Added: 2 years ago
From: WaayahaCusubNews
Views: 47,453
Sort by time | Sort by thread (beta)

Link to this comment:

Share to:

All Comments (43)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • 7:10 lixle is funny

  • Well said Felis and waayaha cusub. We all feel the sorrow and emptiness of not having a functioning State and yes its true that unwise and greedy older Men cause this to happen. Insha-allaah one day we shall over come hence peace and prosperity will return to our Country of Somalia and once again the blue with white star in the middle will fly above the villa Somalia.

  • We all witnessed stuff like this. I'm reminscing back in the 90s when i was in Nairobi, and we use to run from Kenya police, because we didn't had Kibandho.

  • Comment removed

  • Waayaha Cusub waa kooxda sidda calanka waddaniyadda. noolaada waa idin jecelnahaa.

  • waaaaaaaaaw masha allah waayaha cusub keep going on

  • oh it's really touching song

  • ala maxa iga qabsaday qurbahan ku jabaay wlhi ilen ba iga timid ala qurbaha ku jabnaay oooh!!!

  • manshalah ilahay haa idin dayo fananita daada yar ee sanadahan danbe soo baxay inikaa uu sitaa ilahow laa guu cayumin falis u aer the beast of all

  • hehehehe Felis siz iam really feeling mercy 4 u coz if u re saying qurban ayan kujabay it really hurt,s coz i personally i waz borned in kenya but today iam in Qurbo . i live in sweden but iam still in Qurbo and i don,t complain .....@ but i don,t think kenya is qurbo place coz your muslim,s brothe,s r and sister,s are near to you, so plz don,t say iam in Qurbo . FEEL free and drink the juice especially the avocado in eastleight .

  • AWSOME!!..i luv that they make vids for their songs......caadi matihiin waayaha cusub plus they cn act looool...5stars!

  • OMGEEEEEEEEE this vidoe inani kumbusha Easich .. damn i miss isliii such.... cool song thou!

  • ghh

  • kkkkkkkkkkkkkk

    cadi maahan dadkaan war say u yaryihiin iyo aftahanimada ku jirta caadi maahan dad waaweyn xataa ma gartaa iltaan viva waayaha cusub

  • viva waayaha cusub heestaan waa heer sare, falis cod macaan iyo qurux masha alaah

  • xilkas gabarta quruxdeeda ayaan kamesaray maad wadaa cml kkkkk

  • waayaha cusub hestan caadi maahan waa sax dhamaanteen qurbahaan kujabnay, wadankena alaha noohagajiyo,

  • thanks wayaha cusub qurbaha aan ku wada jabeen beenta mahin marka somalida inteeda wax garato waxaan dhihi lahaa 20 dulinimo iyo raafad waa la arkay marka waa in aad ogataan dantu in eey ku jirto in leysku dhuubmo oo tafararuqa la daayo ahalsuna iyo shahaab iyo dowlada kumeel gaarka marka shacbiga waa in eey nadiif noqdaan eeyna racaan kuwo dantooda ka fikiro maanta dadka hadii eey isku dhuban yihiin dhibatadaan ma dhacdeen sorry waan ku dheeraday iga raali noqda

  • qurbo waa ay ku wada jabeen soomalia qabiil kasto ha ahaadaane ee illahay inta noo hartay somalia colaada nooga dhamay oo calooshooda isku nadiifi, somalia waxay noqotay,mid tuugsato, mid daadka qaatay, mid la kufsaday, mid sidii eeyaha dad uxiran. mid xabsiyi islaameed ku uray. mid meel lagu sheeyo la l'ahay...nimanka madaxdeena isku sheegaayana sidii ay dollar wadamada kale oga soo qaadanaayeen ayey caloosha baqi rabtaa ee illahay adiga ayaa u maqan somalia.

  • hey guys , i really miss dere NBO. lol , you guys unakula Jai na Mandazi, tamu tamu....kkkkkkkkkkk...i reall miss dat mandazi from de kiosk..................Wayaha Cusub....

  • the best song i love u so mush

  • xilkas1 oo adiga maxaad meesha ka haysaa ileen ayadana ayad dhagaysanaysaaye, ninkii/ naagtii teeda ka badisa ayaa qof kale wax u sheegta/ga..........

  • war ALLE ka baqa gaar ahaan gabadhan aadmoodo in la yiri janadii ayaa lagu geynayaahe jirkaada baney ale ka cabso cadaab ayaa jirta , war kuw ameesha soo galaya ee xumaanta u qurxinayow alle ka cabsada oo wanaaga is fara xumaantana iska reeba waad liibaaneysaane , wa aintaasoo waanadiina ay wax ku qaataane

  • haye

  • waaw waxaas ayaa hees ah aad ayad u mahad saan  tihiin waayaha cusub halkaas ka si wada

  • waa hees top ah marnaba caadi ma ahan heestaan

  • insha alaah somaliyeey ilaah faraj qayr qabo ayuu noo furayaa ee somaliyeey dhibaatada aan iska deeyno dadkeenii waa dhamaadeen waayaha cusub aad ayaad umahadsan tihiin

  • nice song

    '

  • Waaya Cusub are trying to communicate a message to Somali ppl and they got talent and they got purpose.

    They outshine all this fake and old Somali artists, get out of the way, we got the new generation singers.

  • xabadka day xxxxxxxxxxxxxxxxxxxx lol

  • xasbiyaallah this one is very sad and true.

  • aaweeyn shuluq iyo dikriyoow?

  • Waayaha Cusub iyo heesaha cajiibka ah ee ay soo saaraan waa wax kale. Dhammaan heesahoodu waxay xambaarsan yihiin fariimo u baahan in la dhuuxo, la fahmo waxna lagu qaato. Waxaan shaki lahayn in heesaha caqiibada leh ee ay soo saaraan Waayaha Cusub ay midiba mida kale ka mug culus tahay sababtuna waa xaqiiqda iyo dhabta ay ka hadlaan sida ay u abaaraan waaqica aynu hadba ku sugan nahay. Waxaan leeyahay WAAYAHA CUSUB waan idin taageersan nahay dhinac kasta oo loo baahdo ee sii wada dadaalkiina

  • A SALUTE!!!!!!!!!!!!!!from the bottom of my heart for waayaha cusub i been a huge fan since the first album and i will always be a love you guys and special thanks shiine and all waayaha cusub members for preparing all these for ummadeena i hope dadaalkiina inuu dadkeena waxtar uyeelo all the best and soomaliya hanoolaato forever

  • These guys are killers and make you look at your self twice and stop for a minute. Its a shame Somalis dont have a home.

  • great song

  • 5 starsssss WAYAHA CUSUB 4 EVERRRRRRRRRRRR

  • I been there Nairobi but I was like 15 so Thank God I have never been caught and asked for sharci but daaamn uncles and aunts nways this guys are Real Somali who are high lighting the problems of civil war and what we are going to through> I luv them so much and I do admire their hard work. Falis is the queen and my fav singer today. This chick is blessed with beauty and voice both so manshallah to her. Waayaha Cusub bring us together and watch for sick alshabaab

  • Viva Wayaha Cusub!... Love u guys.

  • well done wayaha cusub, i am very glad and happy a youth doing this wonderful thing for their country.

    what a song keep the good work, somalia government set up insha allah well done again

    you really will get reward when

  • Five star song guys bt waad na ceebeyseen meelaha ugu xun ayad Islii ka soo qabaten...lol....meelaha lagu baashalo inad ka soo qabatan ahey aheyd...xafada caadi maha!!!!!!!

Loading...
Alert icon
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more