Added: 4 years ago
From: Gobanimo2007
Views: 103,256
Sort by time | Sort by thread (beta)

Link to this comment:

Share to:

All Comments (104)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • Ethiopian soldiers scaring mothers and sisters of OLNF otherwise they will be jailed or beaten.

  • kuwaaan aakhiyo bay aduunyo ka doorteeen iyo waligood ineey duli ahaadaan, haday waxay sheegaayaan dhabkatahay eedooy ilaahaada ka yaab godbaa kusugaayee amxaaro faa iido kuumaheeyso iyo waxaan dulinimo aheeyn mooyeee

  • MASKIIN WAA LA QASBAY

    SHE HAVE NO CHOICE

    AND THE VIDEO GET NOTHING

    TO DO WITH SOMALI PPL OGADENIA IS

    PROPAGANDA FROM SALIBI FASHIL ETHOPIAN GOV

    

  • war ONLF wey jirtaa weyna jiri doontaa inta taako ka mid dhulka ogadenia ay xabishida xooga ku heysto waxa alaale iyo waxii jaanjuus ah ee gaalada la hal maalan gawrac baa taqaan yeelkeed 10000 ama million waxii dhimanaya halganka cid af iyo qori ku demin karta ma jiro OGADENIA wey xoroobi ee daba qoodiyow halkeed qaban islaamahan wareersan ee cabsida hayso cid ay u tirsan yihiin ma jirto viva ogadenia viva ONLF qofkii hadlaya ha hadlee ninkii dhoof ku yimid bey geeridu dhibeysaa.

  • onlf waa tuugo qabiil ku jihaad. amxaar la dagaalanku ka dhab maaha

  • dabaqoodi hoyadiin wase... 

  • XAQIIQO waxaa ah in reerkanu aheyn reer xor ah , ma wax kaleey dhihi karaan oo aan aheyn wiilkeena ku ra yi manihin wey iska cadahay

  • islaanta cabsi ba au gysey aydaba way ogtahay wiilkedu inu xaq ku socdo.

  • lol SAX NABADA WAX LOO DHIGO MALAHA HABAAR QABOOOOOW HOOYADAA MAQAL INKAARI KUGU DHACDAYEEE,,MIDNA WUU KU SAXSANYAHOOW AXMAARO WAA CADAWGA SOMALIA SO WAA DHIBAATO WALAHI

  • May God bless her souls. She passed away aprox a year ago.

    The stupid guy who created this Propaganda video who is Jail. His name is Guuleed cassowe. He is the man who created the Caraakanews website and many other video propaganda.

    Kuwii uu shaqeynayey ayaa Jeelka dhigey kadib markii ay ka gaadheen dantii ay ka la haayeen

  • May God bless her souls. She passed away aprox a year ago.

    The stupid guy who created this Propaganda video who is Jail. His name is Guuleed cassowe. He is the man who created the Caraakanews website and many other video propaganda.

    Kuwii uu shaqeynayey ayaa Jeelka dhigey kadib markii ay ka gaadheen dantii ay ka la haayeen

  • waan ka xumahay dadkayga oo saan lakala yelaayo onlf wa nuurka iyo iftiinka ogadenia waxa runta cadeeyana waa ayada ithopia hadii aay nabad raadsanayso waan ood wadaagnaaye dhibka hanaga dayso anagu somali baan nahay somalina waan ku hadalnaa dooni mayno nin gaal ah wadan kiisa walshayda muslimada aha wey asturantahay lkn ilama ahan sey wax ushegeyso inay wax ujireen any way videogaan ma ahan ku aan wax ku qadanayno ee waa ku aan kusii caroonayno

  • Long Live ONLF!!!

  • sharmuutooyin gus afka iyo sankaba kaga jiro guumaysi wajigiinna ayuu ka muuqdaakkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  • ilaahow hooyada qalbiga u qabooji dhibka haysa ka dul qaad ilaahow hooyooyinkena u naxariso aamiiiiiiiiiiiiiiiiiiiin

  • ilaahow hooyada qalbiga u qabooji dhibka haysa ka dul qaad ilaahow hooyooyinkena u naxariso aamiiiiiiiiiiiiiiiiiiiin

  • waa islaan cagaha dhulka loogu dhufanayo

  • Loool... is this a fucking JOKE....

    Long Live JWXO....

  • mohamed omar osman is my uncle, proudly ogaden , we guna keep fighting the meles regime, keep making these proganda videos there making my day lool

  • @zak21990 heheehehhe why you N ya uncle mohamed omar enjoy in Stuttgart Germany N eating Hagen Daz ice cream with ya wife N kids,,,,if ya really hero's go to ogadenia......

  • Itoobiya dhulka soomaaliyeed miyey leedahay naa ONLF taageera qas kiinna wasa inuu Tikree iska cunay doonayaan xoogaa bay soo qaateen dumarkan ha loo caqli celiyo

  • I travelled through the region 2 years ago. Both sides, the Ethiopia army and the ONLF, engage in gross human rights voilations. Somalis and particularly Ogadenis are under tremendous pressure. What I found specially abhorent is the conduct of the ONFL towards its own people Somalis. Why killed an engineer building a road or water well? Why? The ONLF is engaged in war against the educated Somalis simply because they fill civilian positions in the regional/local governments?

  • It is bull shit to bring the mother and a sister of a man to public and tell them to say things like this, it is unprofisional and whoever is doing this is well paid/trader "dabadilif" for the Ethiopean. Don't get me wrong I hate ONLF but I hate the Ethiopean even more.

  • I don't like ONLF because its princible is that only Ogen's are the citizens of the land, which excludes all other Somali people who have lived in the region for centries, but having said that it is bull shit to bring Somali mothers and told them to say we are Ethiopians, in that mentalaty I support ONLF.

  • Islaantaan iyo gabadheeda xogaaa shilimaad ayaa la siiyey mana ahan ogaden waa dadka ka oo ah cadawga ogaden oo xumaantoda rabta ogaden waaa dad naceb gumeysiga halyey badane ka dhashay marka maxamed cumar cismaan afka kala bax waa nin dalkiisa u halgamayo waxaan usheegayaa ninka soo galiyey muqaalkan mesha adiga hadaad nacabtay ogaden tahayna dadka la bahdilo ogaden waxbo ooga qadaysid waligaa cuqdad ayaad u dhimanaysaaa adiga iyo reerahiina

  • inaa lilaahi wa inaa ilayhi raajicuun."itoobiyaan aaminsanhay" kulahaa...abaayo ALLE aamiin asiga ku umoo inaad caabudo ifka laguu keenee...qof muslim ahna imaan la'i haku tilmaamiin waa ERAY diinta looga baxee ashahaado. WALAASHEEYEY intaad isleedahay walalka wax yeel adiga uun naar galideda ha isugu sabab noqon. itaqi laah...qof dalkiisa iyo dintiisa u dagalamaayo hadii adan wax u tareyna afkaada ka heyso adigey ku anfacee...THE SAME GOES 4 u hooyaday. may allah show us the right path aamiin.

  • WAR GURIGA AY KU JIRAAN NAAGAHAN ARKA QURUXDIISA !!!!!!!!!!!!!!! allow kaalmee wiilka ay noo dhashay hooyo daba qoodhi. ilaahay ba xaqa tusay naftiisana wuu u ogalaan waayay in uu ku raaxaysto filladaas wayn ayadoo dadkiisa ay gaajo u dhimanayaan fillana aysan waligood ku hoyan alxamdullilaah waan ku dhalee isoo raac majirto dad badan way calaacali in badan mushaar la iin diid dabaqoodhi yaal

  • man i always heard dabaqoodhi lol this is their channel huh?

  • it seems like it bro, these fuckers always have to always twist the truth

  • aniga waxaan ahay mujaahid somaliyeed ONLF xoogaa qaladaad ah ahlahaato lkn waa dad xoriyad u dirir ah oo dhulkooda kaxoraynaayo tigree iyo jawaasiisteeda

  • dadkaan waa dad maskiin ah oo baqaya ,xoriyadna haysan,, hadday si kale u hadlaan cid walba waa ogtahay waxa dhacaya,,, waxaan la yaabanahay duliga video gaan meesha soo gashayday,, qof dhiman maahee qof caqli leh miyaa daaca qudhunkan aaminaya.

  • kkkkkkkkkkkkkkkkkkk***Ilahoow Islaanta miyirkeedi u soo celi iyada iyo Gabadheedaba

    Waxaan kale oo odhan lahaa Gobolka Galbeed ee ay ku nooshahay Islaantu markii igu denbaysey soomaaliya waxaa ku badnaa Wadaaddada Ahlu Sunna Wal Jama ilahay ha iska daaye Marka waxaan odhan lahaa islaanta Qardhaas u dhiga bal inay caadi ku soo noqoto **lol

  • kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk ilaahow somli ugargaar war saas ma itoobiyaan bey ugu baqayaan ilaahow ugaadeen ugargar habrah dhab kama ah ee waalkhasbyaa daba dhilif baa kasbay ugaadeen ah ilaay xoogooda matusu ugaadeenka, awrka ilma yari makexeeyeen haduuogyhy xogiisa eeilaahy baa saanooga dhigey ,marka ugeedeen xoogiina arka ayaanleeyehey

  • i am so sorry walaahay , ma inan keedii oo dalkiisa iyo diintiisa difaacanaya ayay kuma dhalin iyo hay sheegayn leedahay islaantu??? eedo wuxuuu gartay wiil kaagu hadaad adigu garan weydey iska aamus plz !! oo haku hadlin afkii Itoobiya iyo daba dhilif kooda....

  • wallee habarta weey lunsan tahay waxaa u cad kaliya dhowrka bir ee odageda ka qado tigreega

    gabartaa ka sii daran oo ku leh waxaan aaminay ethopia get damn waa dad aan damiir nool ku jirin anigoo ah from mogadisho waxaan aamin snaahay maalin uun in ONLF eey hadafkeeda xurmina doonka ah eey gaari doonto hanoolaadeen

  • Comment removed

  • yaab badanaa ma waxay ledahay gumeysi ayan rabaan mise waxy didantahay ONLf malaga yabaa in lagu qasbay in ay sidaan sameyaan o ay tahy nuuc ka mid ah gumeysiga?

  • fuck ethiopia...I cant stand somali people who think ethiopia is going to give them anything Fuck Ethiopia....ONLF

  • LONG LIVE ONLF! ONLF4LIFE

  • Ilaahayow noo naxriiso meel walboo aan joogno haddaan Soomaali nahay; dulligan iyo dhibaatadanna inagaa isu keennay oo kugu caasiyownaye inoo dambi dhaaf oo cadowgayaga iyo kaagaba naga guul sii, Yaa Raxmaan! Aamiin.

  • she should recieve an OSCAR......LOL..

  • Waa dullinimo in aad lacag dhaafsataa dalkaaga iyo diintaada!!!

    Kolleey lama arkikaro waxa ka dhacaayo kaamirada gadaasheeda......waxaa macquul ah in lagu qasbay waxa ey leeyihiin.

    Wiilka waxa uu sheegaayo waa sax in tigreegu gabdha soomaaliyeed kufsadaan raggana dilaan qof ka hadlikaraana uusan jirin....aan ka aheyn ONLF.

    ONLF ilaaheey ha guuleeyo waa dad noole!!!

  • Ogaddenoa waxaa kabdhaha xoog ku qabsado gumaysiga madow waxay rabaan way kasoo biyaan.Hada waxaa soo baxay kilika lixaadka ee somalida ethiopia gumaysiga madow waxay ugu yeeraan kililka 6aad waa somalia. Somalia xoog ku qabsatay waa in xoog looga saaraa oo loomidoobaa wadahal kuma baxayso.

  • bal eeg borobogaandaha noocana mise waaba macquulo waxbaa ka jira, waxa dumarkani sheegayaan, mise tani waxay xaqiijinaysaa caqabada ugu wayn ee reer ogaadeeniya haysata ee ah in labada walaalaha iyo labada is dheshayba midna onlf yahay ka kele ku hago itoobiyaanka inkastooy taas ay lawadaagaan dhamaan xidigta afarteeda geesood oo kale, shaadhkii la doonaba haloo huwiyee. war soomaali anaa ugu liito oo aniguna waan arkaa halkay salaadu ka toosi wayday ee dhiiga tuuba laydinka miirye kakacaay l..

  • Walee Ogaadeen iyo maryoolayda kale ee kalinka shanaad baan ka xoroobin eithopia saa soomaali waa uun soomaali haduu kalin shanaad joogo iyo hadii kaleba, war goormaa laydinka tashaday oo laydiin tashaday? Walee ma dhoween. inta laydinkala qoqobay oo kaaba qabiilo laydiin sameeya ayaa sidii xoolihii hadba xero laydinku xareeyaa oo maxay ku dhacday nasiibkayaa ah oo anagaa laysku keen jabshaa. layna kala iibsadaa tolaaye goormaynu waabariisan wadadadii cadeedna cagta saari sidii 77

  • waa runteed waano walaid hadii la yeli lahaa waraabe ari ma cuneen, walee waa hooyo iimaan leh jecelna in la nabad galiyo umada masaakiinta ah ee wiilkeeda allaha u soo hanuuniyo wuu ka duloobaye ONLF waa shufto umadana u jeedo gooni ah ka leh xabashidana ayadaaba ka daran.

  • Way ka muuqataa in ay dad baqaya yihiin,oo lasoo khasbay.

    ONLF waxay raadinaysa xuquuqda Soomaalida K5.

    Waa la ogyahay in hadii ay hooyadani sidaa u hadli weydo caawa la kufsanayo,oo Itoobiyaanku wiilasheeda kale iyo ninkeeda dilayaan.

    Markaa hala yaabina hooyadan,nafteeda ayay bad baadinaysaaye.

  • sidan xabad iyo baasuuke looga dhaafi-maayo, iyaga iyo wixii gacansiiya. heshiis itoobiya la gal = keen qoorta aan kaa jaree. marba haddii aad dhimaneysid, maxaa kuu diiday inaad sharaf ku dhimatid?????????

    ONLF waa sharaf, sidaas baana kharka ku jiraa oo waa in cadowgan madow ee masiixiga ahi meel walibaa sidii jiirkii laga dabo-galo oo ay sheekadu gaadho addis-ababa. maalin maalmaha ka mid ah addis-ababa dhexdeeda ayuu dagaalka gaadhi

  • LONG LIVE JWXO

  • the biggest fraud i have witnessed thus far...the biggest fabrication...your telling amid ethiopian troops raping and rampaging the people..committing the biggest genocide witnessed in this part of africa...they would develop such a video...such propoganda...those who beleive are worse than this women and her slut daughter....we know these people..liers...got paid good but.

  • ONLF oo baa'bada mooyane soomalida K5 haddi aynu nahay waligeen hor mar gaadhi mayno, xita dad kii waligoodba walaalaha ahaa way kala jareen oo colaadbay ku dhax beeren. Siyaasad dadka lagu mideeyo ama qorshe hor mar le oo dadka danta ugu jirta halganka la tusiyo ayaa looga fadhiya ONLF hunguri lulan.

  • Carabatuna sido kale in ay hubka inta ay ku soo siiso ad adiuga danahaagu ku baaqadanb dadkaaguna ay ku dhamaadan mooyane maxay ku qabtan wali ma maqashay Jaamacatul carab oo le wan ka soo hor jeeda am taageroi ku muujinaysa? waa maya balse in return waxa hormar ka sameeyan gobolada kale xata timirtid ay fidriga kugu soo diri jiren tigray ayay u leexiyen awr yahow, xoolahaaga waxay u samaysten war shad wayn oo hargaha iyo saamaha ay tigreega dib uga gataan. awr bad tihin indhaha isku haysa

  • Walaalahayga soomaliyed meel walbaba oo ay joogan guul iyo barwaaqo wan u soo rajaynaya balse tuugta ONLF ee calooshooda u shaqaystayaasha ee an garanayn waxa ay u dagaalamayan iyo waxay ka dagaalamayan ee danihii dadka masaakiinta ah baabiyay waligood ma guulaysanayan. waryaa waa wiilka doqonka ah NEW york times aya fashilisay ayau ku leeyahay maxay ku qabatay new york danta ay ka lahayd wa kaa gaadhay oo chinese ayunbay ka soo horjeeda dhulkaaga hormarka ay ayagu kju diiden ku samaynaayay.

  • naa iska amuuuuuuuuuus

  • HOW MUCH DID THE ETHIOPIA BASTARDS GAVE THESE RETARDED BRAIN WASHED LADIES!!!! ...ETHIOPIAN GOVERNMENT WANT TO WIPE OUT THE WHOLE RACE OF SOMALIS IN THE HORN OF AFRICA...she says there is no brutality cause HER HUSBAND IS A SNITCH!....IF SUCH PEOPLE CARED ABOUT THE WELL BEING OF THE VAST MAJORITY THEN SHE WOULDN'T TALKED LIKE A SENSELESS MOTHER...fuck Ethiopian Government, New York Times have exposed their vicious acts of human rights abuse. fuck Mele Zenawi and most of all fuck the snitches

  • they telling just the true. ONL waa jabhad isla walalohood dilayo. Waa sida Cayrka Hawiye. Habaar bey qabaan. Ilaheey ha naga qabto.

  • you are right to some degree, THERE ARE SOME SICK BASTARDS IN THE ONLF BUT THAT DOES MEAN YOU WILL SUPPORT THE GREATEST ENEMY OF SOMALI RACE...ETHIOPIAN GOVERNMENT WILL DO EVERYTHING TO RUIN THE LIVES OF THE SOMALI PEOPLE, THEY JUST CAN'T STAND US

  • Hadaad moodo in new york time kaa naxayso. Ood doneyso in aad cisho walbo deris xaqada la dirirto hade waan arkayna mesha aad isla gartaan. I don't see Ethopia like Great enemy they are peasful more then us Somali rice. But i tell you une thing you will be free but you must know whow did you gone injoy it. Don't atack each after the freedom, becouse we don't know to for give each other.

  • onlf tani waa idiin daliil inaad guulaysateen ee fadlan hadaan reer xamar ahey talo waxaan idinku darsan lahaa inaad magaca mid soomaalida mideeya kadhigtaan dabcan waa waxaan idinka dageyn una badi in dhibku dhinaciinu u badan yahay uu gumaysigu ku falo hadana hadaan ahey muwaadin SOOMAALInimada jecel wey idhibtaa dhibaatda idin soogaarta kaliyan oo ayan kuwa SOOMAALIDA idinla qabin.

  • thgis is nothing but propaganda from the TPLF O.N>l.F are our freedom fighters they have no reason to rape and kill the people they are figting for

    O.N.L.F

  • ONLF 20 kii sano ee ay buuraha ku jiren deeganka ayunbay uka bene hor mar in u soo kordho mooyane wali xata mar kaliya kuwa hal koomboy isku dayay in ay u jilib dhigaana maaha. Ibraahin xaad iyo ciidan kiisa oo kaliya ayay xata iska celin kari waayen oo ay niman ay walalao yihiin oo masaakiin ah oo iska shaqaysta oo an waxbaba ka ogayn ay iska dilen. ma taasba geesinimo ah, haglan haddii ay doonayan may kaamamka ciidamada gubaan. maxay maatida iyo xoolaha shicibka u baabinayan fule xaarwayn ONLF

  • waxan halkani fariin uga diraya doqmaha xun ee ku taagersan nimanka calooshod u shaqwaystayaasha ee carabto fand ka ay soo siiso in ay ka waantoba dhibaatada ay hada ka abuuren dhulkii hooyo. maanta jaamacadaha kuwa kililka ku yaala iyo kuwa dhamaan itoobiyada kaleba ku yaala waxa inooga soo baxa ugu yara ilaa 500 arday sanad walbaba haddii aynu eegno 10 sano ee soo socda xornimada aynu raadinayno qalinka ayaa inoo haya caalamkuna markasu ku dhagaysan kara balse xaarley ONLF waa xaabo iskutagtay

  • ONLF kuwa taagersan ayan hal su'aal ah waydiinaya. Ogadeniya iyo dhamaan kilil 5 inta taarikh la hayo goorma ayay noqotay meel qof u sheegan karo amase lagu faani karo? maxa yaala maanta dalkeeni hooyo? intee oo jaamacdood ayay ardaydeena soomaliyed ay wax ka bartan? shalayse imisa dugsi oo hoose aya dhamaan gobolka oo dhan ku yiili jiray? melese hooyadii ha waso aniguba ma taagersani balse runta marka aynu ka wada hadlayno maxa inoo kordhay 20 kii sano ee ugu danbeyay? ma qori baynu ku helnay ?

  • horta waxa caday u ah in lagaadha wakhtigii u nabigeeni suubana u sheegay in lagaadha wa marka ad aragto dad oo xumaanta ku faanaya iyo sii ba waalidka oo la aflagaadeyo ama la caasiyoba. hada kuwa meesha ku jira eega bal ee islaanta wiil keeda meel ay kala xidhiidho markii ay garanwayday intan miciinka soo mooday in lacaayo horta waa mid laga fiican yahay hooyana cay malaha ee idinka aya xaraan xaaran dhashay ah kuwa wax caayayow.

  • SAX ISGA HADH NIKAAA HOOYO SHEEGYO

  • naclad ba amxaar ku taala

  • onlf maxay qaban karta wa jamhade. na naaga yahow sanad kasta dhala oo dhul ka amxaarka ka saara oo wada onlf noqda rag iyo dumarba. viva onlf

  • ahmed0130: sounds like u r trying very hard to distance from the word "lesbian" ow and other thing u should get ur natural pro-name for instance dawaro, anbaro, batuula etc, instead of pretending to be a guy be proud of who u r [old iidoor-lesbian] I know it's hard to be accepted but at least u r being honest to ur self...charity starts at home...u know cunt-face

  • This is an example of why the Somalis will never reach progress, Y..would u wanna put down ONLF and degrade your pple & ur dignity over a few lousy dollars? The answer u expecting might be a little different..u see those ugly women ain't even in the region nor do they belong to the pple of Ogaden, simply they are being bribed by other Somali tribe members who hate the name of OGADEN. Don't they know HATE is what caused the destruction of their NATION-Somalia, at least Ogaden is on the on the map

  • Fuck this bitchs call ONLF = Old-National-lesbian-Fighter. killing their ppl.

  • ur not even allowed 2 go to a REAL jihad if ur mum aint happy with it. being caasi is the second biggest crime that a muslim can commit in this life(only converting into anothe religion worse). he should listen 2 what his mum is saying.

  • duq daan lacag badan aa la siiyey aa ka muuqata .. bitch ass .. doesn't she know she's gonna die and meet god alone ... long life for ogaden and freeedom.

  • guys leyts all flag this,pliz,hooyada diin kabaq waad kadide karta,wella lacaag waay kamudatha guriga,ur rich

  • FUCK DIRTY ETHIOPIANS.

  • itoobiya somalia ka leexo

  • ONLF does not represent Somali galbeed, ONLF is mainly backed by few ogadens, Somali galbeed is inhabited by Isaaq, Ogade, Shekhal, Gadsan, Fiqishini, Dhulos, just to name few. ONLF is nothing but a terrorist and they will never get support from us.

  • soomaliya saan baa udan beeysay midna muxuu kuleeyahay darood wuu is xukumi kaaraa hawiye waa doqomo waryaa is kunoqo cadawga adiga oo kale ayuu doonayaa 17 ayaad dal qaxooti ku haheeyd saas baana u hadleeysaa shame on you my brother we know abulahi yuusuf he will regret this somalia will unite and fuck amxaar again like we did 1977 i love my fellow daarood im hawiye i plieve we are one and our enomy are the warlords and eithiopias be stong we can not loose abulaahi yuusuf cadaab isku diyaari

  • naagahan sidan kuma fiyooba maxaa ka qaldan waaba dad waalan, mise xabad baa lagu hayaa oo la yiri wiilkiina la hadla

  • mamadaw

    kala bax gabadha afka doqon ayaad tahay waxba ma aad garan kartid adinka ayaa saas somali u galay hadii hawiye wax yahay waxa uu ku heshiin laha muqdisho waa adinka waxa ka dhacaya muqdisho kama dhicin somali kale waana ay wada fiican yihiin saad u jeedid doqon hawiye waxba iskama qabto

  • ONLF are freedom fighters insha allah they will be free soon . mida kale naagta istaheil la baxday afkada kala bax hawiye i see u alway blaming hawiye for every damn shit.

  • ONLF are crazy idiots, they burned their own land and then they wanted to plant a terrorist cell in Somaliland, Puntland and the rest of SOmalia. Besides, ONLF is one clan front, and one clan cannot act extereme Soomaali Galbeed. They are undone..

  • who hell uploaded this vedio it must be zenewni puppet. it is insult to freedom fighter and insult to all us. How on earth can ask those weak, scared women, sorry this will not help you

  • manta hadii la fiiriyo daarod waa is xukumi karaan dirna waa sidoo kale lkn hawiye ma is xukumikarta mana is maamuli karta waxa ay xalaalsadeen dad dhiigiisa iyo malkeeda waxa loo labanayo waa aaqiro viva somalia all

  • stupid afkada hawiye kala bax

  • asc walaalayaashayda somali waxan la yaabahay oo aad oga xunahay in manta dhalanyarada somali ay ku shaqaysanayan dad dantoda raba in ay gaaraan kana soo qaatay wadamo kale lacag markaana dagal galiya dhalanyarada somali mida kale yaanan lala yaabin hawiye somali malkeed ayay waxay ku baashaalayeen 17 sano marka manta ma ay raban in laga qaado

  • Runtaa walaal ONLF wa sida Cayrka nagu soo hogaamiyay argagixisada sidi uu bililiqadi uu 17 sano ee lasoo dhaafay ay gurteen u difaacaan. Haatan islam ayaan nahay ayeey yirahdeen, sow mucjiso allah nama tusin?

  • there making her do this fucking ethiopians we will not listen to ur prbaganda

  • wAR IDHAGEYSO ANIGU MAXAMED CISMANKA IYO CALIYADA Akhrinaysaanba ma'aqaan mana raboINAN BARTO. wadankan Ogaden WAAN UDHASHEY WAXEYTAHY BAN GARAN DHULKAD U DHALATEY QIIMAHA UU LEYAHEY ANBA MAR DHOW BAN LEY SGEEGEY IN ONLF AY ADRADAY KU DISHEY NIGO LAAKIN WAXA IGA DARAN DOQN YAHOW itoooooooobia quruuuuuuuuuuuuuuu.

  • Maya walaal iminka waan is fahanay. Ha ila yaabin. ONLF waxay naga dishay in ka badan inta ay Dhergi & Tigree naga dishay sidaasaan ugu cadhoonayay. ee wax kale ma aha

  • Waxad rabtid ku hadal anigu adoo kale kama arsado, adaabtayda iyo assluubtaba iyo aqli baan la kaashada garaadkaaga intuu yahey baad ku hadashey anigoo umaleyn inan nin isku sheegayso anse dan ka laheyn waxa tahey anigoo nag ah baa ku ley kaa sareeya.Martada iyo maradha ii dhiib aiga maraha isii adigoo wadanka sheeganay hadad dareenkaga intaas yahey ALAH BARI.

  • Walaal raali ahoow waxaan kuu haystay nin. hadaad gabadh tahay waxaad tahay walaashay oo kale marna sidaa kuulama hadleen. Sorry waxaa xanaaaqa i badayse waa dhibka dadkayga lagu hayo

  • Marka hore dabkuu idinka dhigi dumarsidisiiye.

    Marka xigana daabaqad yuu idin dareensiine.

    Marka xiga dalkuu idinku oran duunyo dhaafsada e.Marka xiga dushu idinka rari sida dameeraaye.

  • Kaasi waaa Ina Cumar Cismaan, ee maxaad u garan waydeeen.

  • @Gobanimo2007 waan ka xumahay dadkayga oo saan lakala yelaayo onlf wa nuurka iyo iftiinka ogadenia waxa runta cadeeyana waa ayada ithopia hadii aay nabad raadsanayso waan ood wadaagnaaye dhibka hanaga dayso anagu somali baan nahay somalina waan ku hadalnaa dooni mayno nin gaal ah wadan kiisa walshayda muslimada aha wey asturantahay lkn ilama ahan sey wax ushegeyso inay wax ujireen any way videogaan ma ahan ku aan wax ku qadanayno ee waa ku aan kusii caroonayno

  • Gabeyguu sayidka"Dadaw maqal dabuubta ku iri,ama dan haw yeelan ama dhaha darooryiba jiryeye,dooxork yeelkiisa.Nin ragey dardaaran u taheye, doqon hamoogaato.dawo lagama helo gaal haddad, daawo dhigataane waan idka digayaa kufriga aad dabceysanee. Dirhamkuu idiin qubahayaad dib u go'aysaane,

  • Idinku kufriga Asmara & Biyo-Dhanaan aad hoos joogtaan maaydaan arag

  • Hubaal:isagoosoomaalia gabaygii sayidka; gabadhaay anaa jaaabtaada ku siin ee i dhageayso in adeer adigoo dhalinyaraha baad saas u hadleysaa? anigana waligay arag ayaan aminsaneyn tobia mana doonayo dalkeyga anaaa u dhiman dabadhilif shisheeo dantisa uun damiir ka doortaad tahey is marji.

  • Isma marjinayeee kuwaagaas oo kale ayaan marjin ee argagixisada ah

  • dembiga wax ka leedihiin,maxkamed u diyaar garooba ama cabsi ha idinka keento amase runba hadinka ahaatee.comité Ogadene-Suisse- Geneve de les droits del'homme.

  • comité Ogadene-Suisse- Geneve de les droits del'homme!!! Waa la idiin yaqaanaa inaad tihiin kuwa xabada & dabka dadkayaga lagu laynayo soo dhiiba ee argagixisada ONLF soo siiya. Xuquuqul Insaan bay sheegan iyagoo Tuug & Badhcad isa soo urursaday ah.

  • Suvienez- vous le poème de sayid testament "O peuple, écoute le message que je te transmets, ou dis que ce sont là des paroles insenées et néglige- les, C'est un testement pour les pour les conscients,qui les irréflicise l'ignorent!

  • Hey Can U say that poem of Sayid in another language, english or Somali perhaps. It'ld B nice 2 share that poem with me

  • Est-ce-que je rêves ou c'est réalité des Ogaden qui se trouvent en ithobia,je comprends leur situation de vie,si c'est la cas. J'espère qu'il ne soit pas Ogaden

    celui qui a publié.Moi qui ne jamais vecue en Ogaden je ne esse d'y penser, et d'entendre ainsi! en tot cas pas mes oreilles, incroable!

  • Hey Can U say that poem of The Sayid in another language, english or Somali perhaps. It'ld B nice 2 share that poem with me

  • If her husband takes salary from the government of Ethiopia, why in the world do her son spreads propeganda for the terrorist. I think she is right by telling her son to mind his business and stay away from Admiral Mohamed Omar Osman, who kills innoccent civilians, and his gangs rapped his sister in Gunagado.

  • this is the most funnies comments a have ever heard. Ethopians are idiots, they are trying to convince us this is true. Even 5 years old cannot beleive this.

  • This is Ethopian propaganda Video, because there no way that a Somali-Mother says this things to her son who is fighting for her freedom and the freedom for his poeple...

    Stop the Propaganda amxaaaaaro

  • kkkkkkkk yaab yaab yaab yaab com dow eedo

  • LOL.....they forced them to talk, .....scred faces.

  • ilaahay xoriyad ha ina siiyo, safiy u know what is better for u, for ur son and the rest of us, safiyo, u were forced to recite this msg but i'm 100% sure that its bot ur choice to say such a pittifull word, u know who rape u, who rape ur sis and mam, but u got no choice and freedom to say what u feel

  • Thanx Stand up for Ogaden People. Waxaa na kharibay dambiilayaal, daroogiistayaal iyo kuwa kufsigu diintooda tahay. Ogaadeenoow kaca oo ka dhiidhiya qudhunka ina Cumar Cismaan iyo Criminals Co.

  • waxaad tahay khaainul waddan sxb,waana laguu ciqaabi doonaa illah amarkii malinkale. so do you mean you supported ONLF to commit these crimes you calling now.why you didnot stop these crimes when you were ONLF in the highest commintee. while yo tell this when they kick yo out. feel ya sorry tuug

Loading...
Alert icon
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more