Wallalayaal Faysal waxa weeye nin daacad ah oo waxa uu qabanayo iyo waxa uu ku hamiyayaaba ay DAACAD ka tahay mana aha nin haba yaraate Dan shakhsiyadeed ku fikiraya sida siyaasiyiinta soomaliyeed ama S.land u badan tahay Laakin waxaad mooda ninka noocaas ah In aynu u naqaano nin ''RIYOONAYA'' Sababta Reer walba waxa uu jecel yahay ninka dawlada ugu jira in uu wax cuno uun si ay ugu faanan Oo ay u dhahaan NIN AYA Noogu jira Dawlada.. Marka Faysal Waa nin QARAN mana aha Nin Reered ama Shakhsiyeed
WAA HUBAAL in Somaliland ee UCID UCIDtahay!!!
sfali2009 2 years ago
Wallalayaal Faysal waxa weeye nin daacad ah oo waxa uu qabanayo iyo waxa uu ku hamiyayaaba ay DAACAD ka tahay mana aha nin haba yaraate Dan shakhsiyadeed ku fikiraya sida siyaasiyiinta soomaliyeed ama S.land u badan tahay Laakin waxaad mooda ninka noocaas ah In aynu u naqaano nin ''RIYOONAYA'' Sababta Reer walba waxa uu jecel yahay ninka dawlada ugu jira in uu wax cuno uun si ay ugu faanan Oo ay u dhahaan NIN AYA Noogu jira Dawlada.. Marka Faysal Waa nin QARAN mana aha Nin Reered ama Shakhsiyeed
Xaaaxi 2 years ago
viva UCID ,for sure its gonna take somaliland ....UCID for the next change in somaliland
snmherokoodbur 2 years ago
ucodee ucid
ALMISartCENTER 2 years ago