@ignorent bureeqa6666 shut hell up u low IQ sick shit! Mahamed Mooge was a legend and educator/heroe! and so is dHUULE IN HIS OWN RIGHT go educate urself u low life hater. MUSIC has no color nor BULSHIT QABIL.
horta wax ma dhalay mase guursaday weligiis haddii ayan dhicin maxaa jira ma la isweydiiyey arrimo badan ayaan laga hadlin oo taariikhda halgamaaga ku saabsan tan SNM kaliya ayaad nagu koobteen kitaabadii hore ha la so saaro.
@TheWaiting22 haa maxamed mooge liibaan waxa uudhalay marwo zainab maxamed mooge oo xaas ah immika waxana uu guursaday halkaa mar oo qudha waxa uu ahaa nin ka qab wayn waxyaabaha qaarkood waxa uu ahaa nin soomaalida oo dhami u siman tahay waxa uu ahaa indheergaradkii ugu horeeyay ee ka cadhooda xasuuqii lagu hayay beelaha majeerteen 1972 waxa uu u dhoofay dalka britain isagoo halkaa ka qudbadeeyay kana sheegay sida xun ee kacanku wax u wado wuxu kasoo baxay cambridge university do U need more?..
@TheWaiting22 proffesor mohamed mooge mu ahayn ninka aad u haysato kadib intii aan kaaga soo warramay waxa uu ku soo laabtay jamhuuriyadii demoqraadiga soomalia isaga oo halkaa kaga biiray halgankii hubaysnaa ee dhaqdhaqaaqii hubaysnaa ee SSDF waa isla 1972 halkaana waxa uu ka sii waday halgankaa xorriyad u dagaallanka ahaa kadib waxa sii socon wayday SSDF oo lagu burburiyay hab qabyaaladeed isla markiiba hadana waxa uu ku biiray SNM halkaa 1984 bishii june he was asassinated by ogadens
very good song
goonfartankiixalay 4 months ago
Qofkii iskool soo dhigtay maxamed moogge meel qaali ah ayuu uga yaalaaa - i'm Afgooye .... Mooggayaal iyo intii kale ee dhimatay AUN
Awlio1 8 months ago
@Awlio1 dadka adigoo kale ah hadii ay somali koonfur joogi lahayeen dhibtaasiba kamey dhacdeeen maxay ka garanayaaaaan. abwaan fanaan al mujaaahid mooge liiban
dhuungal 4 months ago
@ignorent bureeqa6666 shut hell up u low IQ sick shit! Mahamed Mooge was a legend and educator/heroe! and so is dHUULE IN HIS OWN RIGHT go educate urself u low life hater. MUSIC has no color nor BULSHIT QABIL.
salwa0031 10 months ago
Bureeqa 6666 you are one confused wild bitch go do your somali music home work
Mo libaan was a legend in his own category and omar dhule was his own style.
now that was brief history for you.
hyotow 1 year ago
M Moge Allaha u naxariisto fanaan somali u ahaa. Lakin waxa la yaabay dhoorayashaan comments qabiilka ku qoro %!!
Awlio1 1 year ago
pathetic song is he trying to imitate the legend (cumar dhuule cali)
bureeqa6666 1 year ago
ILLAAHEY HAW NAXARIISTO ,JANATU FADRDAWSANA HAWGU DEEQO.MUJAAHID wuxuu dhaly inin kelya, waany nooshay waana xaas guri leh.
mukhtarmuse 1 year ago
ILLAAHEY HAW NAXARIISTO ,JANATU FADRDAWSANA HAWGU DEEQO.MUJAAHID XALAALA BUU AHAA OO MUDAN I LA XUSUUSTO SIDA SHAREECADA WAAFAQSANA LOOGU DUCEEYO. LAGANA ILAALIYO WIXII DAMBI UGU SUGNAANAYO. CIDII JECEL WAXAAN ODHAN LAHAA MASJID U DHISA SI AJAR UGU SOCDO . WAAYO HADA WAXBA UGAMA BAAHNA ADUUNYO WUXUU U BAAHAN YAHAY WAX WAX UGA TARA XISAABTA AAKHIRO.
WABILLAAHI TAWFIIQ
ismailyahye 1 year ago
fanaan kaliya laguma tilmaami karo dad badan oo fanaao ah way jiraan laakiin isagu wuu ka qaalisnaa kuwaasi gaar ahaan umada dagta somaliland wuxuu kagajiraa baaldahan ah halgankii loosoomaray waa taa mudhihiis lacunaayo ilaahay ha naxariisto ammiiin
khadiir12 1 year ago
`A thirsty man where streams aflow; the desire of eye never mouths touched'
I cant hear what he is saying in the rest.
cagaarow 1 year ago
mate
muwaadin18 1 year ago
horta wax ma dhalay mase guursaday weligiis haddii ayan dhicin maxaa jira ma la isweydiiyey arrimo badan ayaan laga hadlin oo taariikhda halgamaaga ku saabsan tan SNM kaliya ayaad nagu koobteen kitaabadii hore ha la so saaro.
TheWaiting22 1 year ago
@TheWaiting22 haa maxamed mooge liibaan waxa uudhalay marwo zainab maxamed mooge oo xaas ah immika waxana uu guursaday halkaa mar oo qudha waxa uu ahaa nin ka qab wayn waxyaabaha qaarkood waxa uu ahaa nin soomaalida oo dhami u siman tahay waxa uu ahaa indheergaradkii ugu horeeyay ee ka cadhooda xasuuqii lagu hayay beelaha majeerteen 1972 waxa uu u dhoofay dalka britain isagoo halkaa ka qudbadeeyay kana sheegay sida xun ee kacanku wax u wado wuxu kasoo baxay cambridge university do U need more?..
yaailaahi 1 year ago
@TheWaiting22 proffesor mohamed mooge mu ahayn ninka aad u haysato kadib intii aan kaaga soo warramay waxa uu ku soo laabtay jamhuuriyadii demoqraadiga soomalia isaga oo halkaa kaga biiray halgankii hubaysnaa ee dhaqdhaqaaqii hubaysnaa ee SSDF waa isla 1972 halkaana waxa uu ka sii waday halgankaa xorriyad u dagaallanka ahaa kadib waxa sii socon wayday SSDF oo lagu burburiyay hab qabyaaladeed isla markiiba hadana waxa uu ku biiray SNM halkaa 1984 bishii june he was asassinated by ogadens
yaailaahi 1 year ago
Allah ha unaxariisto waxas ayaa layidhaa fanaan, yaaaaasalaam.
MrGalaydh 1 year ago
This comment has received too many negative votes show
Subxaan ilahoow u naxariiso intii dhimatay ee somalilander ah. Mahomed mooge waxaa uu ahaa Mujaahid weyn se waxaan diidaa marka aan wala weynta oo dhageysanaysa heesihiisa markaan arko. se waan u sheegaa oo waxaan idhaahdaa adeer ninkani maaha fanaan ee waxa uu ahaa Mujaahid Somalilander ah markaa heesihiisa ha iska dhageysanin hadii kale mid inaadeerkii ah ayaa madaxweyn ee walaweyn kaa jari. SNM Guul Somaliland Guul
maluugata 2 years ago
Labo mar ayaa la isku dayay in la dilo markii 1aad way fashilmatay, markii 2aad na waa la helay
"WAAYEEL ALLOW INAA WAALANOO...../ WAALALKAY NIN AAN U HAYSTAY MAXUU WADO II FARIISTAY"
Nacaybkii reer tolkii ayaa sababay in dhexda loo galo, lana dilo; la xabadee wuuna dhiig baxay markii SNM-tii diiday in dhakhtarka loo qaado.
Madaxa SNM ayaa loo doortay lakiin lama caleema saarin, Sheekadu dhinac siyaasadeed bay ahayd iyo boos iska tuur.
*FARTAYDA YAA SUBAGA KU NUUGAY?*
*Yaa kale!
gurmad911 2 years ago
aabaha fanka soomaliland ilaahoow kuu naxariiso waxaanuu ka mid ahaa mujaahidintii waaweynayd ee dalka ka baxday waxaanan hubaa haduu maanta joogi lahaa inuu horkac u noqonlaa ama madaxwaynaha soomaaliland noqonlaa rest and ppppppssssssssssssss yaa mooge
ALMISSTUDIO 2 years ago
alle ha u naxariisto mahamed mooge liibaan waxa uu ahaa runtii fanaan aad u qaaliya.
MrJabhad 2 years ago 11
aad iyo aad iyo weliba aad bad wuu mahasan tahay soo gelista video gan
garoodi 2 years ago 12