sxb ninka gabyaaye ilmoadeeryaanunahay waa run gabayadiisa miyiga ayuu ku tiriyay meel la yidhaah Kabo Qorey o reerkoodu yaal se waa nin reer hargeisa o imika ku nool
waxaayabaha kale u tirinaayay waad ka yaabasay ninyow iyo waxyaabaha u kugu dulsamaynaayay inchallah waan ka so duubi doonaa nxt tyme i go back hargeisa hopefully diz year.
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk kan caadi ma aha kkkkkkkkk
sland4lifes 6 months ago
yaa salaam waa gabay funny ah.
farsameeye 11 months ago
amasin wer can i see more?
arrowz360 2 years ago
ilaynway qoyaneydoo way qubaysatay shawoo xamam baay qoton taayoo qurus waynbaa ku idlaaday
hasssomalilander200 3 years ago
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk rageedii walaahi canjalad laga dubay ayaan dhagaystay anoo hargaysa jooga qosolkaa kaa dhamanaya bimacnaa beerkaa afka ku imanaya waa sheekoooyin dhaadheer haduu galo dhamayn maysaan sidaan anuu u haysto ninaknai hesahan badanka wuxu ku tiriyay miiga hargaysa meelahaa alaybaday ama faraweyne aduu jiida konfur galbed hargaysa mahdsanid foreignasset
axmedyaksi 3 years ago
sxb ninka gabyaaye ilmoadeeryaanunahay waa run gabayadiisa miyiga ayuu ku tiriyay meel la yidhaah Kabo Qorey o reerkoodu yaal se waa nin reer hargeisa o imika ku nool
foreignasset 3 years ago
mizzborama tuudilay waa saxiibadeed
hasssomalilander200 3 years ago
looolz imikan ugadayba lool bless him
MIZZBORAMA 3 years ago
foreigness abti soosamee ku dhe in kale waa ka iibsanayaaye
hasssomalilander200 3 years ago
waxaayabaha kale u tirinaayay waad ka yaabasay ninyow iyo waxyaabaha u kugu dulsamaynaayay inchallah waan ka so duubi doonaa nxt tyme i go back hargeisa hopefully diz year.
foreignasset 3 years ago
lolz topman
calmhuman 3 years ago
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
Walaahi waa funny ninkani. waar niyaw halkeed ku maqnayd. walaahi ninkani waa rageedii.
asal asal asal somali
Qararacle 3 years ago
war kani waa funny mada qurux balke saancadaalayahow fantahdawayne ala hadalbadanaakkkkkkkk
nasteexo08 3 years ago
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
qooqane65 3 years ago
looooooooool dats mad walahi q badana meshu. he is cute tani shi, nagta marna u magaya marna wabu dilaya marna wabu amanaya wtf lolz
MIZZBORAMA 3 years ago
lolz marna iyada ma caayin hoyadeed o qiyaasli naaxday iyo saxibadeed moyaane qumayada u falaasta ku qiyaasay o isku dirasay labada
foreignasset 3 years ago
looool walee ok eheheh funnily markas dub u dhagaystay ban ogaday thanks tho
MIZZBORAMA 3 years ago
kkkkkkkkkk funny walahi
macaane007 3 years ago