Ameen
4zeberga 2 years ago
Psa 23:6 Hubaal cimrigayga oo dhan waxaa i raaci doona wanaag iyo naxariis, Oo weligay guriga Rabbiga ayaan degganaan doonaa
Guhaad74 2 years ago
Guhadoow halkan bal eeg ciise markuu so noqdo waxuu ku oranayaa"
22 Maalintaas qaar badan baa igu odhan doona, Rabbow, Rabbow, miyaannan magacaaga wax ku sii sheegin, oo miyaannan magacaaga jinniyo ku saarin, oo miyaannan magacaaga wax badan oo xoog leh ku samayn?
23 Markaasaan ku odhan doonaa, Weligay idinma aqoon, iga taga, dembifalayaalow"matayos 7:22,23. marka guhadow meel gal maalintaas adiga
mocow72 2 years ago