Added: 1 year ago
From: eyeforaphoto
Views: 29,621
Sort by time | Sort by thread (beta)

Link to this comment:

Share to:
see all

All Comments (24)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • waa erayo qiiragelinaya qofkasta oo somali ah marka somalia nabad Allah hakeno koley ayaga wakeensan wayeene dhibtana ha iskadayano hadiikale waxay qadandoonta waqti ineyqata in sidii hore lahgulabtaa calanyahaw surnaaw waligaba sarnaaw rabi saxrka kaqaad Amiin

  • @dacad66 sxb idinkaa cuqdada naku abuuray waayo dad aan walaalo nahay baan idiin haysanay,laakiin shalay maanta may noqon.waxaan jeclaan lahaa inaad amaanka uun noogu dadaashaan caruurtiina iyo dumarkiina daryeela malaayiin sano haday ka soo wareegeyso ma soo noqonayo .maxaa idiin diiday idinka inaynu laba dawladood oo walaalo ah ahaano intaad leedahay somaliland ma go,ayso .

  • may idinla tahay inuu sidii uu ahaa ku soo noqdo?waa maya wali maydaan fahmin wixii looga dan lahaa calankan aad silciseen ee kuwii keenayba ka taga,e calan samaysta .waan ka xumahay waxa jirtay maalin aan wax walba ka jeclaa calankan laakiin maanta sidaan u keenay buu iga yahay inaan soo ceshado .shacabka aad sugaysaana way tashadeene ha ku daalina .dantaada ka raac .

  • @abriniasporelover sxb waxaad keentay malahan calankana waxa lasamayaya 1943 waxaana samyaya rag layaqaan oo caan ah marka tariikhda haku dhelina hadaad tashatana cid kubahan malahan cuqdada iskadaya iyo cudurka kabuuxa ,,,,,,,,,,,

  • uuf uuf uuf uuf uuf CALANKA BULUUG AH,UUUUUUUUUUUUUUF.

  • @sevenupforever look at this dum somali person saying uuf uuf uuf what are you on, look at your self in the mirror u thing your white stop hating somalia u dum child u rejecting somalia is like rejecting both of your birh parents think before u start writing things u dum fuck. my guy things he's british dont let the passport fool u.

  • amiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiii­iiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiii­iiiiiiiiin

  • aamiin ilaahow sidii hore ku soo celi wadankeena

  • Viva somalia , my counry, my people. ilaahow nabad ha siiyo , cadawgeena ha jabo,

  • Viva Somalia, long my beloved country.

  • Comment removed

  • 11shiine i feel you brother we all love somali me to i feel to way u feel bro

  • waa hees markan dhageesta aan ilmeeya

  • Kala duwan kuwa heesta qaadaya iyo kuwa calanka dhuunta kudhagan

  • walahi heestaan waxii somali ah wii tabaneesa i mean waxii wadani ah kolay aniga heestan wii i tabatay laakin ilaahey waxan ka tuugeena inuu ilaahey sidii hore noo noqoto somalia in kastoo oo aniga aanan ku soo gaarin somalai oo nabad ah but i like waa wax maga wada maqan nabad ,,,,,,

  • happy birthday somalia. somalia for ever. death to the secessionist dreamers.

  • Somalia nooolow waligaaaaaaaaaaaaaa .

    Allaaah somalia mideeeyo

    Viva

    S

    a

    m

    a

    l

    a <3 <3 <3 lama huraan calanka somalia

  • Great song. Abwan Ali hassan, joogle, Amina dhool, hussen shire and shamsa all waa mahadsan tihiin. Soomaaliya ha noolaato.

  • odayal iyo habro lee heesaya maxa qatay dhalinyaradi

  • @ifraaah annaga iyagaa dhalinyaro noo ah maadaame ay waxsan qabteen dhalinyaradana waxaan ka rajeynayaa, waaba hadey jiraane, in ay Qalif Jooqle iyo kooxdiisa ku daydaan. Waxaa kale oo aan Jooqle ugu hambalyeynayaa soo saarista uu soo saaro fanaaniinta da'da yar, gaar ahaan laxanada qaaligaa ee aad moodo in uu wax badan ku soo kordhiyay fanka Soomaaliyeed. Hambalyo ayaan u dirayaa Ruqiya xaaji oo heestaan erayadeeda sameysay-waa hees macaan ee igula raaxeysta.

  • maasha alaah hoboloda qeylo dhaan maasha alaah isha cadawga soomaaliya alaha idinka dhowro walee heesihiina waa heeso meel fog wax ka taabanayaan laakin yaa wax fahmayo nin waliba hunguri iyo lacag uu ku badashay wadankiisa ilaahoow adaa wadankeyna noo nabadeen kara ilaahoow wadankeena nabad waarta noogu soo dabaal aamiin

  • SXB, CODE-KA USOO FUR VIDEOGA SI AAN U QAADANO (CALANKA.COM)

  • @CALANKAmedia

    Codka waa noo furan yahay ee xaggee ciladdu idin ka haysataa, haddii wali dhibka codka jiro fadlan ila soo xirriir si aan eyeforphoto ugu sheego. Aad baan calanka.com ugu mahadcelinayaa shaqada wanaagsan oo ay ummadda u hayaan iyo mudnaanta ay siiyaan heesaha wadanigaa had iyo jeer. Heestaan erayadeeda waxaa tirisay gabar Soomaaliyeed oo magaceeda la yiraahdo Ruqiya Xaaji Maxamed.

  • I love Qeylodhaan team but this song is amazing, come on Somalia, Somalinimo is a possible god bless all of you.

    Yusuf

Loading...
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more