UNESCO is denying young Europeans their heritage in Africa..Somali Culture should be preserved for future generations. Simplicity is the ultimate sophistication.GOP! Son of a gun ))~
War,somaaliyay Qabyaalada joojiya,alle ka cabsada,qabiilka qabri la idin la dhigi maayo,maxaa idiin diiday inaa wanaag ka hadashaan intaa xumaan ka hadlaysaan,culumada,abwaanada,fanaanada,saxaafada,bulshada dadka ka shaqeeya in badan oo horumarkeeda ah,yaan qabyaalad lagu caayin cidna isu xijin reer ayadoo qolokale ugu faanaysa WAY URAYSAA QABYAALADA UF WEEYE ISKA DAAYA
cizam sorry laakiin saaxiib dhaqanka kama soo horjeedo laakin dadka kunool aqalkaan waa in aad ka soo rartaa oo gaysaa meel ay school kubaraan caruurtooda dadkan waxaa lagayaabaa in ay wiilasha u jooga labaro sida loola diriro reer hebel iyo sida loo dhaco dadmaalkiis marka dhaqanka kama soo horjeedo ee school la aanta baan kasoo horjeedaa we misunderstood boy,dhaqanku meeshiisa hanoo yaalo laakiin waa in lahurmariyaa dadka sorry hadii aan wax qalday
Waryee nacaskaagan dhagaha la': Kolba meel anaga hanoogu boodin--qof kaa dullisan inuu Soomaali ku jirin ayaan filayaa. Bal dib u akhri waxaad ku doodayso; waxaan u malaynayaa iska daa' dadka oo, dugaaguna way ku qoslayaan.

that is why we are so behind look this guy whta is he talking about,that doesnt make sense,he has to teach us something we needed what is aqal somali? we need big buildings and more developed sources come on man,in other hands he is only talking about Garoowe not all somali like when he discribed the dhadig he said it is only planted in Garoowe which is not true
Kumaandoos---- matuuladaada xun ee aad ka timid ayaad rabtaa in la sheego markaad leedahay Garowe ayuu nooga sheekaynayaa, midda labaad maxaad ku diidi Hidaha iyo dhaqan ka somaliyed haddii lagaaga sheekeeyo waa la ogyahay in aad geed qudhac ah hoostii ku dhalatay e, ka jeedi abwaanka afkaaga Iidoor wagaasha yahow.
alla waxaadan u dhalan is ka yeelidooda dhib badanaa waa kuugu af lagaado waana kuu jaahil nimo hadii aad waxba ka fahmi waysay dhaqankaagii iyo aqal soomaligaadii soo jireenka ahaa oo aad ku tilmaa meesid no sense lakin waxaadan hilmaamin dad waliba dhaqankooda in ay sidaa u sharax daan oo aysan ka tagin kuna faanaan iskuna booriyaan lakin adigu waxaad ka faaneeesaa soo jireenkaadii iyo asalkaagii waana wax laga murugoodo

cba712 1 hour ago
maashaa allaah
maxaatiri 1 year ago
War,somaaliyay Qabyaalada joojiya,alle ka cabsada,qabiilka qabri la idin la dhigi maayo,maxaa idiin diiday inaa wanaag ka hadashaan intaa xumaan ka hadlaysaan,culumada,abwaanada,fanaanada,saxaafada,bulshada dadka ka shaqeeya in badan oo horumarkeeda ah,yaan qabyaalad lagu caayin cidna isu xijin reer ayadoo qolokale ugu faanaysa WAY URAYSAA QABYAALADA UF WEEYE ISKA DAAYA
yey114 2 years ago
Abwaan Jaamac Kediye waa warsangeli maaha ee waa Jaamac Siyaad Dhulbahante. he is from Yeyle..
I know him very well.. abwaan somaliyeed..
waandhe 2 years ago
KUMAANDOOSN war waad masayrsantehee alaah hakuu gargaro maka xuntahay amanta Garowe waa casimada puntland xasid meelmagaro ee xasidnimada iyo hinaska jooji
WAA WAX FIICAN HIDAHA IYO DHAQANKEENA THANKS ABWAAN
puntlandqueen123 2 years ago
this is beautiful mash'Allah
QueenGoldy 3 years ago
this guy is warsangali big up....... Watch and listen how he has a rich Somali language somalis orginated Sannnag...
greatersomalia 3 years ago
what are you saying that majeerteen can;t have the so call rich somali language? and if he is warsangeli why is he in garowe?
samana1fromsomalia 3 years ago
cizam sorry laakiin saaxiib dhaqanka kama soo horjeedo laakin dadka kunool aqalkaan waa in aad ka soo rartaa oo gaysaa meel ay school kubaraan caruurtooda dadkan waxaa lagayaabaa in ay wiilasha u jooga labaro sida loola diriro reer hebel iyo sida loo dhaco dadmaalkiis marka dhaqanka kama soo horjeedo ee school la aanta baan kasoo horjeedaa we misunderstood boy,dhaqanku meeshiisa hanoo yaalo laakiin waa in lahurmariyaa dadka sorry hadii aan wax qalday
kumaandoos 4 years ago
Waryee nacaskaagan dhagaha la': Kolba meel anaga hanoogu boodin--qof kaa dullisan inuu Soomaali ku jirin ayaan filayaa. Bal dib u akhri waxaad ku doodayso; waxaan u malaynayaa iska daa' dadka oo, dugaaguna way ku qoslayaan.
jidhidhico 3 years ago

balaayo
meel baa kuxanuuntay markaad garawo maqasho,qofku walaalkaa ah qalad laguma raaco,ee waa laga celiyaa,anigu nina macaayin Garawana wax kamasheegin, ee abwaanka ayaa garawo bas amaanay laakiin se somalia oo dhan waa islamid geedaha uu sheegayo dhamaantood way noo wadabaxaan isna wuxuu dhahay garawe lee lagahelaa marka waa in aad dhahdaa wuu qaldamay ee ma ahan in aad aniga igu soo jeesatid,
kumaandoos 4 years ago
that is why we are so behind look this guy whta is he talking about,that doesnt make sense,he has to teach us something we needed what is aqal somali? we need big buildings and more developed sources come on man,in other hands he is only talking about Garoowe not all somali like when he discribed the dhadig he said it is only planted in Garoowe which is not true
kumaandoos 4 years ago
Kumaandoos---- matuuladaada xun ee aad ka timid ayaad rabtaa in la sheego markaad leedahay Garowe ayuu nooga sheekaynayaa, midda labaad maxaad ku diidi Hidaha iyo dhaqan ka somaliyed haddii lagaaga sheekeeyo waa la ogyahay in aad geed qudhac ah hoostii ku dhalatay e, ka jeedi abwaanka afkaaga Iidoor wagaasha yahow.
belaayo 4 years ago
alla waxaadan u dhalan is ka yeelidooda dhib badanaa waa kuugu af lagaado waana kuu jaahil nimo hadii aad waxba ka fahmi waysay dhaqankaagii iyo aqal soomaligaadii soo jireenka ahaa oo aad ku tilmaa meesid no sense lakin waxaadan hilmaamin dad waliba dhaqankooda in ay sidaa u sharax daan oo aysan ka tagin kuna faanaan iskuna booriyaan lakin adigu waxaad ka faaneeesaa soo jireenkaadii iyo asalkaagii waana wax laga murugoodo
cizaam 4 years ago
Walaahi adeer waad mahadsantahay in aad adkayseen jiritaanka hidaha iyo dhaqankeenii sii nabaad guurayey. marka waxaan ku oran lahaa wax yaalaha hidaha iyo dhaqanka soomaaliyeed oo aad isleedahay diiniyan waa khahlad kasaar hadii aad garanaysid, sida khuraafaadka iyo dadka Awliyada barya iyo wixii lamid ah. thanks byeeeeee.
istar2008 4 years ago
he is great, viva la puntland, viva la somalia
samana1fromsomalia 4 years ago
wow.... please get More Somali Culture vidios. jama is great presenter .. he is my hero...
kawaal 4 years ago
i wish i could speak Somali like him!!!!!!
proudSomalisis 4 years ago
So lovely wallahi! I have learned so much today. Viva Puntland!! Viva Somali culture!! Viva Maakhir!
proudSomalisis 4 years ago
waa wax fiican
hasbadi 4 years ago
great
darood12121 4 years ago
Makhiri waad ku mahadsantahay sixitaanka aad ku samaysay magaca. Sidaa iyo is maqal dambe.
M.Omar
GUUREALAW 4 years ago
Makhiri walaal ninka hadlayaa waa Jama Kediye.
Bedel magaca kor ku qoran.
M. Omar
GUUREALAW 4 years ago
mahadsanid sxb
Maakhiri 4 years ago
woow i appreciate this you keep the culture alive makhiiri i say thousand thanks bro..
greatersomalia 4 years ago