mansha allah, thanks Maryan..we will never forget you.....if only those Faqashes understood wat Maryan can understand...that S/land is GONE , we r in present while all Faqash-ka-hadh son of bitchees r stuck in the seventees...we initiated the union n WE ended it...how abt that. peace n Salaam to all S/landers 2gether stand divided we fall....down with the Faqash haters may allah burn them in hell for they did to ppl....
Maryan Mursal guri laba dabaq ah ayaa Hargeisa looga dhisi doonaa. jinsiyad somaliland ayaa la siinayaa, gaadhi iyo mushahar ayaa loo qori. ma intaa wax ka badan ayey rabtaa. Somaliland ayaa kuu nool Maryan!
wow! walaahi waan la dhacay hestaan maryan mursal kor waligaa somali land sidoo kale allah idin siyaadsho anagana dhibka allah naga dulqaado waxaan nahay dad hoos u socod ah
You see back in the Mogadishu its cuz I see they fake..........If I aint gotta knife on me, sure I gotta pistol...I'm representing for them SNM all across the world
Somaliland dad badan oo somali ah oo qabiil kasta leh baa degen. kuwa mooda in qabiil keliya leeyahay ma yaqaaniin SL. sadexda qabiil ee Somalida ugu tiro badan iyo kuwo kale oo ka yaryar intuba wey wada degen yihiin Somaliland.
Im against forcing people to what they dont want and if somalilanders dnt want to be part of greater somalia..that is their choice and we need 2 respect that.
peace and prosperity for somaliland..maybe one day we will reunite inshallah.
******* sidaa darteedbaan anaguna salaan soodhowayn kalgacal sanad guuradeeda u sacabtumaynaa *****somaliland****** maryan is the best singer in 09^^^^^^^ somaliland is my home 4 ever^^^^^^
waa runta Kan xunkaa bartamaha iska leh, wuu ka maseersan yahay heesta Maryan Mursal u Qaadeeyso Somaliland.. Cuqdad u dhimo dheh,,, i'm from Mugadisho and i support Maryan Mursal and Somaliland .... viva Somaliland !!
waa runtaa Kan xunkaa bartamaha iska leh, wuu ka maseersan yahay heesta Maryan Mursal u Qaadeeyso Somaliland.. Cuqdad u dhimo dheh,,, i'm from Mugadisho somaliland waa walala hen heestan wa hees wacan manshaalah and i support Maryan Mursal and Somaliland .... viva Somaliland !!
Kan xunkaa bartamaha iska leh, wuu ka maseersan yahay heesta Maryan Mursal u Qaadeeyso Somaliland.. Cuqdad u dhimo dheh,,, i'm from Mugadisho and i support Maryan Mursal and Somaliland .... viva Somaliland !!
xamari wallalo wax cuqdad ah naguma jirto marka reer somaliland ay qadiyadooda ka hadlaan maxaa looyidha cuqdada iska saara ader ANAGU WAANU TASHANAY SOMALILAND AYANAN NALA YIDHAAHDAA NO MORE SOMALIA
Comment removed
quruxleeyisaaq 1 year ago

SNMsouljah007 2 years ago 50
Sidaa dardeedban Aniguna SOMALILAND u jeclahay
Peace and love 4 somaliland
DIBJIR1 2 years ago 45
Yaa salaam Somaliland ilaahow noo badi barakadaada. horumar nabad iyo islaamnimo. maansha ALLAH.
Ramadan karim
madheedhle 2 years ago 35
waah waah waabad iga darnayd sow somaliland
murqaandiid 2 years ago 28
manshallah nice song
but can't it be all somalia
islam247able 2 years ago 36
waah waah waa boqoradii labaad ee codka ayay ku dhowdahay iminka lol
murqaandiid 2 years ago 24
viva somaliland ,,,but i love all somalia we are all the same...may ALLAHI BLESS US ALL ,,RAMADHAN KARIM
khatrajama1 2 years ago 42
waaaaaaaaaw
missayaan1 2 years ago 26
waa hees fiican oo somalilandta dhiiri gelin karta .
knaan1234 2 years ago 22
Sidaa darteed baan, annaguna salaan so dhawayn kalgacal sanadguuradeeda u sacabtumaynaa, Somaliland.
Madadaal 2 years ago 16
Sidaa darteed baan, annaguna salaan, soo dhawan kalgacal sanadguuradeeda u sacab tunaynnaa, Somaliland.
Madadaal 2 years ago 2
ilaah muslinka oo dhan nabad ha siiyo qaza ilaa iyo muqdisho ilaa qandahaar somaliland horay u socda waxaad noqondoontaan cidii aan ku dayanlaheeyn oo somalia hogaamin laheeyd nabada ha noolaato
ziinudiin 2 years ago 10
maryan she is back again the queen of somali artist something strange her voice is still the same
azhaqz 2 years ago 7
u deserve nobel laureate from somalilanders ur intriguing stars so remarkable pop star hoyooooooooooooooooo we love you
azhaqz 2 years ago
Maryan Mursal guri laba dabaq ah ayaa Hargeisa looga dhisi doonaa. jinsiyad somaliland ayaa la siinayaa, gaadhi iyo mushahar ayaa loo qori. ma intaa wax ka badan ayey rabtaa. Somaliland ayaa kuu nool Maryan!
madheedhle 2 years ago
how old is she?
RichMali 2 years ago
nice song VIVA Somaliland forever.
ninkii necebow nafta waaaye, heestan bal akhriso.
Ninka jaaliyo jees ahaydeen eed jidh diidey
marku jaawa geel iyo jabadkiis la jalbeebsado
inaad jamashiyo juqjuq keentaa
waa jileeciyo jaahilnimadaa!!!!!!
Adba jabaneey jaale doqoneey
af jariibani nin jiciirtay kuuma joojee
bal maad jeeruun jini boqreey adba jiidaa u jidh dabacdid?
madheedhle 2 years ago
wow! walaahi waan la dhacay hestaan maryan mursal kor waligaa somali land sidoo kale allah idin siyaadsho anagana dhibka allah naga dulqaado waxaan nahay dad hoos u socod ah
henery11 2 years ago 5
Yes Yes
Somaliland All Da Way
Brap Brap Fam
hodanahmed1 2 years ago 2
viva somaliland and somalis
jimauSL 2 years ago 3
You see back in the Mogadishu its cuz I see they fake..........If I aint gotta knife on me, sure I gotta pistol...I'm representing for them SNM all across the world
D25360 2 years ago
Maryan mursal marna fanka waan daayay u sheeg qolooyinka wadaadada sheegtay marna dhexda xiro waanse ku jecelnahay any ways waxaad tahay hooyo soomaaliyeed.
baaruud2 2 years ago
mansha allah maryan allah ku daayo waadna amaantee eedo macaan alaha dalkeena labaad ee muqdisho ilahay nabad haku soo rogo aamiin alahayow
sumaaya2009 2 years ago
maryan mursal waxad muujisay somalinimo,islaamnimo,waxa maragmadoonto ah in ilaahay kuugu deeqay wax aan dadka badidiisa lasiin oo ah in qalbigaagu yahay mid nadiif ah oo cuqdad ,xaasid ,quudhiwaa,qabyaalad,ka nabad galay.
waxaad muujisay inaad tahay qof garaadkiisu sareeyo oo u siman umada somalida,ku farxaya wixii wanaagsan ee somaliga xalaasha ahi abuuro oo ah ta somalilandersku abuureen ,dawlad degen,dimoqradi,islam ah,somali ah,leh rajo fiican,taasoo kamadax banan ajanabi dhamaantii.
bye
qooqane65 2 years ago
she is a great example to all of us to be positive and encourage others is something to be proud of
zeldagoku 2 years ago 3
Somaliland dad badan oo somali ah oo qabiil kasta leh baa degen. kuwa mooda in qabiil keliya leeyahay ma yaqaaniin SL. sadexda qabiil ee Somalida ugu tiro badan iyo kuwo kale oo ka yaryar intuba wey wada degen yihiin Somaliland.
Viva viva viva the home of Nobal Somalis
madheedhle 2 years ago
maryan mursal fanaanad somaliyeed, waxa wacan dhaman fanaaninta ku heesta afka somaligu inay u sinaaddaan, dhaman dalalka ku hadla afkaas.
Mbashe30 2 years ago
Maryan Mursal
U has A clean heart
Alla somalian Ple Loves U
Peace And Love All Ple ever where !
Somaliland Sannad Guuro wacan !
GabarPuntland1991 2 years ago 5
this is Amazing song go go somaliland, peace!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!! and insha Allah Somalia wil have peace again
MsSexxxx 2 years ago
Somaliland may consider reunion with Somalia after year 2 000 000 period.
madheedhle 2 years ago
Maryan Mursal ina Somaliland:
Hargeisa Ambasador baad seexan
Burco muqumad iyo hilib isla dhac Berbera kaluun ka cun oo cilmi booqo
Borama hadhuudh iyo heed ku qabowso
Ceerigaabo dalxiis iyo tamashle u aad
Laascano caana geel iyo ciir ka dhereg
Oo maxaa kaa maqan waa janno iyo jacayle isku jaqe!! hahahaha
VIVA Somaliland
madheedhle 2 years ago
Im against forcing people to what they dont want and if somalilanders dnt want to be part of greater somalia..that is their choice and we need 2 respect that.
peace and prosperity for somaliland..maybe one day we will reunite inshallah.
StraightouttaSomalia 2 years ago 8
Viva Hargaysa, Viva somaliand my home viva
tnaser 2 years ago
waxatahay fanaandacana oo wanaga jecel somaliland waa dalkaaga maryan mursan nooloow.anaguuna sidaa soo kalaan markaa aad timaado somaliland kugu sacabtu maaynaa.
saabiriinn1429 2 years ago
Viva Hargaysa, Viva Reer Waqooyi, waan idin jeclahay Ilaahay ha idin barakeeyo, Iam from Mogadishu
frankie3005 2 years ago 6
frankie3005,saxiib thanks and we love you too,
ilaahay xamar caday nabad waarta hasiiyo oo dadkeeda haysu soo dhaweeyo,waxaan leeyahay ,xamar caday peace please please
qooqane65 2 years ago
Haterz Better Back Up, When They Play This Song.......SNM 4 Life
D25360 2 years ago
Qoomaal, Cabdikariim Shaafi iyo Maryan- dhamaanba dadka ka qayb galey heestan - salaan kal iyo laab ah:
Herimaahee hana haba
Nimaan heelayn ma haboonee
DJrapper17 2 years ago
******* sidaa darteedbaan anaguna salaan soodhowayn kalgacal sanad guuradeeda u sacabtumaynaa *****somaliland****** maryan is the best singer in 09^^^^^^^ somaliland is my home 4 ever^^^^^^
reqeuking 2 years ago
sidaa darteedbaan anaguna salaan soo dhowayn kalgacal sanad guuradeeda u sacabtumaynaa *****somaliland***** is my home 4 ever
reqeuking 2 years ago
maryan mursal maanta laga bilaabo meelkasta oo somaliland ka mid ah
hor ayaad u tahay hargaysa madaxtooyaada yaan ku casuumaynaa
oo somaliland citizenship kasoo qaadaynaysaa
burco roog ayaa laguu dhigayaa borama rays hotel ayaad ku raaxaysan somaliland 4 ever
qaala 2 years ago
sxb dhaamn halkaan waxaan ka salaamayaa dhamaan reer somaliland waana u hambalyeeynayaa neel kastoo ay joogta
hanoolaato somaliland
mataan2009 2 years ago
waa runta Kan xunkaa bartamaha iska leh, wuu ka maseersan yahay heesta Maryan Mursal u Qaadeeyso Somaliland.. Cuqdad u dhimo dheh,,, i'm from Mugadisho and i support Maryan Mursal and Somaliland .... viva Somaliland !!
qaali7 2 years ago
waa runtaa Kan xunkaa bartamaha iska leh, wuu ka maseersan yahay heesta Maryan Mursal u Qaadeeyso Somaliland.. Cuqdad u dhimo dheh,,, i'm from Mugadisho somaliland waa walala hen heestan wa hees wacan manshaalah and i support Maryan Mursal and Somaliland .... viva Somaliland !!
qaali7 2 years ago 2
i love somaliland that's my mothers people..
habbomam212 2 years ago
Kan xunkaa bartamaha iska leh, wuu ka maseersan yahay heesta Maryan Mursal u Qaadeeyso Somaliland.. Cuqdad u dhimo dheh,,, i'm from Mugadisho and i support Maryan Mursal and Somaliland .... viva Somaliland !!
farxaaan 2 years ago
xamari wallalo wax cuqdad ah naguma jirto marka reer somaliland ay qadiyadooda ka hadlaan maxaa looyidha cuqdada iska saara ader ANAGU WAANU TASHANAY SOMALILAND AYANAN NALA YIDHAAHDAA NO MORE SOMALIA
Abdilazizh 2 years ago
somaliland 4 life
baooshe 2 years ago
maryan mursal waa somali muslim ah,xalaal ah,xor ah xaga fekerka taasoo ay markhaati ka tahay taageeradeeda dadka iyo dalka somaliland.
go go go maryan mursal ciise
waxaad tahay somaliyad xor oo xalaal ah runtii.
god bless you maryan .bye
qooqane65 2 years ago
maryam murasal mhad badan
idi iyo s.land hore u socda
mustaash84 2 years ago
Reer somaliland ee ku dhaqan dalka Switzerland siiba magaalada Zurich mahad aaad u balaaran ayaa u fidinaynaaa fanaanada Maryan MURSAL
warbahaar 2 years ago
waa somaliland mahad saanid maryan mursal ciise wwaa hes qiima ku fadhida.long life somaliland
hibaag 2 years ago
heeskan waxaa sameeyay abwaan reer koonfureed ah walaalayaal waxaana laxanka saaray heesayna waa ayaga marka cuqdada iska daayaa inaga cadaw hanagu tilmaamina ee noolaada walaalayaal nabadiinana ilaah ha idiin saa idiyo anagaba hargaisa cid naga leh ma jirto ok na riixi lehedeen ama cadaw nagu tilmaami leheedeen idinka ayay idin jirtaa
xamari2 2 years ago
kkkkkkkkkkkk xamari abwaanka heesta lihi waa kuma been badanaa maydinkaa yaqaanba meesha laga maro murtida heesihiina kuwaano maqalay miyaanay ahayn. looooooooool
somalilanderboy1 2 years ago
inaader marka hore waad ku mahadsantahay amantadda iyo sodhaweyta aad u hayso somaliland, marka xigta, waanu la soconaa waxa kasocda dhulka walaalahayaga somaliyeed, waxanan ilahay uga baryayaa in uu nabad siiyo iyo barwaaqo somaliland uu u daayo sabadaa uu siiyey, kan kale waanu lasoconaa cida cadawgayaga ah il gaarana waanu ku haynaa inkastoo anan odhaneyn waa kuwaa. hadii somaliyi isula hadli lahay siwanaagsan waxkataa waa dhameyn lahayeen lakiin cadawbaa inugu dhexjira run ahaantii.
werdiking 2 years ago
waaaaaaaaaaaaaaaaw
saciidxeyle 2 years ago
Maryar mursal maasha allaah waa wadaniyad
saciidxeyle 2 years ago
waa erayadii mustafe cabdikariim shaafi oo london degen.
viva maryan mursal,noolow
qooqane65 2 years ago
Maanta laga bilaabo dhinacayga Maryan Mursal waa ka Somalilander
futureismine7 2 years ago
wooooooooooow wow wht a song maryan mursal is nice singer somaliland hanoolaato
10fcx 2 years ago
Best Somali song in 2009
Beautiful. Enjoyed. Thank You.
SanaagSomaliland 2 years ago
somaliland adeer way socotay ama ku farax ama ka nax..... waaaaaaaaa somaliland !!!! waar heesta yaa sameyay
holacyare 2 years ago
laakin yaa sameeyay heestan qiimaha lah haday cidi garanayso abwaanka?
fadxiym 2 years ago
waaaaaaaaw ! waa hees iyo badh ! intaas ayay heesahaba dheertahay
fadxiym 2 years ago
maryan mursal fanaanad qiimo leh
askari7 2 years ago
Harimaahee inaan heelnaa ma haboonnee
harimaahee hana haaban, hana haybsan
hadhimaayee hana haaban hana haybsan
askari7 2 years ago
I'm feeling right now this song somalilaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaan hanolato maryan mursal thanxz you so much.
hibaag 2 years ago
WELL DONE maryal mursal truly patriotic song
on behalf of all somalilanders live in Ottawa says
Thank u maryan. God bless somaliland
wajaale 2 years ago
Mujaahidad Maryan Mursal Ciise.
Thank You So Much
TooCiye 2 years ago
waaaaaaaaaaaaaaw mansha-allah waa hees macaan maryan mursal afkaaga caano lagu qabay
farojanno 2 years ago
waaw, fanaanadeena Somaliyeed ee qaaliga ah Maryan Mursal mahadsanid codkaaka macaan, waxaad tahay somali dhab ah oon xaasidnimo aqoon, Hadaytahay Djabouti ama Somalia , Somaliland , NFD Somali Galbeed , waxaad tahay wadaniyad jecel dadka somalida , gaar ahaan kuwa wax qabsada,
TURBASHAASH 2 years ago