Added: 2 years ago
From: Somalitvmn
Views: 39,992
Sort by time | Sort by thread (beta)

Link to this comment:

Share to:

All Comments (56)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • I dropped by

  • nin warreo heestaan maa loo qaadaa

  • SOMALIYA HAA NOO LAATOOO

  • 1 sq kilometre of moqdisho ahahahahahhaha wat a loser Munafiq wallah

  • Nationalism is a disease that has no place in Islam.. We should try to fix Somalia for the sake of our deen, not because of our qabil or nation or anything else..

  • Sharif dowlada mareykanka shacabkagi wey layeen Shahid xaashi eyrow ma illowday munafaq yahow iyo amison oo madafic la dhageysa shacabka somaliyeed yaa bila amison soo mareykanka ma biilo

  • khwarija

  • kkk war nacaskaag bushinta guduudgan leh mesha ma wax uu u maleeyay in uu beeshii mudulood u khudabdeenayo marka oo mesha tagan yahay.. adeer hawiye xun bad tahyee bax mudulood aaday nacala ku dhalee

  • dhacdadii hada kahor ka dhacday stadium mogadishu oo uuu siyaad bare ku nasaqay aayadii dhaxalka dadkii meesha joogay weey u sacbiyeen taas oo alaah ka careesiisay dhalisayna inaan 20 sano dagaal iyo qax ku jirno same case here shariif waxuu yiri masaajida ayaa daroogo lagu bixiyaa oo masjiidkii ilaahay ayuu ka dhigay meel daroogada lagu qeebiyo dadkii meesha joogayna sacab iyo sawaxan ayeey la kaceen carada ilaahay waa idinku dhici doontaa mar aan dhoween insha alaah

  • Comment removed

  • dadkiinaan kitaabka alah ayaad iska indha tireesiin ilaahay aya noo sheegay inuu shariif yahay murtad walaahi waana gaal cadeestay ee ilaahay uga baqa arintaas taageeradaada ayaa lagu weediin doonaa aaqiro hadaba waa iga digniin

    peace

  • al shabab Hadii aad Qof walba ku sheektan murtid iyo gaalnimo yaa muslim ah marka ,,,muslinimada waxey noqotey miyaa kaliya qofta al shabab aqoonsan ayaa muslim ah kii diidana waa gaal ? taas qof yeeleyso malahan ee meshan beenta kala taga

  • mujaahis somali=murtid Somali sxb al shabaab tooba keena dheh waa dadkii kismaayo iyo waxbo dad muslim eh ku dilay qof muslim la dilo danbe mahan miya murtid Somali

  • nuradin22 micnaha murtad marka hore baro... mida kale uma jeedid miya wuxu sharif munafaq ku hadlaayo uu leeyahay masjidki caruurta daroogo aya laga siya mise waxa tahay dadka qabiilka indho beeliyay... waxan ku sheegaya sharif waxa u dhiman sanad ka dibna meeshi cabdulahi yusuf aya u danbeen . maxa markaas sameen doonta ma markaas ayad ILLAHEY u toobad keeni doonta. sharif somali o dhan aya wada aragtay wuu ka baxay waqti la difaco ama la difaci karo

  • masjidki caruurta daroogo aya laga siya. 100% true. He simply means that you people Intoxicate the children at the masjid and teach them false jihad, false understaning of bidca and shirk. beside he is the founder of Alshabab. just because he left alhabab, and you've accusseD him of being munafaq. NEXT STEP HISBUL ISLAM TO BE MUNAFAQ

  • Sharif = munafaq...... i dont think in aad faalo kale u bahan tihin mar hadad taqanan micnaha munafaq

  • how about alshabab? fighthing against your own muslim people

  • qadiriya aniga hadan adiga ku ahan laha marka hore waxan iska badali laha magac cuz waa magac lagu yaqaan qof anan ILLAHEY kaligi cabudin... marka qof sas ah oo qabuuro dul wareega waad iska garan karta doodisa ileen waa qof u sheydan ku shaqeysto

  • IM SAYING LA-ILAHA ILA ALLAH AND YOU SAYING I DONT WORSHIP ALLAH. keep on accussing me its between u and allah at the day of judgement.

  • Qadiriya LA ILAHA ILA LLAH ma aha in lagu dhexwado in sheikh aweys la baryo ama lagu tawasulo lakiin waxa loo bahan yahay LA ILAHA ILA LLAH oo saafi ah oo xukunka iyo wax walbaba ILLAHEY loo daayo

  • ya diiday in lagu tawasulo sh aweys? please give evidence. we all know its shirk to worship anything than allah. you guys took the definition of shirk into another jahil level. i cant blieve you still support alshabab, even though they killing their own group (hisbul islam) what more evidence u want to prove that they are mufsidiin? please stop being ignorant and see the truth.

  • @AnasAlsomal Ina Godane Aa Munaafuq eh Sxb

  • look at this puppet governmetn garka xataa waa la iska xiiray...get educated pple this is not your president

  • Bulsho...

  • Sheikh shariif Xafidullah ( ALLAHA DHOWRO)

    Wa hogaamiye Diin leh ,Caadil ah oo Da,yar Wadanina ah Somali oo dhan u simantahy ..

    Kuwii Mooryaanta cImaamd qaaty ee khawaarijta iyo xisbi xasuuq ayga had isgaalaysinya wa runtiis .Guulayso ayaan leeyahy mudane Madexwene Somaliyeey wa fursadi nogu dambeysa ee taageera sheekha walee qabiil mayaqaanee..

  • shariif awalba waxauu ahaa tif tif lasoo dhex galiyay mujaahidiinta , waxaana taas daliil u ah kow markii maxakamaduhu awooda qabsadeen ninka kaliya ee la buunbuuni jiray dhanka reer galbeedka asaga ayuu ahaa , waa qunyar socod ilaa markaas ayaa lagu haayay , anigana waxaan goob joog u ahaa in dhowr maral al shabab dhaheen ninkaan waa qaain mana u qalmo inuu hogaamiyo mujaahidiinta waana markii maxakamaduhu wadanka gacanta ku hayeen , marka muslim iyo munaafaq meel ma wada galaan.

  • Sharif Murtad digaal ayuu kubilaabay masaajidada Allah...marka waad ujeedaan murtadnimadiisa...in mujahideenta ay idin sheegaan uma bahnadiin..hadii aad sii taageertaana isaga iyo Ugandeeska lajooga wax madhaantaan.

  • wax jira ma ahan wana nin xun ma aheen inu kahadlo masaajida daa ilaahay

  • Walaalayaalow xaqiiqada ninkan kanaalkeyga ka daawada.

  • Warya, Sharif waa murtad.

  • Walee Shariifow waxaad ka luntay dariiqii xaqa ahaa, waxaase ayaan daro ah kuwa ku aaminay oo aad galaafatay, xaqana aad ka lumisay sidaad uga luntay.

    Allaah swt umadda fitnadaada haka qabto.

    Allahuma Aamin.

  • viva sheikh shariif

  • mashalaaaaaaaaaaah Ninkan waaa daacad wlahi mashalaah Nice Speeech Yaa Sheekh shariif

  • nuradin22..daacad wuxuu uyahay gaalada iyo murtadiinta ee Muslimiin daacad umaha..waa nin iibsaday sheikhnimadiisi iyo islamnimadiisa..wuxuu ku badashay kursigaa villa somalia ee aan qiimaha ugu fadhin shacabka somaliyeed..waa kursi ay ku fadhiisan jireen murtadiin iyo kuwa dadka xasuuqay...sharifna kuwaa wax madhaamo. kuwa taageerana dambi ayeey ku jiraan ilaa ay ka towbad keenaan...ee tawbad keen waryaa.

  • Nasfo awofiawf awlfjawhal alwifdawldawhd gejshgbse wajfdhabsfjahsf awjfhbawjfhb SPEAK ENGLISH YOU FOREIGN BASTARDS!!

  • They have tv in somalia?

    They must have stolen it from someone's boat

  • Maasha Allah, Great speech, he covered the facts, outline the problems, spoke of the good and bad. but there is big BUT on my mine, he sound like the last president with just more problems. The plus (+) for hem is, he seem to more of the people on his side.

  • shariif aniga filimo badan ka haayo oo ceebtiisa dhan ka hadlaayee channel keyga fiiriya

  • nin gaal ah dad muslim ah uma tali kara, labo...how can u make takbiir while free mixing, subhan allah...may allah guide each and everyone that took part of this and may allah guide all the muslims...amiin...truely a sad scene...how can we stoop this low

  • G G G UNIIIIIIIIT

  • hihi

  • Madxahoodi la guraayo muxuu ka wadaa Sheekha?

  • See camal camal shariif vimto beesha si fiican ay usoo dhoweeyeen laakiin bahasha waxaan maqlay waxaa la is weydiinayay magacyada hadii magaacada uusan abgaal meel kasoo galin sida fiidow camal jilibka fur camaal la is dhahaayay , madaxda wadamada islaamka markey gaalada u tagaan wax kale kuma yiraahdaan ee waxay ku yiraahdaan waxaan gaalo shariif shalay hadaladaan ayuu ku hadlayay maantana bal aan weydiiyee marka obama u tago muxuu ku dhayaa oo aan ahayn gaal ayaan ahay , khasaaro

  • Assalaamu calaykum:

    Waxaan kula talin lahaa walaalaha halkaan faallada ku qoraya war Ilaahay ka cabsada oo noqda TALO KEEN AMA TALO RAAC.

    Aflagaaddo wax ma kordhinayaan ee u isticmaala warka aad qoraysaan mid dadka anfaca.

  • Addunyow xaalka ba'a, Sheekha maanta waxaa laga celcelinaaya sheeqyo kale ee lacagta u ururin jiray, markuu isla asaga ciyaalada dagaalka gelin jiray. Sheekh Shariif maanta saxiibadi fudraising u sameeynaayey uu ku soo jeestay.

    Waa xaal aaduun oo meesha qolyaha shatiyada badan gashta ee diinta ku qaraabta, sidaas ayay ku fashilmeen, waana la mid kuwa hadda weli isla jira kala jira. Ilaahey garabkooda ayu ka baxay, waayo diintii ayay ka been sheegeen, Mujrin Xasan Dahir iyo kan isma dhaman.

  • masha allaah reer minneapolis waa ka baxsateen walahi waxan salamayaa mudane madaxweyne sharif shiekh ahmed ilaahey hakuu fududeeyo hooshada dadka ku necebna naarta alaha ku fogeeyo oo kuku tilmaamayo gaal xafladaan sifican bey u dhacdey sifican buuna madaxweynaha u hadley ee dadka nac nacda meshan kuso qorayo afkina ka reeba madaxweynaha

  • masha allaah arin fiican buu ka hadley ilaaheey waxan ka rajeynayaa in cadawgaada dhacaan inta ku necebna naarta alaha ku fogeeyo ninkaan wa nin u qalmo kursiga madaxtooyada ee somalia madaxweyne nooga fiicana nama soo maraayo i know 100% modane madaxweyne salaan iga gudoon ilahey waxan kaka baryaa hoosha ad heysid na inuu ku fududeeyo masha allaah reer minneapolis waka baxsateen sifican baa

  • I was there there yesteyday but i've never thought the President Shariif was that damn. He insulted the Mosques directly and indirectly. He was mocking at the Somali brothers who died in Kismayo.

    Wallaahi doqon buu ahaa illaah hahanuunshee. Wuxuu umaleeyaya inee saas reer galbeedka ku caawinaayaan.

    Illaahoow nabad nasii ninkaan faa'iido manoo wadee. Waa laba wejiile.

  • Alla maxay Soomaali loser kasta u sacabo tuntay. Kanse waa ka daran yahay oo waa mujrin intaas oo qof ay dartii ku dhimatay oo lahaa waa jihaadeynaa, waa nin aan weji Islaanimo iyo dhaqan Soomaaliyeed lahayn. Laba wejiile aan xishoon, ilaahey waxaan uga baryaay inuu ka sawaabiyo beenta iyo munaafaqnimada uu ku dhex jiro. Dowlad maanshee, midaan Xamar ma xukunto, iskaba daa Xamar dhan Wardhiigley ma xukumaan, wadaado ku sheega sow kuwan xoolaha isku dirarayaa, ewelba diin maaha ee wuu dhuuni.

  • @Xirsiyo xirsuyo so qaadahee Xariga kulo go, mujirim adiga ah duli yahee

    ka leexo AMIIRKA SOMALIYA geesiga qarniga sh.shariif sh axmed asalkiisa culumaa adiga iyo khwaarjtada maruun walaga saarayaa somaliya

    ma shabaab meel xukunta xooge ku jogaane .

    sh.shariif meel 20 sano la jabiyo dib u dhiso yaa waqti qaadanysaa .

  • kursiga somaliya macana ninkan sooma ahan kii lahaa hala jihaado muxuu dhamaa odaygii c/yusuf ahaa waa isku af hada ragii oo isagu jihaadka iyo isqarxiska gacanjarka baraboow hada caynaya teeda kale muxuu dadka u qabtay aan ka aheeyn inoow dalxiis iyo diyaarada raac aan ka aheeyn ugaandhiska dadka xasuuqaya xataah kalama oow hadla hayo dhibta ugandhiska loo geeystane waa la qataa tan somalidane woo ku farxaa shariif isku xishoo oo dadka maskiinta u nax afka malabka daaye waa munaafaqnimo taas

  • ninkan suu u afmacan yahay wax uma qabto ....illahay ka cabso shariifow dadka shacabka maskinta si dhab ah oo hagar la illi wax ugu qabo ........ bal mantay maxan isku xasuuqeene ....waa aragten adunka horu marka uu marayo ....anaga wa kana wadankeeni gumesi ayu jirra mantay .....  wax somaliyey xagee nagala heesta ....waxan walahi wa ciqaab xage illahay ka yimid ,,,,,,

  • I was there,,, and i was happy that qiiro aa naheysey walhi it's my firt time aan arko somali intaa la eeg

Loading...
Alert icon
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more