Added: 4 years ago
From: sayidgedo
Views: 57,614
Sort by time | Sort by thread (beta)

Link to this comment:

Share to:

All Comments (47)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • @1960SOM Same here sxb!

    

  • Comment removed

  • nasiib daro xaliima qaliif iyo faadumo qaasiin waxay dhinteen iyagoo aad ooga tiiraanyeysan wadankii oo bur buray dibnama unoqon alow janadii fardowsa ka waraabi aamiin aamiin

  • WAXA DAREEMI KARA AMA DHIB KA HAYSTA DAD KA QAXAY WADANKA OONA KU NOOL DIBADAHA.

  • waa hees wadani ah masha allah

  • waaaw aad ayaan ujeclahay heestan walhi markaan maqlo waan ooyaaa thanks feynusta fanka and all hobalada waaberi

  • waaw eshcalaa hees walhi heestan markaan dhageysto waan ilmeeyaa viva feynusta fanka and all hobalada waberi

  • Dalxiis kaaga maan imaanin Dalkaygow! :(

  • ala qiroo badanaa alaa somali maay tashadan oo nolaal sameeystaan ilahayoow nabad kaa dhiig dalkeena yaa rabi qurbo waba kaa silicnee gumeysigeda xuun dalkeena nabad kaa dhiig yaa rabi amiin

  • runti waa wax aad loo murugoodo aadna looga naxo fadumo qaasinw axa ay sheegayso waxa magaci somali halka dhigayna wa in yar oo fara ku tirisa walahy wa qiro iyo murugo somali ale hays fahan siyyo aamiin

  • soomaliya khalaas soo noqod male, kolba qaar jaddida aya guba, hada al shabaab waaye bari waa qaar kale. hadi ay hada midowdo imisa sano oo dambee ayay aduunka gaadhi doonta, qarnigu waa kow iyo labaatan. soomali dawlad iyo qaran ma haysan taqaano kuli waa wada geeljire maxaa loo layaabaya

    waan ka xumahay inaan wadan dawlad safaarado sida adunka kale anaan laheyn oo UN ta ku xirannahay meel kasta waanasiib daro. sory

  • waa marihii amps maxamed saciid samatar gacaliye

  • somali haday caqli leedahay in badan ayaa murti lagula hadlay lakin "DHAGIHII ALLA WAANIYO AYUUNBAA WAANSAN".

    somali waxba kuma qaadato, dhiigan daadanayana mooyi waxay ku falayso.

  • yaa wax maqlaa hee , dhib badanaa

  • i luv dis song 4 real coz dis is di only one dat it makes me cry

  • waxaan dhahaho ma garanayo. am sorry wadankeena wuu u dhamaday AM SO O SO SO SORRY :'(

  • This song is very touching and so true. I know we r tired of being qaxooti. we all want peace but can we all suport one leader doesn't matter what clan he or she may be can we all unite?

  • im sorry

  • I am djiboutian student and I have also tears when I listen this song , it is so interesting ,

    I think if all somaly people in conflict listen this song , it will be a good cure because human being forget all the time the values of his country and his family and his nation . and make pryar to somaly . inchallah peace will come from somalian people themself . viva somalia , Islamic shinning nation !

  • proud to be somali...

  • wow,tears..tears.

  • Tears flow when I hear this song... Somalia, the people of Djibouti have you in its heart.

    Noo soo nooloow Somalia!

  • wallaahi markay ilintu isoo dhaaftay ayaan garan wayey.inaan dibidaha aan wareegno inaan qaxooti dal aan moodno miyaan noolasheena kudhamaysanayna. ALLOW HASAN DAHIR iyo AL SHABAAB WIXII LAMID AH NAGAQABO.

  • Somalia listen

  • walahi waa wax anaga an gacmaheena kukasbanay hadana waan kasoo noqon kar somaliya waxay horay utiri wixii kuhelaa kahadal ee maanta nabad aan sameyasano oon ILLAHEY KABARINO DALKEENA AAN SIDIISI HORE KOSOO CESHANO DALKEYGOW AAD AYAN KUGU XIISAY

  • Ammiin abdijabaar Ilaahey Nabad waarta Nolol barwaaqo leh umad is jecel Allaha naga dhigo

  • wallaahi,marka heesta aan maqlay xaaday ayey istaagtay.ilintii iga soo daadatay ayaa xawadkayga buuxsantay.allow waan dhibtoonee dhibka dheef nooga badal.NABADA NAAS LANUUGO LEH.RABOW NABAD WAARTA NASII.

  • alla illin aanan ogayn ayaa indhahayga soo dhaaftay walaahi

    ilaahaw nabad ayaan kaa barinay adaa keeni karee

    sxbayaalaw 2da fanaan ee u dhaxeeya magool iyo hibo nuura wa kuwee ii sheega hadaad garanaysaan

  • Please anybody know the title of this rowayade??

    I need to ask somebody to get it for me but i need to know the title or name of this rowayade.

    Any help ?

  • Alloo ba'ay dalkeeeeeygooooow

  • the thing that's wrong with Somalis is that behind closed doors or in this case computer they feel the pain from just listening to this song, most of you really want Somalia to unite and prosper but we all know that each one of you wants your clan to prosper that's why Somalia wont see peace unless you cut all ties with your clan or anyone that feeds you negativity. remember these warlords are in power because they have you to support their ideology.

  • oooooooh, so sad

  • Omg walahay waan ooyay markaan daawaday ilaahayow somaliya oo nabada nabada aamiin

  • wow.

  • I am doing nothing but watching Somali videos today. It is so soothing to my spirit, familiar to my heart, so deeply touching!

  • its so nice to hear that, somalia, my beutifull nation is allways in our jeart

  • I know. Thanks

  • markaan arko sida aan isku cunayno iyo sida aan qabiil isku aadayno waaan uuyaa heestana waxa ay taabanaysaa wadnaha mar yaa noo ciliya dalykeena ilahyow u gargaar somalia

  • Amazing song! So touchin, it really reminded me of home and i pray and hope that i am able to go back some day and enjoy dalkeygoooow!!

  • Vert touching walaahi

  • Very touching. Thanks gedonet and Sayidgedo. And D11NA please don't have that view, you are a women, a Somali Women. It is already known that you are the most valuable asset of Somalia. Raise young smart educated Somali children who will one day become leaders. It is you who hold the destiny of Somalia threw your guidence. It is you who can stop Qabil and fragmantism by raising your kids inaccordingly.

  • Poignant, Magic and very moving. Waa goorma wakhtigan?, Samatar, Magool, F Qaasim, Jubba iyo Hiba Nura baan ka gartey, who are the others?

  • That brought tears to my eyes is so true, I wish women could lead our country coz men are upto no good. I am not proud to be in someone else's country but what choice do i have as a woman. I hope for a peace

  • touching wallahy, we are tired of being qaxonty, dalkaygo waan kuu dhimanaya

Loading...
Alert icon
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more