Added: 3 years ago
From: hiiraanonline
Views: 58,272
Sort by time | Sort by thread (beta)

Link to this comment:

Share to:

All Comments (93)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • I'm English, what do the lyrics mean?

  • Sharif is just like the former President, he will full his pocket with dollars and live without any solution for his people and his land.

    what can we say about an unfaithful man like him? he sold his religion and now his country.

  • aamiin

  • bless Somalias current darkskinned fullblooded ethnic Somali president = Sharif Ahmed.. a true re-incarnation of a Kemetian/Puntite, amongst many wannabes and imposters...

    bless Somalia, HTPeace/Nabad Galyyoo

  • THE BIGGEST LIE EVER TO BEEN SEEN>>>9/11 TWIN TOWERS a must see documentary, who was behind the attack? go to google type: full video

    9-11 IN PLANE SITE

  • I believe sheikh shariff, is very danger gay to all somalian plus his on clan.founder of al-shabab?

  • Comment removed

  • Madaxweyne ma naqon karaa nin labo shillin siistay wadankiisa iyo diintiisaba?

    Bal danyeerkan foosha xun ee aqliga iyo damiirka laga qaaday fiirsha, waxaad moodaa minguste H. Mariam walaalkiis oo halkan taagan, qandha kula foolxumaatay jareerkii afka guduudnaayow.

  • @gurmad911 Nin muslim ah daanyeer haku mislin, ee qoraalkaan aan fiicneeyn ood halkaan kusoo qortay kasaar.

  • maasha allah geesiyoow wadanka ka bixi dhibatad uu ku jiro adigoo aan aheeyn madaxweeye ayaa u shaqeeysay madaxweeyne oo kale wadnka ka saar dhibatada walalahaaga dhibaateeysan waa u jeedaa lkn hal cilad amisom maa naga celisida ninyahoow

  • maanta maanta maanta wa maalin weyne maanta maanta maanta somaliweyne maanta!

  • Maandeeq mar labaad mala maali doonaa.

  • i hope one day the lyrecs to this song will true have meaning once again and that we all sing it wil great relieve! " maanta maanta maanta waa mahad ilaahe maanta" oh that breaks my heart.

  • my people need to united

  • Comment removed

  • I believe majority of Somalians will support any president that will govern fairly, no matter what qabiil he/she is.Qabiil is so over rated and people have realized that few selfish men(warlords) are using it(qabiil) as a sheild for their personal gain.

  • Qabil is a part of our tradition and that because of that we should not forget qabil and we shall remember them for ever because we have a beautiful tradition but to go to war because of qabil is wrong and should not be accepted in the somali society

  • Qadra , sorry to say that!!!! Today we need  Unite ...Freedom and Democracy No qabiil ....No is naceeb

    iska iloow Qabiil abaayo

  • Qabiil nimada weligeen ma ilaaweyno wayo waa daqankeeni waana daqan aad u qurux badan, laakin inu qofku qabyaalad dartiis dagaal la u galo wax macqool ah ma'aha walaal.

  • ma shariifba gumeeysi idinka saaray hawiyow dadkane waa cawaan wax eey garan hayaan ma lahan

  • inchaalah ik hoop dat hem lukt om misschien iets van te maken

    shit man

    is funny zo mooie en rijk land zo mooie mensen en alllemaal kapot gemaakt white MAN kk

    ze hebben zelfs somaliland nu haha

    als ze wisten dat hun voorouders geslacht en verkracht door de engelsen die hun die naam hebben gegeven shit

  • Sheikh Sharif waa saaqid.

  • Allaah maalin wayn nooga dhigo Aaamin.

  • I love this song

  • Ilaahow dadkeena midee..

    Happy somali independece day ..

  • happy independence day SOMALAIA!

  • 1st july is barito! love my people and i love somalia

  • koofur: bilaa nasiib, labba jeer ayay qaranimo idiinku dhawayd

    1-markii maxkamaduhu soo shaacbaxeen

    2- iyo iminka oo uu qabsaday sh.shariif labbadiiba waad diideen, fuck you

    dad ma tihidin. wax la buufiyo ayaad tihiin

  • HEESta Gumays´ta Somalia loo qaday !

    Shiikh Shariif nin Somali ah

    hadana madaxwayne loo wada doortay maxay tahay sababta !

    Heesta xornimadiii dhulka somalia lo saray !

    Somalia dad dhunsan ! yaa idin gumeestay oo madixiinu ka banan yahay !

    ilaa 1991 dagaal bay ku jiraa mogdisho 2009 !

    Idinka madaxa iskaga tagan xornimo isa siiya !

  • Mashallah.. love this song

    Inshallah somalia is gonna be normal again

  • Xaaaxi kkkkkk war shimoow nintay ninkii somalia aheey isaga oo naf dhib leh kujirto ayaan ogaaye hawiye ninka la yiraahdana laga celin layahaye

  • Somaliya Alle Haw naxariisto...

    Idinkana Samir iyo imaan haydinka siiyo...

    Somaliya waxa dilay Nin la yidha HAWIYE!

    Waxaana lagu Aasay Muqdisho!

    Ina Lillah Wa ina ilayhi Raajicuun.

  • This is kind of saaaaaaaaaaaad

  • lets see what he does. May Allah make it easy for him to produce a well stabled and functionning state. inshallah

  • Somalia, Somali baa sidaasi yeeshay, waxaa naloo qaatay Facistihii Siyad barre inta aan sidaan ku noolaan laheyn illaah ha u naxariisto siyaad, somali sida loola dhaqmo isaga oo kaliya ayaa yaqaanay waayo maanta nolosha wuxuushiin uu ka mid yahay cabdulahi yusuf iyo cali mahdi iyo muse sudi iyo qurunleyaal ayaa dadkii heysta sidas daraadeed siyaad cabdulahi yusuf oo kale xabsiga ayuu ku ilaabi jiray somali ha noolaato, gacmahana aan isqabsano walaalayaal...

  • I always considered myself as a Islamist, but this song makes me feel very Nationalistic

  • hassannur bro aniga waxaan jiraa 25 wadankeygana waan soojogay hadana waanka warhayaa lakiin waxa aad uga maqneey madhihikari waa dagaal sokeeye iyo wax lamid ah sababtoo ah somaliya kamajiro dagaal 24sano sxb ee waxkale ii sheek hadaadan waqooyi ka imaanin oo qaxootigii uguhoreeyey ee somaliga ahaa aadan eheen oo carabaha tagay..

  • somalis are 100% MUSLIMs..so was up with us??..my enemy is the word QABIIL from maanta!..sick hearing it.

  • I second tha brother...Qabiil is what got us in this state today...subhannallah

  • soo sad that i just wanna cryyy!!!..a man too,but so wat!. i lost 400,000 muslim somali sisters & brothers for war. i have been a guest all my life in other countries n contributed & still been unappreciated. all i want in life is, to go home NOW (somalia) & live in peace...

  • don't worry,god has a plan for somalia,one day we will all be together,if not us than our future childern can enjoy her..beautiful somalia will rise again.

  • InshaAllah..

  • wallahi thats true... =(

    I wanna go home tooo

    YA ALLAAAAH

  • Manta Manta Manta Waa Malin Weyne Manta. .somalia long live

  • i am not a big fan of songs but i listen to this song and i realise how i hate you tribal people i give all my wealth to live in my country i have not seen my land all my life im crying as im writing cause thats the only way i can get the anger in me out i am 24 and i have not seen my home country. god i hat those people who ruined my country

  • And its also the day that SOMALILAND was WAITING... Am from Somaliland am supporting sheekh shariif.. WALIBA KONFUR IYO WAQOOYI Way igu yartay INSHA ALLAH I WILL SEE 5-TII SOOMAALIYEED

  • Loool Ders no HOPE 4 HAWIYE PEOPLE . MAYBE DA ONLY HOPE THEY GT NOW IS SHEIKH SHARIF

  • manta manta madaxweynheena mantaa..shariif nolooooooooooooooooooow

  • Gaashaan reer Puntland afka maxa igu tagee shaqsi ku hadlay

    Puntland state of Somalia wa Somali okey

    adigana malaha qalbi Xun mahala ok

  • I wish to see my country free again. Without conflicts, and apply Allah's law.

  • I say FUCK Qabiil, That makes me a real Patriot. i just love somalia, no warlord, Only allah and Somalia.

    4ever Somalia!!

  • SHARIIF MACALIN DUGSI

  • to liban 101

    Midkood na khair oo mahayyo umadda soomaliyeed! unless they come back 2 da right path! ee walaal qabiil iska dhaaf waa waxa rogay soomali!

  • Madaxweynaha Cusub ee Soomaaliya Mudane Sheekh Shariif Sheekh Axmed can bring Somali together needs help from the Somali people

  • Allaah Somali midaysiiiyo qabiilka iyo qurunka ka saaro .

    Allaah malain wayn nooga dhigo this chance

  • maanta maanta waa maalin waaynee

    maanta maanta waa maalin waaynee

    at least XaMAR IS PEACE AND THERE IS NO BLOOD ON THE STREETS. IN THE sOMALI CAPITAL...

  • Madaxweynaha Sheikh Shariif iyo he's PM along can not bring Somali together The Somali people need to come as one and build their Failed State Somali. of course, Sheikh can be a good leader, but he needs help from the people in Somali and Diaspora...

    God bless Unity... Somalioz always supports LOVE unity, and PEACE.

  • Long Live - Isaaaq & Daarood

    S-P Land *

  • whats the point of that? its about the president not qabil

  • Guul ayaan urajenayaa madaxweynaha somaliya iyo umada soomaaliyeey

    NABAD iyo NAXARIIS

  • Somalida Nabada afka ay ka sheegata ee maka shaqeyso Cid wadankaaga nabad kaaga dhigeysana malahan .Somalida waa in ay dantooda ogaadaan oo aan aniga ka mid ah iyadoo qabiilka leeska fogeynaayo iyo 4.5 ASC .

  • Bro maanta ma joogto Daroood iyo hawiye Toona waxay joogta yaa Somali isku gayn kara ,

    hadaan dhahno shalay lama dagarin nin reer Puntland ,, Goor maan Somali noqonayna ?

    Waxkasta  Shikh la sogamay ahaa .

    Allaah Somali Khayr uga dhigo waliba konfur

  • Somali Allaah khayr kaaga Dhigo .

    Allaah Somali israaciyo

    Allaah naga Dhigo kuwa isku qalbi fiyow isna jecel ,, iskana naxa ,, wadanina ah

  • i give u *****

  • to PuntlandGurl4Ever

    Walaal ma wali baad sii wadda qalbi xumada!

    Ilahay ha soo Hanuuniyo reer Puntland!

  • wax xun miya qoray ?

  • waa midka kuwaashay shariifka shalay garbuu lahaa kkkkkkkkkkk yaa rabi

  • war garkaan sowtan maalin walba aan xiiro ma ahan hadana somalida kama maqlo waad galowday ee magarkaa lagu islamaa mise lagu galobaa muxuu ahaa midkaan badowga ah oo diinta qaladka kafahmay kkkkkkkk diinta bara dadaow aan idiin duceynee waa walalkiine

  • haaaaaaaaaaaaaa

  • SHARIIFKA sawirkisi hore garweyn bu laha kan hadana garkii wuu iska jaray lol, waxana la yaab leh qof KITAABKA ALLE ku dharanaya isla markaasna leh waxan dacad u noqonaya kitaabka dimuquradiyada iyo xeer hoosadka.SHARIIFKA sidan u arko aduunyadi ayuu racay ILAHEYNA ha hanuuniyo

  • abuukar.awalba wadaad maahayn madax weynaha daarood ayuu diidayay isagoo diinta kugabanaya. hada wuxuu abuuray haska dhiciyo

  • SHARIIFKA sawirkisi hore garweyn bu laha kan hadana garkii wuu iska jaray lol, waxana la yaab leh qof KITAABKA ALLE ku dharanaya isla markaasna leh waxan dacad u noqonaya kitaabka dimuquradiyada iyo xeer hoosadka.SHARIIFKA sidan u arko aduunyadi ayuu racay ILAHEYNA ha hanuuniyo

  • maanta maanta maanta waa maalin waa weyn maanta.....may allah UNITE US and GIVE US PEACE...AAMINN AAMINN. SOMALIA HANOLATO

  • Allahu Akbar walilahil hamd!!!

    O Allah unite us under the banner of Islam, give us peace and security.

    Inshallah kheyr!!!

  • maanta maanta maanta waa maalin weyn maanta.....

    maanta maanta maanta madaxayn banaane maanta...

    maanta maanta maanta waa mahad ilaahe maanta....

    maanta maan maanta madaxayn midowyee maanta....

    maanta maanta maanta waa maalin wayne maanta.....

    Our New President SheiQ Sharif Wlccccc

    2009 Sanadkii Nabada SomaliA

  • MR. President like my president said "know that your people will judge you on what you can build, not what you destroy."

    Barack obama

  • Somalia is a big country with a lots of opportunity such as farming, fishing, Oil Land, man power to do labor to rebuild the nation, scholars who is ready to help with their knowledge and business men and women who will employee the unmployee all around Somalia.

    the ONly thing that country needs is a peace AND UNITY

  • today all somalis should work togather whetere they are muslim or christian, hawiye or daarood, refugee or migrants. women or men, musician or shiekh

    today is the day to start again and rebuild somalia

  • I agree with you my dear friend now we most rebuild our nation regardless our background. Inshallah long live Somalia!

  • why all of a sudden today should be any different then yesterday? after all it's not the leaders who are bad, it's the somalis themselves who are biased.until we all lose our biased views and give every leader a chance, we are not going anywhere.if you say i will work with this leader today because he's from my village, and refuse other leaders, then forget it all. i don't see the difference between Sh. Shariif or A.Yussef, they both require entire nation to support them or they will fade away.

  • i'm so happy that Sh/shariif is the president.

  • Congragulation to all Somalis & I hope we all support the sheikh in his effort to restore somali's dignity.

  • as.dhamaan umada somaliyeed waxaan leyahay hanbalyo.waxan ilahay ka rajaynayaa in ay noqoto dawladan hada ay dhisteen tii nabad iyo xasiloni dalka kusoo dabali lahayd. se waxan u shegayaa ninkan reer jabuuti dee waad khalad baad ku jirtaa ee makaa aqoon baa mise waa kaa xasidnimo ilay hargeisa waa casimada dalka somaliland mana aha tulo goni u tagane mise waxa aad ku xuntay xaga jugurafiga sigastaba guul aloow sii jirankayaga somalia

  • the 5 regions in somalia should all unite as one SOMALI PEACE

  • Magacaygu waa cabduraxmann ibrahim bahdon waxaan ahay reer jabuuti aad iyo aad ayaan u soo dhawaynayaa hogaamiyaha cusub sh-shariif isaga ayaa wax ka qaban kara dahir aways al-shabaab iyo gooni u goosatada hargaysa shacabkana ka saari kara dhibka ha noolaado madaxwayne shariif

Loading...
Alert icon
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more