Added: 3 years ago
From: hassanahmedw
Views: 7,597
Sort by time | Sort by thread (beta)

Link to this comment:

Share to:

All Comments (9)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • c vraimn domag k1 osi grd chnteur qualifier soit mort allah yarham

  • Naf u jacayl sanyaado seyran salaasho oo hurdad aan seyxaan afka cuuna aan sariino somaan sababtaa aad leeydahoo saafan garabnaa ka suuqi miyad siisaan sidriiga mad qeli lahayd subaan mise soocad odhan lahayd saqan.Inalilah WAXAASA WARAABE LAA IDHAAHDAA YA SALAAAAAAAAAAAAAM

  • waraysigaan ka hor waxaa moodi jiray ama aan hada kohor maqlay in nin faransiis ah laga koobiyeeyay

    ilaahay hownaxariisto aadbaan heestaan u dhagaysan jiray barigaan joogay somaliya waa fanaan aad u sareeya

  • may Allah have mercy on his soul, it is really a great lost.

  • allah yarhamu, c'était un grand de chez nous. Soubhanallah xoog yaan huno ana uga naxay.

  • inaalilaah--ilaahow kuu naxariiso--

    aad iyaan uga naxay abwaanka--

    dhalinyarada reer jabuuti ee qurba jooga

    waxaan gaadhsiinaynaa tacsi qoyskii iyo qaraabadii uuka baxay omar macalin

  • ala qormu dhiintey?

  • maalinti shalay walal

  • inna lilaah waa innaa ilayhi rajicuun

    Marxumkaas Abwan Omar Maalin ilaahay uu ka baryay naxariista janada Fardoowsaa in uu Ka Warabiyo

Loading...
Alert icon
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more