Added: 1 year ago
From: mykulmiye
Views: 8,025
Sort by time | Sort by thread (beta)

Link to this comment:

Share to:

All Comments (3)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • Hala hala, aniga codka hufan ee cabdi_rashiid baaba i deeqay, sifo iyo sawracba waxa ay meteshaa himilada ummaddu tiigsanayso. Sammo iyo cadaalad Allaa suga, ha inaguse bariyo hana ina gaadhsiiyo mid aynu ku negaano. AMIIN.

  • waa hees macaan, alaa yaa cisak abwaan alpho, abdirashid xamari mujaahid aan cidi cod ku gaadhayn. viva kulmiye viva somaliland

  • Waa hees wanaagsan runtii,,,, laakiin waxaan heesaha KULMIYe ugu macaan heesta cabdirashiid cali xamari qaado ee inagu KULMIYAYNU NAHAY , XAGA CODKA IYO MUSIC intaba ma jirto hees gaadhaysaa.

Loading...
Alert icon
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more