Added: 8 months ago
From: Qaarxis
Views: 39,081
Sort by time | Sort by thread (beta)

Link to this comment:

Share to:

All Comments (27)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • Waxa runta ku shegayo habqaadkee ee kuso galeeso mamada fanka Hibo Nuura wlhi cotkeeda mahan codaadka somaliyyeed i like wajiyo xuun naga dhaaf dhibgaa lol

  • hibo waa fananad qaran qiimo ku dhaxleh umada somaliyed iyo dunida oodhan viva hibo nuura

  • nimco tuug nimada dhaaf

  • qaladka waxaa iskaleh wajiya xunta gabadha ugu qaabta daran hibo yaan eed lasaarin maxaa yeelay waxaa kuhoreysay heesta hibo in ay qaldantahay gabadhan wajiya xunta kamida waxad ku ogan kartaan sidee ku ogaan weyse iyadoo fananad ah hees laqaaday in ay qaado bal mala waydiiye maxee kula soo dhacde wariye cowke waaka hoos baxde in uu wareesto bay aheed

  • Aboo nimco dareen waaa lagu shitay kuleel anaa leh le tagnow ciyaarta 1 vs 0 waa ku camirenaaa adaa leh . arbitaro ma laha mesha.

  • Hiba Nuura Aad Ayaan U Jeclaa Codkeeda Laakin Bini Aadam Ku Sidiisa Ahaan Maayo Waxey Ila Tahey In Wakhtigii Nimca Dareen Farxiya Fiska Ikraan caraale Iyo Falis La Joogo Inkastoo Farxiya Fiska Fanaanada Codka Wanagsan Heesaha Ay Qaad Hal Hees Bes Ku Leedahay Inta Kale Fanaaniin Kale Ay Leeyihiin Mida Kale Heesta Qandho Abwaanka Wuxu Siiyey Nimca Dareen Hiba Nuura Ayada Ka Daba Qaadey Oo Ka Danbaysay XD

  • Hibo Nuuura waa hooyadii fanka soomaliyeed, Nimco waa hormuudka hada ee fanka markaa labaduba waa soo dahwaynanaa,

    lakiin anuu fikir ahaan waxan is odhan lahaa waxaa heestan ku horaysay Hibo Nuura sababtuna waxa waaye xiligiii hore copy right maba jirinba ee haday aad ubadantahay copy rightku markaa nimcoooy aduuu waa qaadee cida ku dhiibtay baa malaha erayada meel kale kala soo baxday, all in all we wellcome both of you Hibo and nimco.

  • cajiiib nimco dareen waa loga horeyaay heesta waxii leys heestaba dhalin yaradii ceebtooda ma fananinta wayen bey ku qabsan rabaan heeso heesta waxaa leh Hibanuura wana cadahaya why? nimco waxey gashay 2 qalda ah oo ah xaga laxanka marka kahardhe ha is cebeen yaan lagaa maqlin mardanbe viva Hiba nuura

  • Marka hore anigu heestaan kamaba helo, waayo in ka badan 15,000 oo hees oo ka fiican baan aqaan malaha background-kayga suugaanta ayaa ii diidaya inaan heestaan wax weyn ka dhigo, Ok, Heestaan Hibo ayaa leh Hibona waa ka weyn tahay qof wax bililiqaysta, xaasha, waxase fadeexad ah in qof kale sheegto, ma xuma inaad hees aad ka heshay oo hore aad qaaddo laakiin sheegashadu waa scandal waana lagugu maxkamadayn karaa accouding to copyright violation law. Nimco keli ah ma aha King Qalidna saaso kale

  • Ala yaa cizak qarxis viva hiba nuura meesha ay fanka ka gaartay nimco hadii la dhagaysanayo next 50 years ma gaari karto marka xaqdhawr wayn bay nagu leedahay hala xushmeeyo teeda kale fanaanada qaranka iyo ilmahan tijaabi codkaaga ku soo baxay hays barbar dhigana thanks-:)

  • Comment removed

  • Kkkk sanadka maanta 2 labo halaysku qabsado maa la yiri si ay u noqono caan loooool hadan maaro u weyney falis iyo ikraan loooool Waa sugaa labada xigta looool

  • haday xitaa leedahay waalooga cod mcaan yahay habar gaboobday waaye nimco dreen ax ax ax ayada kulleh nimco saas kaarabaa suuqa kasaar waxaad aragto huuuuno inkiraaadne kujiiid heees walbo aad soo caambixisid adaa iskaleh mwaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaah dreeeen ax ax

  • waa a iska ug yahay in aysan leheen heesta lkn waxaan dhib ah in ay inkirto in kastoo ay tahay ciyaal hada soo baxaaya nimco dareen

  • Horta waxan la yabay dadka doqmdaah oo dhaha waxan qarxinaya heesta hadii hibo nuur ay ledahay hibo waa gaboobday marka fanandan qurxda iyo codkaisku sidata maxaa loo xasdaa nicmo abayo hees kasta oo fananad wayeel ah ledahay noo qada waad marysa yaaqeey

  • eesh qiyaasak black quine hibo nuura heestan adaa ku haysta

  • laxanka unbay ku kala duwan yihiin erayadu waa isku mid anoo aad u jeceyl hibo nuura heeseheeda hadana heestan labadooda marka ay qaadayaan waxan ku heystaa nimco dareen sida ay u qaadeyso

  • Nimco dareen ka qalee fanaanad kaa wayn,, ayaa kaaga horaysay heestan e iyadaana musik-gii la yaqaanay ,, adna musik lagu tumay computer baad la ordaysaa hahahahha waad fashilantay Nimcooy

  • waxaa la la yiri aduunyo yaa ugu tuugsan ? waxaa la isku raacay in uu qofka Ukunta ay doorada dhashay xada balse waxaa kasii tuugsan qofki hees qo aliftay yiraahdo anigaa la ii sameeyay. hada waxaan ka baqaa in Keyboardka aan wax ku qoraayo aad qaarkiin i dhahdan anaa iskaleh lool Soomaali alle hasoo toosio Aaamiin.

  • hahaahhahaaha sxb waad Qarxisaw\y walaahi heesahan.. Anigu waxaan heestan u codeeyey HIBO NURA

  • sey kula tahay u codee nimco dareen 

  • sey kula tahay u codee hibo nuura

  • Mail sxb waa arin macquul ah waana ku mahadsan tahay fikirkaaga

    Hadii hal hees eey isla qaadaan fanaaniin somaliyeed fankaba

    horumar ma gaaraayo

  • Sax waaye fikirkaagana waa loo baahan yahay

    laakiin su aashu waxeey tahay yaa iska leh heesta?

    marka dhageysatay labada qofood?

    Yey kula tahay in uu leeyahay?

    Si fanka somalia uu ugu baxo

    Is qab qabsiga waa in eey

    Dadweynaha kala saaraan waxuu runta ah

    THNKS

  • @Qaarxis Walaalo, sida ay labaduba wareysiyadooda ku sheegeen, heesta miraheeda waxaa sameeyay Cawlo, waxayna mid walba sheegtay in uu miraha heesta u dhiibay ninka abwaanka ah ee heesta sameeyay, sida video-haaga ka muuqata.

    Sida aan horayba u iri, haddii uu is qab-qabsi ka yimaado meesha waxa kaliya oo kala saari kara waa abwaanka heesta tiriyay. Balse sida ay iila muuqato, isaga ayaa marba mid u dhiibay isla miraha heesta labada heesaa!

  • I don't see any problem between Hibo Nuura & Nimco Dareen there apart from the writer of the song giving it to both of them.

    Hadduu meeshu muran ka jiro waxa kaliya ay noqon kartaa in uu qoraaga heesta inkiro in mid ka mid ah labada heesaa uusan waxba u dhiibin oo ay iska qaaday uun!

    Plus, these days people sing a song of another singer without asking the original singer's permission.

    Bililiqeysiga fanka dagaalada sokeeye ayuu ka mid yahay!

Loading...
Alert icon
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more