Added: 3 years ago
From: Ahlusunaseattle
Views: 4,719
Sort by time | Sort by thread (beta)

Link to this comment:

Share to:

All Comments (5)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • nabigii scw asxaabtiisii, taabiciin& taabitaabiciin midna masa mayn mowliid waa iska cadahay bidca in ay tahay, laakiin ilaahay qofkuu doono ayuu hadeeyaa, dadka wakhtigan jira ma ayagaa nabigay ka jecel abuubakar rc asxaabtii seefta is kaga dhigi jiray jihaadka,nabigo scw la jecclaado waa sunnahiisa & quran ka oo lagu dhaqmo,xadiith saxiix ah ama ayaad quraan ah oo leh mowlid ka nabigaa loo dabaal dagaa majirto,ee sifiican diinta haloo barto hala iska daayo blind following,may allah guide us

  • Rumaysa144: Walaal Islaamka marna wax lakuma xugamo Nabika ma uusan sameen laagin wuxuu leeyahay Shariica

    Tusaalo hadaan kuu soo qaato:

    1-Buqaari mise Saxiix Muslim buug  la dhoho NAbiga waqid kiisa muusan jirin

    2- laagin caksi giisa ayaan heena oo muran baaba ka daagan, laaginse waxaa lagu xukmiyey xadiisda oo la is waafi jiyay iyo qiyaas iyo Ijmaac. Culimadaa waxaa la yiraahda FUQA HAA

  • war bal addunyada ilahey waxaasoo kalaa dunida ilahey dhooban anakaa amar argnay bal hadeysan rabin mowliid rasuulka scw mexey ka rabaan dadka rabaan oo jecel oo maxabada rasuulkana heyso ilahey amarkiis.

    saxaabadi taabiciinti bey ku leeyihiin idiinkaa diinta iska indha tiraaye culimada ilahey iyo rasuulkisa jecel afka duufarkaa kala baxa wacalayohow wacadalaa hoog iyo halaag ku sugan tihiine SUBXAANALAAH waa dad sunnada rasuulka lagu diray daliil kastoo loo keenana dad ku qancaaya ma moodaa.

  • masha allah, thnxx 4 posting this Ahlusunaseattle, jazzzzaaaak

Loading...
Alert icon
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more