Sort by time | Sort by thread (beta)

Link to this comment:

Share to:

All Comments (107)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • mashallah blesses with a beautiful voice

    if only i knew what she was on about

  • gabadhas wey dhimatey hada allah u naxaristo . yaanan laga hadlin mar kale asxaabey. mahadsanidiin walalyaal.

  • @samira4040 ma runbaa ayaa ku sheegay , haday kaftay kaa tahay isnt funny

  • OMG MASHA ALLAH COD MACANAA gabadha lugta socodka waa bari aabo ALLAHA KU DEESTO MAANDHAAY WAA COD MACDAHAY

  • what a voice!

  • aniga tan yar ayan ucodeeyey ee tan yar an so sarno if you agree with me thumps up.

  • kkkk walal ilahaybaan idinku dhaariyee gabadhan aan so saarno ready to help us kkkkkkkkkkkkk walal malaha wa dabiye codkeeda wan ka helay acuudi bilaahkkkkkkkkkkkkkkk masha allah asal asal asal please email me if any body know her xagay ku nooshahay gabadhani asal

  • fanaanad heer sare

  • waaan u codeeyay aniga 100% FANAANAD

  • gabadhan codkeedu caadi maaha waa u qalantaa fanaa nad

  • eesh calaa cod aadbay u cod fiicantahay gabadhan hala soo caan bixiyo aniguna waxan ugu deeqayaa heeso samaysan

  • masha allah inba cadi ma ahan gabadha weyn fanaaniin badan ayey dhulka kujiidaysaa

    iska hees looma heesee codka waa loo dhashaa il iyo cowriba aloow ka dhawr

    iyadoo miccer la aan ah ayeyba sidaan u cod macaan tahay hadii ay miccer ay hesho kawaran iyadaa hogaaminayso fanaaniinta oodhan

  • walaahay gabadhan waxa ay leedahay cod pexti song ah waxa ay isu dhaantaa fanaanin badan walaahay waaba reer wada jacayl ah ma arkaysan tan kayar ee qaadaysa tusmo ila wadaa aminaay wa ku tabayaaye waaba cajiib reerkan wada jacaylka ah dhamaan saaran fanka kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk­kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk­kkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  • Eesh-qiyaasak waxaa saan cod u aqaanaa.

    fadlan ma ii soo sheegi kartaan cida qaada heestaasi (original)

  • war naagta wayn ayada ayaaba haleysane .... maxay u haleyneee gabadha yar

  • YAA SALAAM ILAAH COD MACAAN WUU KU SII YAY KA FAA IIDAYSO, IN TAY GOORI GOOR TAHAY KA WARAN CODKAAGAN QURUXDA BADAN OO MUUSIK LA SAARAY YAA SALAAM AFKAAGA CAANO LAGU QABAY WAAN KUU HAN BALYEEYNAYAA. WAXAAN RAJEYNAYAA MUSTAQBALKA CODKAAGAN MACAAN OO MUSIK SAARAN IN AAN KU RAAXEYSTO .HAMBALYO MARKALE ,FANKANA WAAD SOO GALI KARTAA BILAA HADAL. ANIGA BOQOLKIIBA BOQOL CODMACAAN BAAD LEEDAHAY HA KA DAAHIN DHAQSO SOO GAL FANKA. MAHADSANID

  • Comment removed

  • owesome, maasha allah waa gabadh aad u cod qurxan oo dabeeciya.walaal she is so talented.

  • tan yar ma jaariyadii baa jareerta aheyd

  • She is good I like her voice

  • Kabadaa ka oo ka qiiroo dheh, waxaasa cod ah!

  • Waad ka cod macaantahay wajixunta Soomalida, dawlo, laakin duqaaga iska jir ishu kugu gubaa ma aragtidoo gadaashaada?

  • wooow cadi ma,aha i vote for her

  • waan u codeeyey inanta fannaanad way noqon kartaa kuwo badan oo iska soo heesa hadda bay ka cod macaantahay...bilaa music bay xataa ku heesi kartaa codkeedaaba music iska wata...

  • lmao

  • inaba caadi maaha cod keeda aad bay u cod macaan tahay laakiin fanaanimada qiime ma leh hadaad ku bilowdo weynida markaa uma baahna inay fanaanad noqoto

  • WAR GABADHU WAY COD WANAAGSNTAHAY LAAKIN SU AASHU WAXAY TAHAY FANAANIMADA MAXAY KA FAAIDAYSAA AAN DEBI AHAYN KUWII HORE MAXAY KA FA IDEEN WAAKUWAA AAKHIRKII MARKAY GABOOBEEN LOO WADA BAAHAYNAYEEEE

  • waaaaw cod iga deeh mashaalah

  • Random Shhit

  • beautyful sistas.... and offcourse voices

  • Caadi maha Gabadhan codkaan cml laghu hesaa waaw******

  • war qoftaan cadi mahan bilaa sifeeye saan u hesee inaba cadi mahan cod aa ku dhamaaday

  • wats the name of this song ?

  • Waaaw wahat I say she's the best wlhi

  • woowowowowowowowowwo mmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmm machallah

  • Waa Gabadh fiican Fafaanadna way noqon kartaa ,

    Waa Gabadh Reer Djibouti ah oo waliba Reer Balbala ah,kkkkkkkkkkk

  • woooow runtii intii fannaanad laga rabay way leedahay :: cod aan shiikh iyo sharqan ku larnayn. geesinimo aan baqdin ka muuqan (markay ugu yaraato oday laandheere ah ayaa dhaalay" kkkkkkkkkk. qof nin ka xishoota maaha oo waa khabiirad soo jabtay kkkkkkkkkkkk hadda wax aad uga farax galiyey baa jira waxay ahaayeenba .

  • hahahaha

    

  • istafurulah guys it is aqyra zaman please stop pushing her to harem singing yaa rabii you guys are all in the harem walaal abayoo hunoo ilahaay uu noqoo lacag iyo waax kastee baa fadhigaa ayeey kuguu imanii walahiii fankaa hareemtisaa ilahaay kumaa galiyoo inagaa iyoo wuxii umada nabii moxamad baa ilahaay intaniinaa haa kaa danbii dhafoo TOOBAA YAA RABII

  • wow this is what pure humane voice should be. Autotune will never reach this level nor the vocoders. She should record this song with great music perhaps played by Ahmed Salah.

  • caadi maahan wlh qoftaan abayo cod adiga ayuu kugu dhamaaday waan kusugeynaa hana lagu arko fanaanad waxaa loo bahanyahay dadaale runtii wax badan ayaa kuu haray lkn i hoop thet your dream will come aday insha alah

  • maasha allah abaa intee joogtaa cod aa kugu dhamaaday video kale soogali please waraa qoftaan intee joogtaa

  • lol, gabadhu waa heesi kartaa eesh calaa cod ayay haysaa

  • kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk­

  • Anigu waxaan kamid ahay dadka fanka u dhuun daloola ee fannaaniinta iyo codadka kala gura, gabadhan aad bay u cod baxsan tahay, codka khaliga ah ee aan music lagu qurxin ayaaba macaan, way noqon karaa maahee, kuwo badan oo hadda heesa ayey suuqa ka saari lahayd, waa iney abwaanno iyo mulaxamiistayaal u tagtaa si album ay iyadu leedahay (oo aan ahayn bililiqo) ay soo saartaa, Maasha Allah.

  • may skole teegto intey hesaha baranayso lakin iska daah wey hido socota ee

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk awowgeed aa heesi jirey iyadna iney maanta hesto

    xaq bey uu ledahay yaasalaaaaam al fananaaaaaaa shit man

  • piece of shit

  • girl u got gift ...my questions is are u still single tho?

  • laiskama heesee saan oo kalaa loo heesaa ama waa la iska amusaa ''''''''''''''' waxaan la yabay kuwa wax ka sheegaya maseer iga dheh ma gari kartaan haidinku taagnaato @haldo0r walaalo thanks

  • Yaaaaaaaaaaaaaaaaaasalaaam. waagii aan heesaha dhagaysan jiray Khadro daahir ayaan aad uga helijiray gabdhaaan tuducdeeda bilaa muusiga ahaa ayaa i ilowsiisay intii aan ka daalayay waan kusoo celceshanayay. Fadlan walaal videogoo dhamaystiran soo gali, Innanta xiriirkeedana nasii aanu u hanbalyayneeee

  • Please (haldoOor) Video ga oo dhamaystiran maa soo galisid. Mashallaah codka waa loo dhashaa ee la iskama heeso...............Haters don't hate that's original.

  • waaaaaaaaaaaq war qoftaan waa loo baahan yahay waana qof aad u codfiican ha isku daydo inay suubiso heeso

  • WAR WAXBA FANANAD INAY NOQON DHULKEDA HA ISKA FADHIDO

  • fanaaanadaa dhacdee dharkaada laalaabo oo howladaha gudo ii hees hes kumanan dhihine lolz

  • woow masha alaah caasha caadi maan wa inam cod macaa

  • faarax

  • hey

    

  • haa way heesi karta waxey ladahay cod macaan midkal had somali qof kasta uu heesa so maxaa ku diday adig walal

  • woooow gabadha illahey ha u sahlo waxey rabto oo.... waxey inaga ila muqataa in eey inaankey kaheshey loo dideey,,, oo inanku danyar iska yahey......

  • Caasha inaba caadi ma aha

  • indho adayga aiigu daran ta yar

  • @SuperNasteexo waar dumarka maxaa ku daray gabadh kastoo cod macaan. anagaa balo aragnay.

  • @SuperNasteexo kkkkkkkk lol

  • Indho adayg waa la dhameeyey walee, ta yar baa iigu daran

  • Indho adayg waa la dhameeyey walee, odaygaaga iyo ilmaahaga u hees gacalo

  • wooow masha allah walahi caadi ma ahan war gabadhan qofkii garanayoo igu soo aadiya plz haldoor sxb gabadhan hadii aad meel ku ogatahay plz ila soo xidhiidhsii

  • inantu way cod ficantahee ee talada ha ka qaadina oo ku daaya inay gurigeega iskga heesto wayna ku as turantahay

  • inaba caadi maaha walleee ....

  • dad la aan hadey kuhesho waa sidaan ookale bal fanaanadan somaliyeed fiiriya ee codka maceen leh hadana aanan heysan gacan geysa mesheyku haboneed,, hadey hesho cid gacan qabato markahore iyadaa isasoo saari laheed wixiika danbeeyo. koley waxaan u rajeynayaa mustaqbal faneed, somali gacan qabato allaha usahlo

  • Gabadhini waa Fanaanad. codkana waa loo dhasha.

  • su,aali kama taagna inay cod macaantahay oo waliba ay fanaanad noqonkarto laakiin xabada yar ee ka daba tidhi aaminaay inay ka dayso ayaa fiicnaan lahayd

  • waar yahee qoftani caadi mahan,, cod baa ku dhamaad walee,,,

  • yes 100 /100

  • mashaALLAH gabadhan caadi maaha walaahi ...i vote for her she should become a singer her voice is beautiful and clear she doesn't even need a mic or music she also sang with confidence again she should become a singer inshaALLAH and good luck to my beautiful somali sister u go gurrrrrl

  • walahi xaadaa is istaagtay war gabadha cod macaanaa madhuunteey makarafoon codka maceeyo kuwadataa, walahi tan hadeey heesto fanaanad badan suuqa weey kaxiri aloow noo soobixi codkaan macaan har iyo haween kamadaaleen codkeeda.. alla cod macaanaa manshallah walahi sadex mar baan kusoo cesh ceshtay codkeeda. manshallah

  • runta kuwo badan bay dhaantaa

  • Gabadhaan walaahi cod da,nanaya ayee leedahay codkaan +music waa SUPER FANAANAD _SOMALI IDOL HALA QABTO OO LA SOO URURIYO DADKA SIDAAN U,CODKA MACAAN EE LA, DHEGYSAN KARO_ ANIGA SOMALIYA MEDIA HEDA WAXAAN KU ARKAA UUN CIDKASTA OO ISKU SHEEGTA FANAAN HADANA AAN ,U QALMIN_GABDHAANSE CODKEEYGA BUUXA 100% AYAAN SIIYAAY!

  • haa walaahi waa fanaanad caadi ah

    qaarbadan ooo iska ciyaaya ayay ka fiicantahay caasha codkeeda ma la heli karo masha allah

  • who/where is she? Gabadha heeso aan usamayn lahaaye

  • QATAR! CODKA BILAAMUSIG BII DANANAYAA WEY U,QALANTAAA FANAANAD 100%

  • Walahi i watched this video so many times, and i can assure u that everytime's like the first time. This voice's so beautiful and powerful, wish u a lot of succes caasha

  • Nice voice, awesome

  • MANSHA ALAAH SIS COD MACAAN BAAD LEEDAHAY 

  • kkkkkkkkkkkkkkkk

  • wwwwwww,, mansha allah ilahay cod wuu ba siyey lakiin fananad ha noqon sis waayo fanku wax wanagsan ma aha illahay ku cabuud codku ku siyey mansha allah

  • dunidan way is wada daba martay, kuwo fanaaniin isku sheegayna codkooda waxay sii mariyaan computer, fanaaniinta runta ahna ilahay ayaa siiyey cod aan u baahnayn computer, cod macaanaa soo kor walal

  • Waar gabadanii waa baa hantii Qaran Lol

  • woooooooooooow thats really awesome...she's got really nice voice bt heestu maxay tay wana ka helaybe....yaaa qaada..mise yaadaba samaysatay lol...i luv it .... hadaan ahana lahaa abwaan waan qaadan lahaa dis gurl ...she's way betta all these new singrs .keep it up gurl

  • walahi waxa masraxyada isku daaliyay ee an codka han tan baa ka cod qurxan balse dhiira gelin iyo habeyn beey u baahantahay

  • Codbay ledahay Lkn iyada ma iska alifatay hesta kkkkkk

  • haaa waa fanaanad

  • maasha.allah fanaanad wey ku banaan tahay

  • heesta ee qaadeyso hees horey loo qadey miyaa hadee tahay plz heesta qofka qaadey isoo sheega?....caadi maaha yartana

  • @kawiso heestan waxaa qaada fanaanad reer jabouti ah oo la yidhaahdo MAKO

  • haa way noqonaysaa.

  • Thanks All

  • @haldoOor

    camoo waa fanaanad Top ah laakiin xagay joogtaa sxb

  • walahi waay noqonkartaa fananad

  • ooof walle gabadhi hore waan mid cod ilaahay uu dhameeyay, ha la soo saaro ! Mansha allah ayaan leenahay...

  • nice cod walee... tani sidaasayba miiska ku saarantahay... laxan iyo music saare toona uma baahna.... waa fanaanad hirgashay!!!

  • wtf nagta cadi maha waa ba fanaad mayaadaa u baahan mic iyo wax kale codkeedabaa dahabee jow aar inanta dibada keena

Loading...
Alert icon
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more