalise

    no somali community shows up to take my kids until im out from the hospital

    because somali qabiil qabiil eeyskucawiyaan

    so my kids they were in care of ministry of children under foster care

    but now i got better my kids they were with me

    fuck somali peoples who cant help peoples because of qabiil issue

  • subxanallaah ilma laxadey baaa waxa aniga ila qaldan waa walidka coz waa inay ceshadaan ilmaha

  • Ohhhhhh!!!! It Is realy sad walahi,,,, I hope they get the Kids back n inshallah no other family will expernce that with Allah's help amiiin!!! It got me crying

  • cadi mahan yaah

  • Sad and depressing, may show mercy to our sons and daughters. there is only one thing i can say and that is the future existence of the "somali" is bleak.

    our children are be litreally taken away in front of our eyes.

  • it is kinda fucked up when you cant read and write your own language

  • for what reason are the children taken for

  • somali inteey dooman iskasoo buuxiyaan oo dulkoodi hooyo kasoo tahriibaan ayaay dul shiisheeyi ku ilmeeynayaa. dulkiina kuheshiiya asagaa leedihiine isla qaybsada oo kuheshiiya.

  • it got me crying

  • allah somali is qabta wallhi wan uyay manta 5 sano anigo uyin celi badan somali isku nax ilmaha ina la inka galayo la raba

  • sorry islaantan maalinti dambe eey sameyneysay banaanbaxa xitaa somali badan ma imaan meshaas, hadaanse ogaanlahaa walaahi waan utagi lahaa laakin waxaan maqlay next day sorry mum alaha kusoo celiyo caruurtaada.

  • oh sorry walaahi waa ayaan daro kudhacday umada somaliyed, allow usoo celi caruurtooda

  • Ohhhh.. that's really Sad:(..

  • ilmaha weey dayac tireen ee beenta meey iska daayaan. wax kel iska daaya ee wariiyaha ii sheega meesha aan ka keeno. he is HOt

    xaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaax

  • This is heart breaking

  • this is total warmongering. why is the old man encouraging people to fight. i think we had fought enough back home and we better have to use other important avenues to get back those children rather than war mongering. may GOD heilp u mam

  • Walaalayaalow waxaan dhamaan somaliweny u sheegayaa haday isku duuban nahay, cod baan yeleen karnaa oo sida hadda walaasheen heysata waxeey hasataa dhamaan walaalheen dagan qurbada ee fadlan hal cod aan yeelano oo community ha noo hadlo oo community waa safaarada kuu doodeyso ee aan xoog u yeelno safaaradeena. aad baan uga xumahay oo waxaan eebo kaaga baryayaa in eebo kuu soo celiyo Amiin

  • GAAL waa dugaag hadii aadan gashaamaneen na kama badbaadikartid.

  • horta ilaahey ha ugasooceliyo waan u duceyneynaa lakii sidee kudhacday in ilmahaan kakaxeesto?? waa sual isweydiin leh walaahi?? hadey hooyada xanuunsatay ma somalikale ayaa lawaayey oo ilmaha sii daryeesho? koley waxaan aaminsanahay inuusan GAAL isoo weerarikarin intaan garab heysto. ee waxaan filayaa garab xumo ayaa jirtay sidaas ayaana lagusoo weeraray..

  • sababla'aan maa la iska qaadanaa ilmaha? maxaadhacay maa maxkamad?

  • its really sad walahi... aaway somalidii, inta ay qabiil daba cararaayaan ayaa caruurtii soomaaliyeed la kexeestey. Allow wadankeena noo hagaaji aa kuwada labanee

  • Ilaahay, si tartiib ah, ha ugu soo celiyo..

  • omg allah ha cawiyo..run ahanti wadan galo waxan qasaro ahen uma yalo somali...ilmhena allah galo hango qabto subaxanallh...vidogan wan ka naxa wana oyaay wa calol xumo...somali kuma dadalan ine ilmhoda amrka la qato ka dodan..mana ka mudahradan dhibtoyin badan ol so wajahda...waxan rajena inan hurdada ka tosno ....inshalllah

  • ilaahey ha uga soodhiciyo ilmaheeda gaashu

Loading...
Alert icon
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more