@Shaakir66 sxb suudaan ma aha dadka musikada u tmaya caasha cabdow ee waa somali waxaana ku jira macilin meysara sxb ookiyaalihii aa kaa lumey aan moodayaa.
there is a male version of this , can someone please tell me taah. sorry i told know how to write in somali but i do love my somali musicc :) *______*
@abdiottawa heheheheh let me explain to you the difference between keyboard N piano..if you say Keybaord what do you mean in English hmmm pc keyboard or calculator keyboard or sat nav keyboard??
Well if you you say Piano hmmm everybody under stands what piano means, and the piano has a keyboard RIGHT. if you know about Music Piano/Keyboards check Korg i3 N find voice number 216 its piano,,,check yamaha 5000 find voice number 544 its piano N technics kn7000 hmmm find voice number 812 its piano.
@liibaan1990 I don't know about you, but if I was reading an ad that says "piano for sale", I would not be expecting an electronic keyboard. I suppose Yamaha and other vendors may use the term "digital piano". Good research on your part. Who said that I (abdi) was ever right?
wwwwwwwwwwwww caaadi maahana
damaceey 1 month ago
@Shaakir66 sxb suudaan ma aha dadka musikada u tmaya caasha cabdow ee waa somali waxaana ku jira macilin meysara sxb ookiyaalihii aa kaa lumey aan moodayaa.
nuurkey 3 months ago
there is a male version of this , can someone please tell me taah. sorry i told know how to write in somali but i do love my somali musicc :) *______*
hellohello3485 5 months ago
ACW. Dhalinta waxaan si cad ugu sheegayaa in meeshu tahay Somali national Theater kooxduna tahay Waaberi Waxaan magacyadooda halkan ka xasuustaa Macalin Meysara ninka guitarka codka dheer tumaaya ee salxayaha leh ee ciyaaraya iyo Macalinkii weynaa Goobe oo kaanka tumaaya, mindhaa cajaladaha heesaha waaxbadan waad ka maqashaan HAYE GOOBE. Yarka foatka ama foodhida tumaaya waan aqaan iyo odeyga fiolinta tumaya hadaan xasuusto waan idiin soo sheegi. Hees aadu maqaan iga dheh. thanks soogeliyoow.
fanax1990 6 months ago
kuwii dhintay ilaahay ha u naxariiso kuwa noolna ilaahay ha u gar gaaro
shaakir66 8 months ago
mee qofkii ilahaa caasho cabdow 11 nin baa u tumayaa waa run waa 11 nin oo suudaan ah oo daawanayaa hablaheena laafyhooda iyo quruxdooda
spcilaly markay ciyaarayaan aaway fankeenii mise markaa awax wax tumaba maynaan lahayn?
shaakir66 10 months ago
@shaakir66 Walaal, Suudaam maha. Waa wada Soomaali kuwa muusikada u tumayo Caasho Cabdow oo qaarkood way dhinteen, qaar kalana waxay ku noolyihiin dalka iyo dibedda.
XasanBurhaan 8 months ago
waa mahadsantahay qofkii soo gashay iyo fanaanada Casho Cabdow.. great song
mhdinero 10 months ago
lol cadil, hadhkoodana matidhisey!!
rashidwarfa 10 months ago
wow, fanaaniinta qaranku waxay sharaf ku lahaayeen markay joogeen wadankii, bal eega inta musicans ee u tumaya caasha cabdow, waa 11 nin,
cadil2004 1 year ago
dadkaan waa dhamaanyaan viva mama caasho abdow angel voice mama caasho heestaan iyada kaleed baa qaada jazz music waa hees aad u weyn heavy song
dalmarqaran 1 year ago
dadkaan waa dhamaanyaan viva mama caasho abdow angel voice
dalmarqaran 1 year ago
soomaaliyeey sidee sharafteennii iyo qaranimadeennii usoo ceshannaa ?
inaguluyux 1 year ago
burburka somalia waxaa ka mid ah: waagii hore waxaa jiray koox musician oo ilaa 9-10 gaaraayo,,,,,laakiinse hadda nin walba wuxuu soo iibsaday 1 piano oo keligiis ayaa koox isu ah.
liibaan1990 1 year ago
@liibaan1990 saaxiib qofka kasta waa broad band we are in 2010
TheWaiting22 1 year ago
@liibaan1990 U mean a Keyboard - not a piano?
abdiottawa 1 year ago
@abdiottawa heheheheh let me explain to you the difference between keyboard N piano..if you say Keybaord what do you mean in English hmmm pc keyboard or calculator keyboard or sat nav keyboard??
Well if you you say Piano hmmm everybody under stands what piano means, and the piano has a keyboard RIGHT. if you know about Music Piano/Keyboards check Korg i3 N find voice number 216 its piano,,,check yamaha 5000 find voice number 544 its piano N technics kn7000 hmmm find voice number 812 its piano.
liibaan1990 1 year ago
@liibaan1990 I don't know about you, but if I was reading an ad that says "piano for sale", I would not be expecting an electronic keyboard. I suppose Yamaha and other vendors may use the term "digital piano". Good research on your part. Who said that I (abdi) was ever right?
cheers Liban
abdiottawa 1 year ago
Abdulaahi 1988, sxboow kkk Caasho cabdoow heestaan cidna lama
qaadin, kaligeeda ayaa qaaday, anigaa haayo cashaleeda ilaa waqtigan
xaadirka ah, igama lumin weli....
Macoow06 1 year ago
aniga ayaa hayo cajaladeeda, ilaa waqtigan xaadirka ag, Caasha cabdow
kaligeeda ayaa qaado heeestaan.
Macoow06 1 year ago
@Macoow06 waad mahadsan tahay walaal
abdullahi1988 1 year ago
ddddddddddd
daacad2010 1 year ago
love it.. waxaan jeclaalahaa in aan joogo waqtigaas aduunka, meesha aan hada ku soo aaday dad is cunaayo in aan ka mid noqdo ayaan aad ugu xumahay
lajecloowboy 1 year ago
loooooooooooooooool king khalid wa kudaadsatahay, hees naageed uu lasoo shaactagay
bareRIP 2 years ago
mmmmmmmmmmmmmmmmmmm wowowo
GabarPuntland1991 2 years ago
u are very good somalia haa nolato
heron93 2 years ago
axsan fanaanad waa caasha waa fanaanad hobalada waaberi ka tilmaaneed
xabashoow1 2 years ago
Caasha Cabdoow all the way!
dhagax 2 years ago
waxaa kaloo icajab galiyay ninka ka taagan dhinaca bidix waa aabihii kataarka codka dheer MACALIN MAYSAR iyo waliba ninka garacaya foorida iyo dhaman raga mesha wax ka karaacaya iyo qaabka ay isula helayaan yaasalaam iyo xadaa kan dhexyarta garaacaya oo ka xiga dhinaca midigfanaanada thnaks for posted thos great video bro
abdullahi1988 2 years ago
hayaa waa caasha cabdow malayka heestaan waa lala qaadi jiray fanaankii la qaadijiray baa iga dhunsan?????
thanks xasanburhaan
abdullahi1988 2 years ago
good thanks
daadirey 2 years ago
wooow
735601 2 years ago