ma shaa allah qisadu iyo ujeedadu ma qorshaa ku jira oo qaarba meel ha joogaan? soomaalidii hore caqli badnaydaa kuwa maantana dullisanaa midba midka kale ii talin maayuu yiri markaasay si sahlan amarka cadowga u qaataan illahow hana dullayn aduun iyo aakhiro wixii dib u rafaca shucaartii gumaysiga qaarba meel ha joogaan naga mid maaha viva soomaali wayn
SOOMAALIYA SOOMAALIBAA LEH shaqsi kastoo SOOMAALIYEED wey ka go'aantaha in xabashi ciideena aan loo dhaafin kana soo cesheno gooreyba noqotaba. SOOMAALI GALBEDEEY la idinma iloobin GUUUUUUUUL
waan farxaynaa mar labaad in shaa allah soomaali galbeed NFD way xoroobi inshaa allah xuduudkeena bad iyo beriba waan xafidaynaa inshaa allah. laakiin markaan qabiil duugno oon go,aan ka gaarno daneyste mooryaan iyo soomaali diid cadawga soomaali waa sedexdaa kuwaasaa nooga daran itoobiya iyo kenya waayo haday iyaga eheen maanta soomaali saan ma ahaateen
SAMSAM1417 4 months ago
ma shaa allah qisadu iyo ujeedadu ma qorshaa ku jira oo qaarba meel ha joogaan? soomaalidii hore caqli badnaydaa kuwa maantana dullisanaa midba midka kale ii talin maayuu yiri markaasay si sahlan amarka cadowga u qaataan illahow hana dullayn aduun iyo aakhiro wixii dib u rafaca shucaartii gumaysiga qaarba meel ha joogaan naga mid maaha viva soomaali wayn
SAMSAM1417 4 months ago
ILLAAHOW SOOMAALINIMO SOO NOOLAY ADAA LAFO BURBURAY OO CIIDA RAACAY SOO NOOLEEYA SOOMAALI DIINTOODA IYO DALKOODA U XAFID CADAWGOODA QOTADA DHEER EE WAYN ITOOBIYA IYO XULAFADOODA IYO KUWAY SOO WAKIISHEEN KA QABO WAR MOOGOW XALKA WAA SOOMAALINIMO CALANKA BULUUGAHEE QABYAALAD LANLAND STATTE MAAHA VIVA SOOMAALI WAYN
SAMSAM1417 8 months ago
halkan waxaad ka daawan kataa soomaalidii SAXDA AHEED EE WADANNIMADA TAQAANEY long live to somali galbeed and may ALLAH BLESS YOU WHIT FREEDOM AMIIN
hasanow1 1 year ago
SOOMAALIYA SOOMAALIBAA LEH shaqsi kastoo SOOMAALIYEED wey ka go'aantaha in xabashi ciideena aan loo dhaafin kana soo cesheno gooreyba noqotaba. SOOMAALI GALBEDEEY la idinma iloobin GUUUUUUUUL
weheliye 2 years ago
this is very good documentary bartamaha thanks
abdullahi1988 2 years ago
God Bless SOmali
SOmali UNite
kawaal 2 years ago
Wonderfull. Maansha Alaah.
Khayrqabe 2 years ago 2
Thanx Bartamaha! this is really great stuff...Inshaalah ma people n ma beloved land will be FREE again.
Farahdinho 2 years ago 2