VIVA VIVA VIVA VIVA RAXMO HUUNO QRUX BADANAA INANTAN .WAA REER PUNTLAND QRUXDA WAA LOO DHASHAA WE LOVE YOU RAXMA SHE LOOKS SO HAPPY PUNTLAND THE PLACE TO BE.
inantu sida kale boolo weeyeen heeseheedana waa top waana taageeraa lkn dhulka ayay ffirisaa kamerada ayay kayara xishootaa be dare person indha adayg samee face na waad haysaa iyo qurux kkkk i suport u actually !!!!!! ii nooloow
war gaba dhan yar oo codka macaan maxay u xasdeen abwaa niintu oo ay heeso cusub oo iyadu ay lee dahay ay ugu dhiibi waa yeen gabadhu codkeeda caadi maaha waliba iyadoon la barin oo aan tareerin soo qaadan
waaaaaaaaw raxmo huuno good job aad baad u codmacantahay ilaahan qurux ayuu kugu manestay mahs laah koley aniga fikir ahaan waxa tahay fananinta danbe ee so ifbaxay qofta u heesatao ceeban mahan hees copy ah inaad qaado so keep it up raxmo
waa copy heestu laakiin aad bay u cod macan tahay inantu dad badan oo heesa way ka cod iyo muqaal wanaagsantahay, laakiin farajar waxaan leeyahay heeso fiican ayaad soo upload garaysay laakiin walaale logo samayso oo qoraalka badan kadaa muuqaalka fanaanka plz waa wax aad loo dhisado weeye Editing ka badan wuuna dilayaa Quality ga Video ga thanks mr, Farajar
@knaanbest wale quruxdeeda baa u quuri weydey ka leexo gabadha bacow waaxid iyada wa taa loo jeedo quruxdeeda bal adi dadka is tus haku arkeene ruux ku yaqaana keen oo yiraahda waa asaga
kkkkkkkkkkkkkkkkk i think i can sing 222
indhodeeralay 1 month ago
qadaraam1 war xishood nacasyohoow xumi gabdhaha caaya iyo kuwan kalee meesha aflagaa dada lajooga badawyahay horta barta bili aadanimada wuxuush baad tihiin aan waxba dadka u quurine
Cabiira1 3 months ago
mid walbo oo ayaan yurub joogtaahi ma hees bey soo qaadee walee murti somaliyeed waa dhimatey
ciyaaye 5 months ago
wataa maxan laha wayka waalayan sow ma odhan wali wa gabadh yar kofiyad bay usoo xidheen hadana kkkkkkkkk
Suufiyada 6 months ago
VIVA VIVA VIVA VIVA RAXMO HUUNO QRUX BADANAA INANTAN .WAA REER PUNTLAND QRUXDA WAA LOO DHASHAA WE LOVE YOU RAXMA SHE LOOKS SO HAPPY PUNTLAND THE PLACE TO BE.
jamal2428 7 months ago
VIVA VIVA VIVA VIVA RAXMO HUUNO QRUX BADANAA INANTAN .WAA REER PUNTLAND QRUXDA WAA LOO DHASHAA WE LOVE YOU RAXMA
jamal2428 7 months ago
The next big star we love YOU Raxmo huuno.
jamal2428 7 months ago
war habarta bidaarta leh naga fadhiisiya
kavinkavi 7 months ago
inantu sida kale boolo weeyeen heeseheedana waa top waana taageeraa lkn dhulka ayay ffirisaa kamerada ayay kayara xishootaa be dare person indha adayg samee face na waad haysaa iyo qurux kkkk i suport u actually !!!!!! ii nooloow
qadaram1 7 months ago
war gaba dhan yar oo codka macaan maxay u xasdeen abwaa niintu oo ay heeso cusub oo iyadu ay lee dahay ay ugu dhiibi waa yeen gabadhu codkeeda caadi maaha waliba iyadoon la barin oo aan tareerin soo qaadan
Cabiira1 9 months ago
waaaw sister rahmo waan ku salaamay , aad baan u xiiseeyaa heesahaaga, waxaan ahay saxibtaa ifraah, keep it up,
afrah1001 10 months ago
intaas waxaad baacsaneysaa heesaha dadka yarta isku day in aad qaadid kuwa adigaaad leedahay thx
MultiCunaaye 10 months ago
waaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaw caadi ma, ahn yartaan weeykentay heeesta
thnxz girl
kingkhalif33 11 months ago
aaaaaaaaaaaaaaaaa shitttttttttttttttttttttttttttttttttttttt
MrBulshawi 1 year ago
wiilo/tommy boy
dhiiga 1 year ago 2
@dhiiga kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk, exactly what i was thinkin, defnt a tommy boy/ wiilo. haha lolol.
xxCleoPatra69xx 11 months ago
@xxCleoPatra69xx she is good though lol respect
dhiiga 9 months ago
waaaaaaaaw raxmo huuno good job aad baad u codmacantahay ilaahan qurux ayuu kugu manestay mahs laah koley aniga fikir ahaan waxa tahay fananinta danbe ee so ifbaxay qofta u heesatao ceeban mahan hees copy ah inaad qaado so keep it up raxmo
qanciye84 1 year ago
Heestan waxaa lahaa boqorada codka khadra dahir cige
way u dhawaysay laakin may laha codkii khadra daahiroo kale.
Dalwanaage 1 year ago
okkkkkkkkkkkkkkkkkkk
rockyrall 1 year ago
fanka soomaalidu malaha COPY, taasi waxa u cadayna fanka somalidu ma jiro PRIVATE EXECUTIVES, mana jirin sharci dhigan oo taasi loo raaco,xitaa xilligii dowladnimada waxad xusuusan kartaan in heesaha QARAAMIGA lagu magcaabi jirey in fanaaniintu iska daba qaadi jireen hal hees, hal laxan iwm.... sidaa darteed soomaaliyeey illaawa sheekadaasi ah heestani waa COPY iwm..
MrMahadYareh 1 year ago
@MrMahadYareh LOL WAA CAADI HADEEY COPY TAHEY MAXAA DHIB AH QOFKII ISKA LAHAA HEESTA WAA LAGA DABA QAADI KARAA IN ASAGA BAS KU EKAATO MA DHAQTAR BAA QOREY HEHEHEH
missworlld422 1 year ago
gabadhani waa xiddig soo if baxday, waxanu leenahay gacalo soo barbaar..
MrDua55 1 year ago
quruxleey weeye raxmo..good job
somatl09 1 year ago
HUUNADA ISAAQAA NACA, HALKA IAYGU KA YIDHAAHDAA WAAR YEE RA IYO DUMARBA
HUUN HUNDREN TIMES BETTER WAAR IYO AARYEE AMA NAAYEEY
MrGuugaalre 1 year ago
kkkkkkkkkkkkkkkkkkk best copy i hve ever heard
theAar9 1 year ago
waaaaaaaaaaaaaaaaw yarta caadi matihid laa kiin waxaad ucayaaraysaa sidii raga adiguna dumar baad yahay ee isma ogid miyaa kkkkkkkkkkkkkk sida kale waa maraysaaaaaaaaaaaaaaaaaa
baashe2010 1 year ago
maxaa la waashay
maxamed1986 1 year ago
waaaaaaw heeskan waa ku ooyi jirney 1986, laakiin yarta u sheega heesaha qaarkood layskuma ceebeeyo
gobaad1000 1 year ago
waad cod macan tahay ee sida raga ayaad u ciyaraysa lol
Riyana4 1 year ago
waa copy heestu laakiin aad bay u cod macan tahay inantu dad badan oo heesa way ka cod iyo muqaal wanaagsantahay, laakiin farajar waxaan leeyahay heeso fiican ayaad soo upload garaysay laakiin walaale logo samayso oo qoraalka badan kadaa muuqaalka fanaanka plz waa wax aad loo dhisado weeye Editing ka badan wuuna dilayaa Quality ga Video ga thanks mr, Farajar
salmaan11 1 year ago
inaanta way cod macante ka leexda de balo cay badane huuno raxma niice cod balse tartiib u ciyaar lee kklol
123456767720 1 year ago
man what's all this writing on the video.Delete & write only one time------preferably at the start.
nololwacan 1 year ago
cawboy maa tahay taxcis ma aka imaatay koofiyad dheer aa soo qadatay qandho fuul xun
knaanbest 1 year ago
@knaanbest
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
ifraaah 1 year ago
@knaanbest kkkkkkkkkkkkkkkk funny
Xafsah1 1 year ago
@knaanbest koofiyada waxaa qaata boqoradaha waabay kusoo baxday awelba iydoo qurxoonayd inantu walle
Qabooje 1 year ago
@knaanbest wale quruxdeeda baa u quuri weydey ka leexo gabadha bacow waaxid iyada wa taa loo jeedo quruxdeeda bal adi dadka is tus haku arkeene ruux ku yaqaana keen oo yiraahda waa asaga
hasna200 1 year ago
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkk inanti ma shinbir ayay qabtaaaaaaaaaaaaa
madax wareejin badanaaaaa
muuse555 1 year ago
Somalis girls,you need to record in English,so u make more money.
nololwacan 1 year ago
waa lay helo waa lay hayaa cajiib afsoomaaliga hodansanaa waxaa ay la mid tahay adigoo yiri waa qooqanahay kax baan taagnahay.abwaaniinta somalida waa wada sexy heesahooda inta badan.
TheWaiting22 1 year ago
yes still in kenya
nice song sis
111queen33 1 year ago
@111queen33 waa heesti khadra daahir iyo juba wadani ayaad qaadaysa inaader
kudaare 1 year ago
@111queen33 fanaanadii heesta lahayd ma waydiisay mase xusta?
kudaare 1 year ago
sharaf iyo qurux iyo masha ALAH cod abaayo yaa xaas kaa dhigta oo kula aqal galoo aad u haystaa MASHA ALAHA
fatman1fat 1 year ago
am spts u only cod miyaa kan lafaha ayuu galayaa thnx waxaan aacod lagaa dhahaaaaaaaa
Abdiqaniable 1 year ago
ur sexy lady and best song abaayo ma xumid bello dawllo goeds
shafad100 1 year ago
wow
qurux waanba ka helay.
GabarPuntland1991 1 year ago
Damn u look sexy Girl.. keep moving... lolz Raaho ok..
abdirizaaq1234 1 year ago