Added: 2 years ago
From: iqrasomali
Views: 13,685
Sort by time | Sort by thread (beta)

Link to this comment:

Share to:

All Comments (9)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • lacanatulaahi calal khawaarij al casr alshayaadiin al jaahiliin. ilaahey meel xun idin marsii waa jabteen ee waana lays yaqaanaa dadkii afka duubtay oo yiri xaqaan ku taaganahay. meeshaa gali lahaydeen aa la rabaa

  • koleey yahuudaa u adeegtaan , dadka muslimiinta ah waadishaan wacalatulaah al shabab..

  • keynaan kuleelka waa lagaa qaboojinaa ee raga aad raadineysid beledweyne dhinaca galbeed ayay joogaanee u tag rag hadaa tahay kiinii u weynee mr mocow maxkamadaha hayste xamar ayuu usoo cararay mocow waakan xamar joogi karti uuu kujoogo muxuusan u yeelan meelahaan haku neefsanin haduu saar ku haayana waalagaa tumaa ha.ha.ha. soo raac adeerkaa dabadhilifka meeshuu maray ayaad maraysaa

  • dabadhilifno ayuu ku wynaadey isagoo 80 jir ayuu dabadhilif ahaa meel xunaa ku dhintey si xuna waa u dhintey meelaha yaan laga ooyinee haloo aaro ninkii ciil qabo cadaabta gal. ha.ha.ha. dabadhilifkasta sidaan ayaa u dambeyn insha allah

  • sharif ayaa harey marka meshan laoo caloool bararan tahey shariif .........cunto la cuno miyaa aabah wasee ciilka waa u dhimaneysaa sharifna waa nin sharef leh mahan xaaranataan diinta ku qarabaneyso kuli qawaarijta dhane wuu ka cilmi badan yaheyu mana ahan nin ku shaqeeeyo maskaxda sheydan uzambilladen.......dhanka kale dagaal iyo raganimo barta haku faanina caruurta aad dhagreysaan wale ala yaa raxma geesi cuamr xaashi qawarijhta ayuu wal wal ku beerey

  • general waaw qaniskan wato dhilo kyu dhashey iyo waaridka wasee .....ku farax ama ka anx ciil idinkuu idinku danbeynayaa walhi u fiirso Godane iyo mansuur iyo xasan qaxaye iyo kuli qawarij hal maalin marka dhulka lala gooyo sidi ceeyrow......wajiyadiina ayaa ku qosli doona ,,,,,,,,dhanka kale cumar xashiyo iyo laqanyo sharaf ayee ku dhuinteyn amaheen kufaar wajiyada xirati diinta ilaahna ku qarabto ee gobanimo dagaal ayee kugu qaadi raben

  • T=keynan209

    hadalkada waxa ka dhandhamaya afaro qabil qabyaladeyste aya tahay wxan ku shegaya filmka qabyalada wa dhamadan film dhamada ma arki jirtay meshan koxo aya isku hay kuwana ka shidal qatan etopiya usa iyo galo o dhan ay dabada ka rixeyso iyo niman waxas o dhan ka so horjeda in ay gacan ka helan mujahidinta adunka moye marka iska firso kuwi adkada' adiga ha ku fanin cidamo shisheye wa la ogyahay somali iskama celinkarto mujahidiinta in gaalo lo adegsado mahane'''u firso hadlkada''''

  • bakhtiga ayaa kuwan ka qiimo badan. dalkooda iyo dadkooda ayey iibiyeen, waxaana ay moodeen dabo itoobiyaan oo la ursado inay dadnimo dheeriya ku soo kordhineyso. shariifka ayaa haray

  • Eeyo ducuf, fuleeyo ayaad tihiin. Hadaad tihiin niman rag rag dhalay ah Niman Xawaadle ah ayaad disheen idinkoo caruur aad soo qaladeen usoo dhiibay walxaha qarxa. Ninka ragga ah waxaa lagu yaqaan dagaal fol ka fool ah lkn naago ayaad tihiin. Welibo gaalo alsheydaan yahuud nasaaro ah ayaad tihiin.

    Kufaar kufaar dhashay ayaad tihiin. Ogsoonaada Doqonkii isku sheegaayey afhayeenka sheydaanka inuu halaag usugnaan doono, oo aan weliba cad cad u jar jari doono hilibkiisa.

Loading...
Alert icon
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more