kkkkkkkkk caadi maaha ninkan iyo yartan ba toloow goorma la soo shaacbaxay kkkkkkkkkkk noolaada reer somaliland walee akhyaar waxaad mooda in ay ilbaxnimada la soo dhashaan masha allah up nooh
Qof kastoo dadka wax u qabta waa in lagu amaanaa wanaaga uu dadkiisa u sameeyay; Jamal iyo kumaan kun oo kaleba taariikhdaa xusi doonta. Sahra Kiin wallee waa geesiyad afatahan ah sida ay u bal-balaadhisay. Viva to Hargeysa University students. Ilaahay idin guullee.
kkkkkkkkk caadi maaha ninkan iyo yartan ba toloow goorma la soo shaacbaxay kkkkkkkkkkk noolaada reer somaliland walee akhyaar waxaad mooda in ay ilbaxnimada la soo dhashaan masha allah up nooh
qaalisland 3 months ago
Qof kastoo dadka wax u qabta waa in lagu amaanaa wanaaga uu dadkiisa u sameeyay; Jamal iyo kumaan kun oo kaleba taariikhdaa xusi doonta. Sahra Kiin wallee waa geesiyad afatahan ah sida ay u bal-balaadhisay. Viva to Hargeysa University students. Ilaahay idin guullee.
Rashiid05 6 months ago
ninkan nin la mida oo reer somaliland ah oo meel walba laga faaniyo waligay maan arag ilaa 90kii ayuu baxsane iyo dadkaleba wax qabanayeen cid sheegta iyo cid hadal haysa arki maysid
100jire 10 months ago
Jamal mid badben ku sheegtay ta aad tidhi waxbarashada tii somaliya ee hore tana kafiican waa ben wayo dadka wax kadhigaa jamacadaha hargaysa, burco,borame,lascanod iyo gobalada somaliya oodhanba waa dadkii wax kubartay somliya. oo sida aad adiguba sheegtay in aad wax barashadada inta badan ku qadatay Dalka .
casoowe100 1 year ago
Jamal for somaliland president.
somaliland2dalkeyga 1 year ago
mansha allah
hoodoahmed 1 year ago