sxb waku ayan daro in ad xumaan u aragtid wax dad walalaah oo muslim ah xidhaan wixii galadan cadi u aragtid war sutkan somali odhan xidhan tahay maxad ula yabi way day madhaqan ban u lenahay. khamiiska wa wax nabigeenii suban uu xidhan jiray hadii lagu daydan wa shay suna ah oo oo wax xuman ahi kuma jirto kan pakistanigan wa khamiiskii oo lakala jaray weyo wax uu ku sah layaa in ad orado maskaxda kashaqaysii walaal intanad wax qorin wax isbarbadhi than jawaab
man shalaah
sagal979 3 months ago
plz can u send me the first song by email
many thanks
raaxeeye7 1 year ago
Somali maxaa jeclaysiiyay dhaqan aanay lahayn, mida labaad waxaa inaga qaldan dhaqan iyo diin,rag wadaado ah ayaad arkaysaa oo gashan shaadhkii dheer iyo surwaalka Pakistani ah, nin imaam noo ah wax kaleba ma gashado, dadkan markaa waxaa ka qaldan dharkaasi waa dhaqan ummad kale leedahay, barigii ayny khamiiska uun ku eekayn ayaa la qaatay laakiinn imika waxay marayaan dharka Pakistan,u fiirsada la Shabaab, dhamaan waxay gshan yihiin dharka Pakistan, dadkan in cashar lo dhigo wayay doonayaan.
Duqsi 3 years ago
duqsi
sxb waku ayan daro in ad xumaan u aragtid wax dad walalaah oo muslim ah xidhaan wixii galadan cadi u aragtid war sutkan somali odhan xidhan tahay maxad ula yabi way day madhaqan ban u lenahay. khamiiska wa wax nabigeenii suban uu xidhan jiray hadii lagu daydan wa shay suna ah oo oo wax xuman ahi kuma jirto kan pakistanigan wa khamiiskii oo lakala jaray weyo wax uu ku sah layaa in ad orado maskaxda kashaqaysii walaal intanad wax qorin wax isbarbadhi than jawaab
(peace)
casoowe100 2 years ago
nice i like the editing..
zuuleee 3 years ago
Asc it look like the ppl had had a aroos wadaad, wothout the music it's gr8, may Allah bless they marriage aamiin
lovepeaceNislam 4 years ago
Damnn nice song maybe i listen the music 100 times a day while i am working or reading somthing..........lol....... nice and chill music
raaxeeye7 4 years ago 2
woooooooow nice song love it to bits thank you! for uploading this nice nikah too :)
lovemydeen 4 years ago 2
Nice nikah but bad music
uuuurto 4 years ago
hambalyo iyo bogadin khayr ban idin rajenayaa insha allah mabruuk
MISSHERMAN2007 4 years ago 2
nice editting bro can u tell me wat program do u use to edit plz
babuNL 4 years ago 2