yaa'salaam .... midho+laxan+music+cod+muuq+action=dhAdhAN .... sahr dawo you are surely Excellence full singer at all side and i aprotiate really how you do that. any how i can say to you LONG LIVE. ... malabaan la diriraa ma lixbaan ka cararaa ,ma leeshaanka dheer baan loolnida dul saara,,, ninkii garan baa taa garan???... waa ereyadii ale ha u naxariistee abwaankii waynaa, ahaana aabihii jacaylka fanka somaliyeed. MAX'MED CALI AHMED ''KAARIYE''
lets suport voetbal clubs like ,llp.wagad,waxool,horseed,coz we are (somali)emotionly ppl we need some one to suport thats in our dna .then we can become a hooligans,to 4get about qabiil ,let,s hate each other that way.just like europians.guys what do u think?
i agree they are greatest somali band jus they are clasic and da music is top right know if we all became friendly pple and stop qabiil we will be best country on the earth
xaaaaaaaaaaax miyaa la igu weenyahay** waleee waxaan xasuustaa wagaan Galkacayo aan Joogay oo aan heestaan dhageesan jiray mmmmm liibaantu waa ma is af garanaaa*******woooow Nice song thanks sahra Dawo
Hi Mudugboy, what can I say. this is the good stuff of good old days! DURDUR, what a band! Walaal ninka Organka garaacaya sow ma aha ninkii guursaday gabadha Cumar Dhuule, allaha ha u naxariisto labadaba?
it is possible to get this fantastic song anywhere? was it released on vinyl? i want more durdur!
alltrashers 3 weeks ago
waa loo bogey heesata
cali3606 5 months ago
WOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOW
CIISE DAAHIR QAASIM,AXMED DAAHIR QAASIM,SHOOLI YARE,AADAN XANDAL AND MY DEAREST FRIEND C/LAAHI CUJEER CAJABI.
VIVA SAHRO DAWO.
sanweyne100 11 months ago
I luv This Songs, I wish My Counrty was Peace Like it Was Before... MashaAllah Wat A Memory, ThnQ Mudug Boy!
saaira46 1 year ago
sahro dawo adis maku noolo bro adis waxaa ku nol amina camaari iyo bashiir ibraahim iyo bunis intas ayaa ku ogaa sx
MrCabdi20 2 years ago
yaa'salaam .... midho+laxan+music+cod+muuq+action=dhAdhAN .... sahr dawo you are surely Excellence full singer at all side and i aprotiate really how you do that. any how i can say to you LONG LIVE. ... malabaan la diriraa ma lixbaan ka cararaa ,ma leeshaanka dheer baan loolnida dul saara,,, ninkii garan baa taa garan???... waa ereyadii ale ha u naxariistee abwaankii waynaa, ahaana aabihii jacaylka fanka somaliyeed. MAX'MED CALI AHMED ''KAARIYE''
Abdirashied 2 years ago
@Abdirashied
well done son
husein724 2 years ago
@Abdirashied
sxb waa runtaa hyaa warka heestan oo wlaigayaan raafinayay ayaad i xasuusisay
husein724 2 years ago
this songs reminds me my childhood in mogadishu.. best days of my life!
cornholio777 2 years ago
lets suport voetbal clubs like ,llp.wagad,waxool,horseed,coz we are (somali)emotionly ppl we need some one to suport thats in our dna .then we can become a hooligans,to 4get about qabiil ,let,s hate each other that way.just like europians.guys what do u think?
somaliification 2 years ago
sahra is big artist I lake her songs too much becouse she is talking always LOVE and tru
TheWaraabe 2 years ago
sahro kooxdan ayay xaaraan ku qabta hada waxay ku nooshahay addis ababa ogaalkay
MrDafaaye 2 years ago
Sorry mudugboy, great memory!!
MsCocoblack 2 years ago
Oh mudugnoy, thank you.
MsCocoblack 2 years ago
Wow first lemme say this us the first time am seeming normal people commenting usually wild ones drop in.
Second I agree with you all I remember before the civil war I used to watch durdur I was a little girl but this is a memory that gives chills.
I hope our country goes back to the way it was. Only Allah can make this happen so let's pray!
MsCocoblack 2 years ago 4
DUR DUR waayo waayo xasuusta muqdisho.
really thay are legends.
sanbuqoboy 3 years ago
Esh Caala Hees..
RiskyBizNiss 3 years ago
waa runta algii
dhago laab u duleela iyo kuwa leeyr u duleela ilahey haka dhigo kuwa is maqla oo wax isu ogol
qalaaye10 3 years ago
Waayo waayo iyo wacdaro! Durdur and the 1980's, deserves more than 5 stars! Thanks! Mahadsanid!
Cumar2000 3 years ago
i agree they are greatest somali band jus they are clasic and da music is top right know if we all became friendly pple and stop qabiil we will be best country on the earth
aligii 4 years ago 3
xaaaaaaaaaaax miyaa la igu weenyahay** waleee waxaan xasuustaa wagaan Galkacayo aan Joogay oo aan heestaan dhageesan jiray mmmmm liibaantu waa ma is af garanaaa*******woooow Nice song thanks sahra Dawo
ayaan1980 4 years ago
W00000000000W Nice song i love it walle
ayaan1980 4 years ago
I'm in Love with this song!! I saw this music video on Hargeysa TV 2 years ago.... And Loved it ever since..... :) Thanks Mudugboy.... ;)
SomaliLioness 4 years ago 2
DurDur I love them! They were big hit in Ethiopian early 90s.
dhagax 4 years ago
Mudugboy: waa runtaa heestan waxyaabo badan bay i xusuusisay, waayo waayo! Saaxiib waan hubaa ninka garaacaya Organka inuu yahay ninkii guursaday gabadha Cumar Dhuule. Allaha u naxariisto magaciisa waan hilmaamay.
nabadraadshe 4 years ago
nabadraadshe sxb an ku saxo, ninka organka hayaa waxa la yidhaa ciise daahir wu dhintay AUN wuxuna isla gabadhan heeseysa sahra dawo, ka gitarka hayana wa walalkiiyoo ka fadhistay fanka marku ifka dhafay walaalkii. Leyla cumar AUN ka gursaday waa fanaan musikeyste mullaxan Da'ud cali masxaf o kolley ku sheegi maayo ninkani.
layaab10 4 years ago
Mahadsanid walaal layaab10
nabadraadshe 4 years ago
nabadraashe ma,aqaan walaahi .
Nabaraadhe shoow heesahan wax badan bay kusoo xusuusiyeen sxb loolz?
Mudugboy 4 years ago
This music brought tears to my eyes. It reminded me of those days that may never come back!