Added: 2 years ago
From: SomaliTotalMusic
Views: 930,889
Sort by time | Sort by thread (beta)

Link to this comment:

Share to:
see all

All Comments (537)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • somaliyey hestan wadaniga dadka firsaday waxa ay kudhawyihin 1,0000000 ama hal milyan oo soomali ah recordkan ay fiska heysato wax hes ah ama wadni ah oo sidan cml lama hayo waxan daremaya somalida markan inay wadniyal noqdeen oo jecel wadankoda marka ay dhibta tabatay dal iyo dibadba. SOMALIYEY KACA WAAD QALIBANTEENE,

  • heestaan qof walboo dhageysto oo somali ah waa inuu 'like' dhahaa.... 16 dislakes somali ma ahan miya kuwa dislike dhahay inkaareey qabaaan, ma itoobiyaan baa

  • God Bless Somalia....

  • waxaan u maleen 14 dalka nabad ma u rabaan

  • stupid BARQASH ka bax commentiga

  • caadi ma ahan fiska wadani girl

  • ONT'T READ THIS CAUSE IT ACTUALLY WORKS. YOU WILL GET KISSED ON THE NEAREST POSSIBLE FRIDAY BY THE LOVE OF YOUR LIFE. TOMMOROW WILL BE TH EBEST DAY OF YOUR LIFE HOWEVER IF YOU DON'T POST THIS COMMENT TO THREE VIDEOS YOU WILL DIE WITHIN TWO DAYS. NO, YOU'VE ALREADY STARTED READING SO DON'T STOP. THIS IS SCARY. PUT THIS ON FIVE VIDEOS IN THE NEXT 143 MINUTES. WHEN YOUR DONE PRESS F6 AND YOUR LOVERS NAME WILL APPEAR ON THE SCREEN IN BIG LETTERS. ACTUALLY WORKS

  • allow south of somali nabad ka dhig...... To reer somaliland, sayid bare ragim ni baabiye qoxoootinga waa tan logu soo daadiye jubaayin ilaa baladweeyn hiraan. we welcome you guys with open hand and also we open our houses. Never been called any names. Number one we are not jaahil. firstable qax waxaa noog horeysay 2007... we never dream we will leave our paradise south of somalia. inashallah this will end..... all hogooyeey maanta laydu waacay gaajo----- urugayaal madax jaqaftaa leh.

  • Comment removed

  • hees wadani, 882,112 ayaa dawatay. Maanqaboojiya Fiska iyo Abdi khalid , 830,629 ayaa daawatay , dhamaan fanaaniinta kuwii hore iyo kuwa cusub ma jirro fanaan haysta recordka daawashada oo ku dhaw Hal Million soomali ah inay dhegeysteen heesaheeda , great jobka Fiska nooloow.

  • Farxiya Fiska waa gabadha kaliya fiisashada heesaheeda youtubeka ugu badan maxaa yeelay almost 900.000 VIEWS waa meesha kaliya laga qayaas qaato xiisaha iyo qiimaha bulsha waynta soomalida ay ku leedahay. GREAT JOB.....

  • @zipviruss..Hooyadaadii iyadoo gaajooneysa oo qaxaysa sarajooga kugu dhashay wasee afkaaga uraaya iga jeedi dhilo iyo qaniisba adigay ku dhaleen nacdal baa adiga iyo meeshaad ka timid iyo jareerkaad tahayba ku yaale uff waan ka wiswisaa reer koonfurta gaajada u dhimanaaya habeen iyo maalin orod dadkaaga wax u qabo bilaa damiir ayaad tahay iska nool hooyada & walaasha maalin walba isku dul dhimanayaan gaajo awgeed reer xamar gaajo afkaaga uraaya ka leexi Somaliland.

  • @Barwaaqo00 khaniiski ku dhalay wasse, ha ila sheekeesan, nacallaa adiga iyo reer woqooyiga ku dhalay wasse. bax khaniisiinta reer woqooyiga ah dabada u taago, qurunka aa tahay wasse.Wax eedhis qabo aa tahay markaas aa dad ka hadleesaa, hargeysa ka hadal dhilladi ku dhashay wasse. ma ilaawday in aa booyaas noo ahaan jirteen, dhilladi ku dhashay wasse, reer woqooyiga waa ku shaqeesanaa, nacallaa wastee!!

  • Comment removed

  • @zipviruss Shut up eyahow jareerka ah Isaaq waa loo shaqeeya adigoo kala noo shaqeeya reer xamarka hargaysa bulaacadaha ka shaqeeyaan jaariyadaha waa naago reer xamar ah uff ha isku hadlin nacasyow gaajada hayso kkkkkkkkkkkkkkkk

  • alla faqasheey intaad somaliland kaa tagtay caayeysid waa laguu dhaamaaye bal horta hoos u eega ubadkiina gaajada iyo cilmi la.aanta u baaba.ay .anagu heeryadii faqash tuuraye kun sano haday igu qaadanayso inaan kaa go.o ma soo noqonayo .

  • Comment removed

  • Comment removed

  • ishabaabku duliyahy shiyeehu kabadan yahay shacabkuna ildaranyahay ala macibay kadan tahay

  • ishabaabku duliyahy shiyeehu kabadan shacabkuna ildaranyahay ala macibay kadan tahay

  • erayadii abwaan Siciid Sheekh Abuuker Ismaaciil (ilkojiir) waa iidoor

  • @zipviruss dhiladii ku xaaarteywase  futada faraha kala bax.

  • ABAHIIIN CAQLI KA WASA  HEESTANI WAXAY KA SOO BAXDEY MASKAX REER SOMALILAND AH. ABWAAN REER SOMALILAND AM PROUD ILAAAAHI IGA DHALIYEY SOMALILAND

  • @dhuungal reer woqooyi waaxid, somaliland waa la wasaa, . bax meelaha ee rere woqooyiga ka heesaayaan aad, maxaa ku keenay meeshaan? maa meelaha dalkaaga lagaga hadlaayo aadid?!!!

  • Walaahi weligay uma duceynaayo somalia ilaahay ha idin madhiyo gaajo iyo xabad ha idinku salido xaasidiin baad tihiin qalbi xun oo xaqiiriin ah nacalaa idinku yaal somalia jareerta koonfurta ee bilaa caqliga ku dhashay kkkkkk Viva ISAAQ Calanka xunee aad haysatiin idiin keenay jaamacada carabta idinku daray bal idinku maxaad taariikh leedihiin aan ahay dhiig aad ku faantiin jaahiliin yahay ISAAQU Caqliga u ahaa weligeedba kkkkkk VIVA SNM VIVA ISAAQ VIVA SOMALILAND .DOWN SOMALIA

  • @Barwaaqo00 Qaad hadaan kuu qaado duco waa lagaa helayaa sidaan filaayo iyo walib .... kkk.

    fiiri walaal iska daa cunsuriyada qalbiga ayaad ka jirantahay fikirkaanna waa mid adiga uun kuu gaar ah dadka soomaaliyeed ee goboladaa degen kulama qabaan. marka cudur kasto dawo ayuu leeyhaya dawadaada waa in laguu guuriyaa nimankaa jareerta aad sheegeysid nin ka mid ah. jamaicankaba jareer weeye sax?

  • @cilmiyare9 Hooyada Uguuri Nin Isaaq ah Oo Qurux Badan Oo Ilka Cas Ayaan Haystaa Nacasyow Ima Gayaan Nin Aan Isaaq Ahaayn Ufff Wixii Aan Isaaq Ahaayn Gobta Somaallida Waa ISAAQ VIVA DOWLADA SOMALILAND KA NAXOW NAFTA WAA

  • @cilmiyare9 Hooyada ayaa qayisha iyo walaashada xamar afrikanku ku waso maalin walba kuwaas jaagoonaya ee alshabaab dhagaxa ku dhiso u iibi qaad ka nacal diizak afqadhmuunle iga leexi huuradaada iyo afkaaga uraaya jareerkow uffffffff

  • Farxioyo Fiska Huuno Heestaan aadbeey u macaan tahay isklu day in aad keento hees kale oo wadi ah

  • Farxiya I knew that will happen, I don't know How I can explain myself but My Paltalk name is call "Awliyo_26 MC", I was in paltalk for years now, Since the day you put this song, I put a lot when I feel you. Thank you and I want you go with my comments, I speak english, french and my mother tongue of Somali,, I'm culturally reach so that I can represent my people, I reach that level...I love Faxiya, I thank the guy who made song,

  • This is the best so far from Faxiya, I feel shame when I see my people killing each other..I cry every time I listen this song..Faxiya we need more wadani songs please..

  • LOVE FROM CIRKA IYO DHULKA DHEXDOODA MS ILWAAD

  • dadkaygu damiir xumaa

    dagaal iyo belo jeclaa

    dareenkii maxaa ka qaaday???????

    daryeelka, dantooda maxaa ka jeenshey???

    maxaad dulmigiyo xumaha dadyohow u bariinsateen???

    aan is dabaqabo hooy is daba qabano yaynaan bal dabar go,in^^^)))))

    dhega adagaa

    wax garadkii waa ku daalay

  • axyaa wadani, bal dadkeena waydii............ maxaa laysku dilayaa,laysku dabar jaraayaa,dagalada sokeeyaha yey dani ugu jirtaan, waa hees qiiro xambaarsan,

    fiska heestan waa miday ugu labiska weanagsan tahay

  • waraa horta waa in soomaaliya laga gooyaa reer woqooyigaan qabiliistiga ah wallahi!! Maba aqaan waxa ee soomaalida u soo jiidanaayaan dadka saxaarada degen oo buuraleyda ah oo hadaneh reer baadiyaha ah, waxa oo siyaad barre ku nacay ee qabaan. wallahi. baxa waryaada ee geelkiina raacda

  • @zipviruss WARYAA REER SOMALILAND WAA KUWA DADKA KAA DHIGAY EE CALANKA KUU KEENAY DAMEER YAHOW CAQLIGA KA MADHAN REER SOMALILAND WAY IDINKA AQOON BADAN YIHIIN IDINKA WADANISAN YIHIIN NACALAA IDINKU TAALE JAREERTA REER KOONFURTA ANAKAA IDIIN CAQLI AHAYN AWALBA IDINKOO ITAALIYAANKU WABIGA KAAGA TALAABO OO DACAS XUN IYO GUNTIINO NAAGIHIINANA XIDHAAN CALAN IDIIN KEENAY IMIKANA UUFF BAAN IDIN NIDHI 21 YRS AGO FUCK SOMALIA.....VIVA SOMALILAND 4EVER

  • @Barwaaqo00 dhilladi ku dhashay wasse, ha ila sheekeesan, sharaf uma lihin in aa ila hadasho! reer woqooyi ur badan aa tahay, bax geelkaada raaco.

  • @zipviruss Shut up Dhiladii ku dhashay adiga kun jeer wasee ma adigoo reer koonfur qadhmuun badan ayaa reer somaliland wax ka sheegi karaa nacalaa reer koonfurtaa tahay iyo gaajada u dhimaneysaanba ku yaale qadhmuun hido idinkaa u leh aabaha caqliga xun ka wasee uuffff waan ka faana reer koonfurta jareerta ah kkkkkkkkkkk

  • @Barwaaqo00 nayaa ragga hala kaftamin, ceeb waaye!! wallahi guskeyga aa kugu tumaa!! labis kulahaa, reer woqooyi maxee labis ka yaqaanaan, waa dad ur badan oo geel maahinee wax kale aqoon!? aqash,, arod bax reer woqooyiga raaso aniga kuma rabo, geel aa kaa uraa!!!

  • Comment removed

  • Comment removed

  • @Barwaaqo00 dhilladi ku dhashay wasse, ma jileec aa isku mooday?, khaniis aa tahay qaxbadi ku dhashay wasse, maxaa u wadataa magaca naagaha, sharmuutadi ku dhashay wasse, ma guskeyga aa raasanoosaa??? sharmuutayahay habeen iyo maalin la wasso, bax geelkaada raaco, reer woqooyiga ku dhalay wasse. ha ila sheekeesan sharaf u malihidee, wabi maahinee wax kale ma ku fikirtiin, balaayayaheey abaarta badan.

  • Comment removed

  • @zipviruss jareer yahow jareer ku dhaley ee caqli dhagaxa leh dumarka nabad gali abahaa iyo tii ku xaaarteyba wasse uraaye yahow uraayahu dhaley. cawaaan nacalaaa reer koonfureed ku yaala maxaa waxa na barey

  • WARYAA HADAY CID REER BAADIYEE TAHAY REER KOONFURTA NUMBER ONE AH NACALA LABIS XUMADA IDINKAGA TAAL IYO DACASKA IYO GUNTIINADA XUN EE AAD XIDHATAAN UFFFF WALAAHI DADKA SOMAALIDA UGU DHAQANKA XUN WAA IDINKA NACALAA JAREERTII IDIN DHASHAY KU TAALE REER KOONFURTA ASALKOODA KENYA KA TIMAADEEN SOMAALI MABA TIHIDIN GAAJADII IDIN DHASHAY WASEE DADKAAGA MAALIN WALBA DHIMANAYA BADBAADI HADAAD CAQLI LEEDAHAY DAMEERAYHOW CAQLIGA DABADA LAGA GELIYEEY

  • fatxiyaay inaabti miyaa ragii hawiye laga waayay salaadiinta puntland ama somaliland oo kale? hadmuu xamar u dhalan che guevara. insha alla before the third somali femine3 2o22. aamiin aamiin

  • hawiye ayay u taalaaa!!!! maantana waxaad keenteen femine2 . intii kalena ifkii baad ku ceebayseen.

  • Darood and Isaaq need to put Hawiyes where they belond which is the zoo because they rob Somalia the wealth of Isaaq and Darood.........they are animals

  • Comment removed

  • waa hees guubaabaa qofkii qaran soomaaliyeed uu qiimo la leeyahay oo dhiigu kacayo. aawey sharafteenii soomilyeed qabiil baa la isku laynayaa qabiil waa cudur aan dawo laheyn .nooloow fiska iyo abwaanka heestan sameeyay farxiya fiska afkaaga caano lagu qabey , ilaahaan idinku dhaarshee diinta soo xasuusta bulshada soomaaliyeed nolol uraadsha

  • maxaaa leeysku dilayaa laysku dabar jaraayaaa?????????????

  • Fiska thanks

  • Fiska waa Fananada Sanadka

  • Shameful!

  • I hope this song Alshabaab would listen and turn their way off approach method  what's good for Somalia should shunned ...I am an ethiopian but I understand somali language and this beautiful artist is crying for her nation.. God Bless you farheya and somale beautiful people!!!! I used to live Mogadeshu in late 80's I am from Tigray region we love Somali people.

  • Comment removed

  • Comment removed

  • woow ileen yabay oo idhi heestu xagay murtida ka xambaarsan tahay ee ka macaan tahay ileen waa murtidii sheekh abukar ilka jiir ha noolaado sheekh abukar ilka jiir waa wab waan weyn oo somalilyeed

  • HEY

  • waa yabee waxaan wadnahaa ku dhag leh miyaa waraa farxiyo adiga fanka waad ku walaatee waxaa kuu wanaagsan ninkaaga ahaa sheeqa wlhi waxaan waa aduun ee ka tooobakeen walaalay ee aqiro shaqeeso walaalay

  • The Somalis are true fucking tribalism and sick. They are not patriots who love their country, a kind of shit. Even educated people are tribalist therefore I think it's over for Somalis and Somalia. The best solution is to sell this country to China, never to hear about this breed of mediocre crap.

  • @placegoumayoo2

    and you are??

  • @MrJustinkwk adigu somali miyaaad tahay mise qoti. ta kale moqdisho hore anigaa u tagey oo dhisey imikana anigaa somaliwayntii ka baxey . 21 sano ayaa heshiin ladahiin goormeydin heshiin awalba anagaa moqdisho dhisney oo dawladnimo ka dhaliney

  • farxia fiska mansha lah wadi aat tahey taasna waa mid laku farxo somalia oo dhan dhib ayaa heesto ilaahana kaqadidono insha alah

  • lol its goood my wadni

  • @kamadaaye waxaan ugu duceyn waxa lagu ducaystaa ilaahow xaasidkayga badi . mida kale hadeynu xaasid noqono sidoodaa sow sidoooda gaajo iyo masiibooyin dil qax kufsi dhac inagu dhici maayo kkkkkk

  • @kamadaaye hadii aan xaasid noqodo sidoodo ma wax ayaa ii qabsoomaya. koonfur somaliya iyo waqooyi laba dad oo isku dhaqan ah maaha. shaqona iskuma lahin . dhaqanka reer koonfureeedka waa dhaqan aad u xun xaasid nimo xumaan cuqdad xiqdi iyo buqdi ka buuxo. anigu ma necbi wax aan ku necbaado ma jirto masaakiinta gaajada iyo cooladaha ku habsadeen waa danbigiii somaliland laga galey ayaa wali laga jarayaa.

  • qabiilku waa duli , aduunka aan wax la qabsano qabiil aan iloowno soomaaliyeey ..

  • waxay danni ugu jirtaa somaliland oo rabta in la ictiraafo inta waddanku sidaa yahay

  • saciid ilkajiir wiil isaaq ma ahaa ee waa wiil faqash ah qof walba waydii

  • @geele19 siciid ilkojiir waa isaaq - heestan asagaa sameeyay

  • @kamadaaye becouse waa dad dhibaateysan. xaasidnimana umaanu dhalan anagu sidiina oo kale

  • @dhuungal ah ah ah ah sxb sorry iam somalilander so the things r not how u think!!!!!

    runtii anigu konfurta ma necbi lakin waxaan layaabaa sida ay u neceb yihiin somaliland iyo siday uga naxaan wanaaga somaliland marka aan arki,

    runtu waxay tahay qof ku neceb, adna jeclaan maysid that is all.

  • waa erayadii siciid sheikh abubakar ( ilko jiir) wiil isaaq maasha alaah markii horeba somalinimo isaaaq ayay daacad ka ahayd se walee dib danbe ayaan somalinimo la iskugu qaldin viva somaliland ilaaheyna somalida kale dabka ha ka dajo inkastoo aan ogahay in aaney marnaba hor u marka somaliland ka xun yahiin

  • @dhuungal kkk so why ad ugu duceyn xaasidka somaliland

  • @dhuungal adika qofkan aan layabey waxa oo ku hdlayo maxa kuku dhacey mawaladey wax ma sika ah walal adika somalia iyo somaliland laba maxa uka dhigee isku mid weeyan somaliana malintii ee nabad noqodo muqdhisho ayaa nilikadalinii sidii horeba nalikan dalin jirey

  • @MrJustinkwk r u serious? u r dreaming as if u wll never die . wake up plz it z now 2011 not 1960 or 1980

  • walahi if we get left completely alone we could of settled this but we think its our people fighting its not its ethiopia and us also arab countries igniting the fire....dont think somalis are stupid thnk about it how can a homeless guy with a wooden boat take over a armed fuckin commercial ship dont be stupid and dont let the media fool you because wat you see is not always what you think

  • superb i love this song. farxyooy she sexy too.

  • waa hees aad loo soo agasimay oo micno aad u weyn xambaarsan,oo runtii dhiiga dadka dhaqaajinaysa. way dhameysa hadal doc walba way daartey, waxaanse wada ogsoonahay in qof walba uu qabiil ka soo jeedo oo ay adag tahay in la midoobo.balse anna waxaan ku darsan.; war hooooy diinta yaan laga tagin,daawo qabiil waa heshiis, dul qaad badan isku yeesha,isku duubnaado noqda,ull iyo diirkeed.dabka wada dhiga duuga wixii hore diida colaada oo doona nabadda,daaimow allo na taageer.

  • waaaaaaaw thanks farhiya heestaan aad ayaan ujeclahay waayo weey ku qiiragalineeysaa wllhi dadka soomaliyeedna ilahay wax hafahansiiyo oo qabiilka hakareebo xataa comments ka qabiil ayeey ooga hadlayaan oo qabiil ayeey sheegayaan meelkasto oo aad ku aragtit ilaahay hacaafiyo weey xanuun sanyihiin thanks again farhiya

  • ohh maskiiin ilahow u naxariiso biniadamka sidas lo galayo inalilahi waina ileyhi rajicuun thank you siis

  • @BEHONESTNSAYTRUHT . layaab ma lahid hawiye dameer ayaad tahay oo aan waxba fahmin your are doqon . midh caqli ah aan lagu ogayn. aniga hawiye iyo dameer waa ii siman yahiin. markaa caqligiii dameerka ii kugu jirey ayaa kuu sheegay in heestani farxiyo fisku leedahay. waa nasiib daro somali mey wada kaftami jirin ee dameer iyo nockaastaba afka ayuu kula soo gali isagoon tariikh heyn

  • aaaaaaaaaaaa!!! i cry for my people...we are enemy to ourselves...oh GOD help us

  • farxiya fiska abaayo mcn noolow

  • muqdisho magaa ladii camir nayd oo habeen barkii lasocon jiray ma sidaasaa u dan baysay ilaahoow adaa weeyn oo ilaah kale majiro oo xaq lagu caabudo ilaahoow soomaali damiir uyeel

  • i like her song and her omg she is soo fit omg omg omg she is best lady .

  • I really love you and your very lovely voice Farxiyaa. I will be listening to it very frequently and try to sing together with you even if in a language that I do not understand. Your song is very touching even without knowing the exact meaning of what you say. God bless you and we will fight against the evil Abashaa together until the collapse of their authority in the occupied territories and terrorism of neighbouring countries like Somalia. Victory!!

  • She is also very attractive, like someone said before, for a marriage, a familiy and descendants. The fact that she is a Somali is not a trouble, like some may think, but an advantage as the arrogant Tigre and Amhara will have little chance, if any, to break into the relation to destroy it. Anyways, I am not looking for a relation anymore since 2004 and doesn't make any sense to think that way. There are a lot of troubles in life.

  • Long time ago, I was acquainted with a Somali girl who approximately look like Farxiya and we had a chat including about the occupation of Oromia by Ethiopia, our resistance against the Woyyaanee/Tigre occupiers and the racial ties between Somali and Oromo. And now I feel like she came back as Farxiya. Anyways, dear Farhiya has a very nice song and a true emotion about what she is singing about. She appears to speak of something that really concerns and she has conviction to.

  • I love Somali people and I love this song. However, I don't know what it means because I do not speak the Somali language. According to my feelings, she says like we have to fight against the enemy like Mallas Zenaawii of Tigre who attack our country and make peace amongst ourselves. It is the same as the Oromo case to which I belong. We also do not want foreign invaders and occupiers the reason why we fight against Ethiopian colonialism in Oromia.

  • waar dadkani caqli xumaaaaaa fanaanku waa qaaade nin erayada iska leh ee maskaxdiisa ka soo baxdey ayaaaaaa leh amaanta kowaad

  • farxiya fiski waa super saasa raba wax u sheeg dadkan waashey

  • waa wadaniyad farxiya fiska

  • somalialand fuck

  • @liban40 kekeek qofka wanada wadaa waa abwaanka heesta sameyey qofkan qaadaa waa massneger gudbinaya only

  • you talk abt musl and your half nude..........

  • SOMALIYEEEEEEY LIBTA LA ISKUMA DIIDO NINKA ERAYDAN IDIN WADA TAABATEY SAMEYEY WAA NIN REER SOMALILAND AH. SOMALILAND DADKA KU NOOLI MARNBA MA JECLA IN WALAAHAYO SOMALIA DEGAN AY XASUUQ KU DHAMADAAN . LAKIIN IDINKU XAASID CADAWTINIMO. MAXAYNU ISKU FAHMI KARNAA .

  • @dhuungal yaa dhahay somaliland waaye ninka sameeyay heestaan, ma u maleenayo waayo somaliga ay ku heeseeso ma ahan qaldan see kaa noqotay. mida kale ninka soo curiyay mahad wuu leeyahay laakiin fanaanka nasoo gaarsiiyay ee hadana codkiisa yahay mid qiiro leh, farxiya ayaan amaanta siineenaa kadibna abwanka soo alifay weeba iska gaari doontaa.

  • @Maandeeq 1 i agree with you aniguba SOMALI MA SHEEGTO MARKAAN UMADAA KALE DHEX JOOGO WALAAHI WAAN KA QAJILAA IN AAN DHAHO AM SOMAALI BUT I SAY AM SOMALI LAND UGU YARAN NABAD IYO KALA DANBEYN AYAA KA JIRTA HALKAASI

  • INUU QABIIILKU DULI YAHAY DHULBAHANTOW SOMALILAND DHINICIINA QABSADA OO ISKA DAAYA QABYAAALADA IYO HARTISM KA LOLZ

  • yeeey dani ugu jirtaaaa? jawaaab WAXAY DANI UGU JIRTAAA  ETHIOPIA ISRAEL KENYA IYO GAALADA. EE SOMALI CAQLI GII AY WAX KU FAHMI LAHAYD MA LEEDAHAY SAAADO CALI CAJIIIIIIIIIIIIIIIB

  • very graphic pictures, shouldn't be included, it ruins the song, or warn ppl next time.

  • farxiya fiski naftayda agtaadiyo aragaaga jeceloo hesahgan ku doogsanda habeenkii oo dhan adigan kooca igu yimaada farxiya nolow gobad tahee

  • @manchester2064

    this isn't about qabil, Those ppl u see there need help.And i didn't said in that comment that i hate darood but i hate mean daroods , and yh i love farxiya Fiska overall she sings great.

  • i loove farxiye fiska, and is soo hard to see somali ppl like this i almost cry. but in the end faqash was worst by killing isaaqs people that was unfair, and that hit back on those ppl. yeah life isn't fair anyway. but i hope may allah make peace to all of u ..god bless

  • @quruxleeyisaaq if u don't know firxiya fiska ah faqash, maxamed siyad barre's clan (mareexaan)...u hate darood but u love farxiya fiska, haha doqan baa tahay wallahi

  • walee warun dagaal qof ay dani ugu jirto majirto....somali magu cilmi qaadan waxey soo mareen VERY SAD SITUATION WE LIVE IN ILAAHEY NABAD AYAAN KABARINAY

  • war dadka nabad uraadshaa ,,,,

  • This song should have at leat 2 mills views man..

  • waxa laysu dilayo hawiye hala weey diiyo iyagaa dagaal aan waligiis dhamaa nayn wada 20 sano kabadan ee war yaa waxa naga qabta yaa afga ranaya waxani bili aadmi maahane waa cawaan aan aqli lahaynee hawiye waxay barteen bili liqo joogsan maayaan jeeray ledaan tankale hawiye waa faraaciintii dhulka timi dhulka dan kama laha dhulkana iyagu maleh iyo inay soomaali dawlad yeelato waa waxaanay ykala jeclayn dhulka oo ay ciidii xitaa dhoofsheen

  • @yayou30 Yes Walaalo Amiin 

  • alla waa caloolxumo in dadkeena saas yihiin ee ilaahoow ka bixi adigaa awoodee,lkin farxiyo aaway kuwaagi ma ka soo libisatay ? oo aabahood maad uga soo dhaqaaqday? walee waad beer adagtahay!

  • heestan aad u jeclaclahay!!!!! j'adore cette chanson je l'ai écouté tellement de fois et à chaque fois elle me plaie toujours autant c'est incroyable surtout au moment où elle dit: "war dadkan nolol u radshaay"

  • heestan aad u jeclaclahay!!!!! j'adore cette chanson je l'ai écouté tellement de fois et à chaque fois elle me plaie toujours autant c'est incroyable surtout au moment où elle dit: "war dadkan nolol u radshaay"

  • dada yahoo hadaa fahamil le heedeen heestaan maanta dulida aad cunoo shihii waa ka bixi le heedee ....dadkiina iyo dalkiin soo xasuusta oo duli nimo ka dhee raday dad yahoo somali dhamanoo isku tiira ee hal dad wada noqada walala yahoo is wada walaashata .............From Shamo Brothers

  • farxiya fiska sade caadi mahan waa wadaniyal

    proud mareexaan

  • 37 uneducated idiots are doing all that happining in somalia!

  • horta waa runted, qabil sucks, i'm a somalilander and i feel with somalia, but what happend in the past with siad barre and stuff is the reason.

  • nice song but dont show your body pz sis pz....

  • Farxiyo abayo waa hees macan oo maskaxda dadka gelineeso in ay ka firsadaan, oo ay fahman wanaaga nabada in ay Qalitahay, iyo nolosha ay tahay mid lagu dego . walaal sidaas kuwad hadalin wiligaa malin unbaan nabad heli doonaa, oon nabad ku nolaa doonaa,

  • Waa runtaa

  • ayeeyo saartay siyaad ee cida aad ku bedeshay sheeg sheeq shariif baad ku bedeshay oo shalay lahaa alaahu akbar hadana la ogyahay dhaqan kiisa iyo inuu markii ugu horeeysayba uu naagtii kilinton gacan qaaday oo lashirayay yaa ubaneeyay in uu gacan qaado shalay waatuu lahaa alaahu akbar oo uu wadaadka ahaa maxaa bedelay moow qifkiisii ahaa gaalada wadanka halaga saaro hadana isagaa gaalada haii timaado leh hunguri weeynan baa bedelay wadaad nimadiisii ceeb ilaahoow hanodilin

  • This is so true Qabqablaha waa Digal they only care about money They don't care shacabka SOMALIEED

  • this is one of the reasons why somalian still burning till now like this lady here showing off her body and beauty and singing by making dua.. wallahi she is playing with the fire and u guys supporting her for this itaqul lah fear allah this is not the way you beg your creator .. may allah guide as all and make our country in peace so we can go back to our mother land where we have a freedom and religion !!aamiin!!

  • soamlaiaya maxa logaheesayaa maheesbay wax ku qaadanyaan gabayo iyo heesaba ku dhamaadee

  • I cry for my people. We are our own enemy.

  • maxaa laysudilayaa bal isweey diiya soomaali yeey iskadaaya qabyaalada ee qabyaa lad waatii qayrkeen inaga reebtay ee inagadaaya oo nimarkan soomaalida inala sheeganaya oo eeshiyaan oo aanu naqaan kulaynaya dadkooda iyo dalkoodii aan lawada dagaa lano eeshiyaan waa dad iimaanka la oo qamriga gada iyagoo muslim ah oo daraaga gada oo waxka xaasid san majiro walaalkiis waxaa kala qiimabadan 1dolar soomaali dhaqankeedu waa dhaqan aan cidleh oo aduunka saaran jirin sida midba midkale ucaawiyo bye

  • =====HAWIIYE IYO ISAAQ===== duuul wada dhashaanu nahay dabuub iyo adhaah qudh isku mid baanu nahay=======

  • WAA RUNTED;[

  • i LUV HER....ALLA HOOYO....CODKEEDA....IS GREAT! WAA HEES WADANI;)

  • war maanta xamar waa la wada gubayaa qabiil kaliya maaha, lkn dambigaas oo dhan waxaa iska leh kuwii bilaabay xamar in la gubo91kii anigu reer hebel oran maayee. ilaahay kuwaas caradooda nuguma cadaabo, maanta waxa la jogo waa cadaabe.

  • @bookhlander marka hore intaadan dadka farta ku fiiqin history ga somalia so baro iyo sidee wax u dheceen. Mida kale 1991 dagaal ka ayaa dhacay lakinse xasuuq ka hawiye1980's ki ayuu jire im sure dadbadan ineey san ogeen aad adiga ka mid tahay. Dowladii siyaad bare meheen mid cadaala ah, wadan ka nabad wuu ahaa lakiinse Hawiyaha si hoos hoos ayaa lo xasuuqi jire habeenkasta guriga aya laga bixi jirey. Dagaalki 91 ki somali oo dhan wey isla jirtey muhiimadana wey ehed in siyab bare laga saro

  • Isaq Darood Dir Hawiye,Dhamantood waa dad somaliyeed walaal,

  • Insha,Allah waxaan rajeynayaa inaan nabad helno Amiin yaa raab

  • Comment removed

  • maxaa heesta looga saaray sawirkii dadqalakii cabdilaahi

  • hawiye waa walaalahayo waanu ka damqanaynaa ama aanu ka xunahay waxa ka dhacay muqdisho cadawgiiiniina wuu idin daawanayaa ilaahay nabad ayaan idiin rajaynayaa

  • isaaq way nabad jaceyl yihin waxan filayaa in ay muqdisho ay dagi doonto insha allah this year brother

  • isaaq way jacayl yihiin in ay hagagto muqdisho lak

  • kkkkkkkkkkkk

  • waa si fiican, in nabada laga wada hadlo, laakiin, fanaaninta waxaan kula talin lahaa, in ay heesaha wadanigaa xooga saaraan,

  • Ya'Allah, Have Mercy On Somali And Somalis!!

  • this is my morning song right here.. with a nice cup of dark brown black tea.. bless the new Somali artists thats abroad still makeing that good Somali'an music

  • i love this song mashalahe she got a beutyul voice

  • hawiyye wakaa casaaday markay ka soo dhoofeen gidirtii iyo mooffo -diiba

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk­kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk kaftan.com

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk­kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    sidda kale yartu iyadu waa inay si asturan u labisataa hadday diinta ka heesayso ama cid kale guubaabinayso,

  • walaal farxiya fiska waa mahadsantahay laakiin bal adi laftaadu bal diinta dib u eeg

  • farxiya i live ur voice and midha heestan wlhi, sweden ayana nasiib ku yusheeya in aan aragtidaa iyó codkaaga aan ku dhayso ama aan ku arko..  gaar ahan gothenbourg .... viva oyg...

  • qabiil ku duli yahay dont you understand the clanks in somalia are ruining somalia but brothers and sisters somali has failed for 18 years

  • waar wuxu miyay dirac asturan gashato.googaradii iyo kaashaligii baanu arkaynaayee sidaan ugu qiiroonaa hessta wadaniga ah. kkkk waa sidee?

  • thank you awespme one

  • great song. well, done wlaahay farxiya thanks afkaaga caanao qaboow lagu qabay 1love u

  • kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk­kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk­kkkkkkkkkkk

  • faexiyo fiska faexiyo fiska faexiyo fiska

  • allaaaaaaaaaaaah yaa farxiya fiska

    heesahaaaaaaaaaaaaaada runtii waa wax ku oog lkin yaa kula fahmi

    

  • mashalaah heys qiirat leh walhi i like it .....

  • great song! well done..we need more artists who truly are patriots!!!

  • Subhanallah Its so sad to see my people act this way ... "maxa lagu isku dilaayaa" i really dont get it. at the end ayaka laga faaideesanaa oo walalahood iska dilaayaan. i mean somalida maskaxda baaa qabiil ka galay cudur ka qaadeyn Ilahayow so xanuuni umadaas dhibka iyo dagaalka wado. Amiin. overall i Agree wit her, Nice Song.

  • @mirhan1231 haa waa sidee sheektay "qabil ku duli yahay" iyo "war dadkan nolol u raadshaay" ........waa runtaa somalida cudur baa ku aburmey......ilahey ha so xanuunio....

  • wwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwww­www

  • waxaa laysu dilayo waa kursi wax kale maaha wadaad iyo dowlad iyo cidkasta oo dhibaatada wada raga soomaaliyeedoow makursi baad magaca soomaali u dabar jaraysaan dadku haday dhamaa daan ogow adaa waa kugu baryi oo aan wax kadan bayn doonin dhulkana waa nalaga qaadan sida ku dhacday dadbadan oo inaga horee yay tankale hadaad dadku dhamaa daan yaad xukumi war soomaali ool aqligu hasha qeeyo qabyaaladana joojiya dhib intaa inoogu filan baan filayaa

  • She is singing about we are all the Same blood, we are all Somalis!! I'm proud to be Somali VIVA SOMALIA....NO QABIL, NO BUUQ!!

  • u r the best farxiya

  • Who is why SOMALI NOW ?