Added: 2 years ago
From: fuluq66
Views: 556
Sort by time | Sort by thread (beta)

Link to this comment:

Share to:
see all

All Comments (7)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • kkkkkk war ama sharif ha aqoonsado ama yaanu aqoonsan ku noqon mayso somaliland somalia mar labaad  ama ku faraax ama qaraax kkkkkk markaanu engriska ka suqaynay xoriyad 80 sanno ayaanu suqaynaay aqoonsi na illahay 100 sanno miyaanu suqno reer somaliland iyaga ayaa is aqoonsan

  • cajiib,

    dawlada shariifku bal iyadu marka hore aqoonsi haka hesho dadkeeda,waatan dhowr balok oo muqdisho ah dhaafi waydee, kkkk

    eg cadaala darada jirta nin dhowr blok maamula ayaa laleeyahay wadan dhan oo shaqaynaya oo dimoqradi ah aqoossi haloo waydiiyo,cajiib.

    waa waxa somaliyi wax lanoqon weyday ee halkaas dhigay.

    viva somaliland iyo dadkeeda caqliga badan

  • kan wareysanaya muxuu uu yeedhaya Somaliland gobolka waqooyi galbeed? meel bey dad buukhta.

    Waxaan ku sheegaaya weligiin sharafta iyo maamuuska dadka somaliland duudsiiya kumaanan kun oo mujahaad baa ku maqaan calankaan oo naftooda uu huray mana dhici doonto midnimo dambe intee qeyrkee noolyihiin.

    haa noolaato Somaliland Somalida Koonfurna ilaahi haa kaa saaro cuqdada iyo xasiidka ay uu qabaan walaaladood.

  • the answer is simpel: NEVER!!!

    We learned from the best...

  • actually its by political association, somalia is fighting each other by different al qaeed groups !

  • somaliland r fighting each other by tribe so is just like south of somalia

  • SHARAF !!!!  Well said

Loading...
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more