Added: 1 year ago
From: Qarxiyaye
Views: 10,463
Sort by time | Sort by thread (beta)

Link to this comment:

Share to:

All Comments (30)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • diqa amezing wlhi yaab aa igu dishey kuwaas heso dadoow ku soo caan baxaan rabaan adiga ku soo caan bax wlhi

  • Qarxiye, sida runta ah shaqo qaran oo aad u mihima baad haysaa sxb ee halkaa ka sii hay oo sii wad dedaalka iyo ka shifaada Budcad faneedka. waa run haday leeyihiin waanu is tijaabinaynaa that is ok, but anagaa heesta iska leh maaha wax la aqbali karo iyo wax la qaadan karo midna...

  • Qarxiyaye,Somali wax weyn ayaa u dhiman,Magacyada dadka la baxa qaar anigu waan u xishoodaa,sida Sir Maxamed,King Khalid,Madela,Cabdi Holland,kuwa iyo qaar kalee badan magacyada ay la baxeen waan u xishoodaa,Mida labaad weli ma u fiirsatay ku wariyaasha mid walba waxa uu leeyahay naanays, waa caadi qofku hadii uu naanays somali ah la baxo,laakiin Midaa baa la baxay Korea,Washington,markaa walee somali waxbaa ka siya macagyadan gaalada ee ay lasoo baxayaan waxay moodaan ilbaxnimo,Yaab.

  • Walaahi ninkan run ayuu ku hadlay,Abdi Holland heesta uu ku ciyaaray ee ay iska leeyihiin Mukhtar cismaan Iyo Faadumo duur,wuu ku ciyaaray,waxaana ka codsanaynaa in uu meesha ka saaro and show some respect to Mukhtaar&Faadumo.

  • @Duqsi thank you.... i hope dadka dhan iney sida oo kale wax u fahman..

  • @Duqsi run aaaaaaaaaaaa wa benale weyn maxaa run ah,why does he become so concern .........eg ma cabdi holand iyo hani ba ugu horeyay somali wax hees usan laheyn qadaya cajiiib........farxiya fiska uleyahay fananada lagadabadacaay imisa hees ayey qaday eysan laheyn.....@qarxiyaye....aqli dameer qabyalada iskayare waxba shegimayside ish

  • @MrZahira10 loooooool wlahi inan xita ninkan ama fiska qabiladoda aqoon, maskaxda ayad ka wasaqeesantahay.... fiska heeso ee dadkii laha raali ka aheen maqaato hade dhintena weeba dhinteen...

  • so why u care

  • kkkkkkkkkkkkk ,,adigaa nacas ah waxna dadka ku kor dhineyn ,,,nacas adi uu ka fiican yahey duq bilow viva

  • qarxiyaye adi miyaa kan hadlaaya midkoow yahay ha iska aamuso caadi waaye yaan la iska daba qaadan

  • HAAHEEY....DUQBILOW......WAA MAKHNUUD COD MALEH....HADAL MAYAQAAN...WAA FAALSO....WAA WAJIYA XUNTA AAABEHEED....WAREYSI MA YAQAAN. .LABIS MA YAQAAN....

  • hada adiga youtube ayaa ka hadlaysaa canal tv dhabta ah ayaa hada inay wax xadaan ayey bilaabeen hees la og yahay inay unversal tv inay duubatay ayaa la soo saaray la ga jarey dadkii duubay oo habeeyey oo ku rafaaday inta laga tir tirey oo laga jarey ayaa la soo saataa wax wax saas yeelayo tv itopia weeye markaa tuugo nimada weey balaa ratay

  • cadi holan miyaa soo qarxisay caadi maahide lol

  • hahahahaahah i like the way he lie hahahahahha wallahi he is not normal

  • looooooooooooool

  • camow waa actor isa soo caan bixanaayo ee ka qaley sxb aad ayaad ugu kacsan tahay ur frnd marka kadaa cayaarta

  • qaarar.com ma heesi kartid abdiholland ma gartiit iska qayil oo gurigaga joog xoog igu barta ayaa wadaa waaji xuunyahow

  • WOOW QARXIYAY THANKS FOR INFORMING US I DID KNOW HEESA IN LA ISKA XADAY ANI NIKA LADHAHYO ABDI HOLAND CREDIT AANBA SIINAYAY EE HADU BILAABAY HEESO DAD LEEIYININ IN UU DHAHO ANA LEEH OO WAY CUSUB TAHY WAA LAGA FIICAN YAHY SXB WAJIYA XUN MINNEAPOLIS MN AAN KU NACNAY HANAGU DIRIN FANANNINTA EAUROPE XOOGA WAY DHAAMAN KUWAN EE

  • looolzz. kkk..this guy.. is funnyy wllhi!.. dadka in meesha ku caysid miyaa ??. loolz.!!!!

    who knowwss , maybe he is your best friend!. & waad is dagaasheen!..looolz OMG!. i cant stop laughing!! lkn waxyaabo qaar waad ku saxsantahay!!:.

  • alla you're so right man tuugo new somali arts dhan kakakaka qarxi anigu abdi holand hesta asaga laha man mudayay

  • No Sxb Jiq eey kugutahay adiga naftada maad la yaabtid inta aad dad la yabeysi nacas baatahay waayo raga ayaad afka ku taageesaa oo aad wax ka sheegi nacas fooqul nacaas abdi holland iyo Duqbilow ma magac ayaad u diideysaa weey kaa cansanyahiin mather fuck

  • Comment removed

  • Sxb waa runtaa wlh Lkn dadka qarkii waxay uso jestenba in ay hesaha hore Copy ku sameyan ta way suq gashay lkn dadki hesta hore ulaha wa ina la qiraa sxb SOMALIYAY WAX ISKULA HARA RHNKS AL rAMADAAN KARIIM

  • wankugu racsanahay sxb duqbilow America uu ku washay hada wuu xiranyahay

  • Runta ayaa ka hadashey bro, somalida wax walbo weey boobaan heesaha bis mahan.....no respect at all

  • @direey lol duqbilow wax aya kaqaldan wana walanyahey ,, waxan umalena waa somalida badiyaha kasoo urdey waaye . hala tarxilo geelowgiisa halugu celiyo. kkkkk

Loading...
Alert icon
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more