Haduu Ogaan lahaa waxey dadka ku qoslayaan wuu amuusi lahaa ;) lol, ina adeer shactarada waa gacanta bidix aad tuurey sid ;). Anigu jeego dhirbaax intaan kugu dhufto ayaan ku dhihi lahaa "WARYAA SIDA RAGA U HADAL".
Laakin waxa loo boogo waxey tahay meesha waa Africa, sida i muuqatana waa Jigjiga ama dhirdhawe, sacadu ma xisaabsana, stress ma jirto yea i miss Africa. Laakin ninkan waa in la la hadlaa waryaa sida isku dhaan oo nin ad adag iska dhig maxey tahay sida nagaha aad u laafyooneyso!?

Waranle 10 months ago
@Waranle qofkaan wa qoof buuka sxb so taa Af-ka wax lagu guurayo....wa qof xanunsanya xaga maskaxda.
GUJIIZ 10 months ago