Sh.Shariif shalay waxa uu ka soo horjeeday Ethiopia ,markii la doortayna wadanka way ka baxeen ciidan ka Ethiopia,waxaanse shaki ku jirin in uu shariif mawqifkiisii hore bedelay isagoo duruufta la jaanqaaday ,danna mooday in uu dadka Somaliyeed nabad u raadiyo ,iminkana hawshii wuu wadaa ,ninkasta oo nabada iyo kala danbaynta Somaliyeed ka soo hor jeeda ha dhaco ,shaqada iyo dagaalka uu kula jiro dadka nabada neceb waan taageersanahay ,Alle Somalia nabad ha siiyo ..
shariifka waxaan u malaynayaa inuu ahaa kursi doon. waxaana u daliila hadaladiisaa hore iyo kuwa dambe marka lays barbar dhigo. si walba ha ahaatee ilaahay waxaan uga rajaynayaa inuu xaqa garadsiiyo. hadii ow waxba qabankariwaayana aw jagada baneeyo haduu daacad yahay siduu sheegayo.
asc kuleey tariikhda ayadaa is fasirto inta run ah daahirka ah fikradaha f iyo haladda markii hore iyo hada labo qof ayuu kala yahay shafiir , been maaha taas ninkii wanaag oga qaato iyo ninkii tariikhda la socda asagoo runta fiiriya al shabaab shekadeedo macado? waa lagu warersanyahay ma kuwa wax wanaajiya iyo kuwa wax haleeye ayee kala le yihiin meqa alshabaab baa jira?
Taariikhdu iyadaa is qorta lana arki doonee shariif waxuu shirka keeno balse ilaa intaan og nahay shariif waxuu ahaa horboodayaashii argagixisaa dhiiga dad ka xalaalaystay ma aamin sani inuu daacad yahay balse waxuu iila muuqdaa nin aan waxbadan ka duwanayn kuwii ku walaaloobay daadinta dhiiga dadka shacbiga ah sida caadadu tahay hogaamiya yaasha somalidu sida waxloo bur buriyo uun bay yaqaaniin ee si wax loo bad baadiyo ma yaqaaniin waxana u daliila sida ay qoriga ugu wada gaashaaman yihiin
waxaad qorteen been iyo quraafaad loomana baahana maanta waxaas ookale saaxiibalaal si run ah u tilmaama sida runta ah oo xalku kujiro yaan diinta been laga sheegin adduun iyo aakhiro kala badan
Wuxuu intaa ku hayaa gaalo gaalo gaalo, war adiguba waxaad tahay MUSLIM, wax la yaab ahna maahan in ummada dunidu kala afaf midab iyo diimo tahay. Taada hayso dadkana tooda u daa.
Kuwiinaan wada Been beenta iyo fadeexad been been ah Sh shariif waa la ogayahay waxa uu yahay "aayadaha Quraanka ah ee aad meesha ku bilaawdeen" Daliil ahaan looguma soo qaadan karo sh shariif Marka annaga madoonayno al shabaab iyo wax ay wataan ilaaheeyna hanaga qabto inshaa allaah, .
Marka waxaa la idinka doonayaa meesha uu ku noqday gaal Sh shariif mise waxaa tihiin khawaarij idnka Takfiir....................
Shariif waa Qabiilleeste ee diinta wax kama oga. meshaan waxa uu u jogaaa abgaal...............marka majeerteena booskoodi waa heleen marka waxba kama gelin.......waxbana isma badalin dawlada c.laahi yusuf ayaa katagay un mesha
Mr.Godane faraha na qaad walaalow, ilaahay ka baq, Jihaadka maad ka bilowdid Hargaisa iyo Burco waata qamriga iyo Xabashida ay is kor saaran yihiine.. Allow Ummadaada badbaadi.
war labada gaalo ma idin shega waxey ku kala duwanyihin =1=ETHOPIYANKA waa GAALO DAAROOD AYEY AHAYEN-marka wa qasab in lala dagalo oo laga saro muqdisha lakin2=GAALADAN UGANDHEYSKA IYO BURUNDI WAA GAALO HAWIYE IN AY MUQDISHO JOGAN DHIB MALAHAN kuwa ladiriraya wali waa daacad wa kuwii ilaah dartii u dagalayy ee qabil aysan ka aheyn wax fahma=
sheekh iyo shaydaan cidaan waa laga yaaban yahay . wax kaqaldan illaahay sida ha,udhaamo waa dhumeen waana ku daba dhunay because we exist same place on earth . ayaga iyo khilaaf iyo dagaal iyo mugdhisho = hell of somalia
"bal maxaan laba Gaaloo abtirsiinyo gudboon Midna aan u gumeyn, midna aan u gobeyn.Hawiye mar is laa, mar dadka kale laa, hadana waxay bilaabeen inay is gaalaysiiyaan, hadaba maxaa dhiman ooy isku kaashan doonaan? waa waxba, nacaskii lumee la soo helay wuxuu yidhi "maxaa la iga soo helaa beriba waa lumiye" ha is madhiyeene hadaba ha la isu daayo. La'aantood Qowmiyada soomaaliyeed u dhutin mayso
Shiikh shariif waa hogaamiye wuxuu xaq u leeyahay inuu marki horena dagaal galiyo ciidanka markaan dambana uu diido maxaa yeelay xilliga ayaa isbadalay marka bilaash yaan loo soo qaadanin aayado cadeynaya qofka marna gaalooba marna muslima maahan sidaas qof walbana waa ogyahay shiikh shariif marki hore siduu ahaa waxba kama badalna hadda.
ciddi qabta in alshabaab iyo shayaadiinta ku dhexjirta ay guul ka gaarayaan waxay wadaana ha ogaadeen xataa magaalada muqdisho ineysan barna ka tagi kareynin.
dayniile ilaahay ajar ha idinka siiyo u gar gaarida xaqqa iyo soo bandhigida kuwa is bad badalka badan ee aan xaqqa ku sugnayn.
aniga sheekh shariif inuu hadaladaas ad adag horay ugu hadlay maba ogayn markaas waxaan u malaynaa madaxtinimaduu raadinaayay al shabaab ayay ka ag dhawayd uu u arkay inay ciidamadi maxaakiimta ayaga awood ku lahaayeen. kkkkkkkkkk
war illaah ka baqa waxa aad soo saraysaa waxaa looga dan leeyahay waa fowdo iyo isku dir walaala muslimiinta ah dayniilana waxa ugu baaqayaa in anay ka qeyb qaadan oo ay ka saarto page hadii kale waxaan u arkeynaa in ay fowdad qayba ka tahay
mid kastaa waa sidaas hadii hada madax lafgadho dhigo sheekh xasan daahir awys waxa ugu horeeya uu dalka keenayaa waa itoobiya
soomaalidu miyaanay arkayn dadkani in mid walba maslaxad gaara oo shekhsi ah doonayo iyo kursi
aniga waxaa iiga yaabiyey ninka kursiga iyo maslaxadiisa gaara u dagaalamaya kuwa u dagaalamaya czqli xumadooda oo haduu ninkaasi kursiga uuuku hamiyayo uu ku guulaysto iyo hadii kaleba adigu markasta askari ayaad ka tahay e maxaa dagalka ku kelifay miyaanay caqli lahayn
shaakir66 10 months ago
Sh.Shariif shalay waxa uu ka soo horjeeday Ethiopia ,markii la doortayna wadanka way ka baxeen ciidan ka Ethiopia,waxaanse shaki ku jirin in uu shariif mawqifkiisii hore bedelay isagoo duruufta la jaanqaaday ,danna mooday in uu dadka Somaliyeed nabad u raadiyo ,iminkana hawshii wuu wadaa ,ninkasta oo nabada iyo kala danbaynta Somaliyeed ka soo hor jeeda ha dhaco ,shaqada iyo dagaalka uu kula jiro dadka nabada neceb waan taageersanahay ,Alle Somalia nabad ha siiyo ..
Khadar,
Somalilander
Dhegayste 10 months ago
shariif dulli,waar wuxu wa side acuudi bilaah
sowka ninki wayna kala hadlay kursi ayuu rabay kaliya ilahy soo hadee umadaada
maano20037 1 year ago
waa su'aal shariif tolow shalay iyo maanta midkuu saxsanyhay?
farsameeye 1 year ago
shariif haduu daacad yahay muxuu madaxweyne c/laahi yuusuf ula shaqeeyn waayay. ninku nac nac badanaa muxuuse markiihore dhalinyarada u waalayay oo diinta uga beensheegayay asoo kursi raba
macaanjecel1 1 year ago
lacnatulahi al-shabaab iyo kuwii waxaan soo diyaariyayba ma waxaad moodaysaan in shacabka soomaliyeed aad kalsooni uga helaysaan war sheekh shariif somaliweyn baa og inuu nin daacad yahay runtii waxuuna rayigiisa uga laabtay waxuu qaatay danta umada waayo nibigúba gaalada ayuu sulxi lagalay maslaxada muslimiinta darteed, ee alle ha naga kiin qabto waayo waxaad tihiin carab iska yeelyeel, badawyahay isbahaysatay, insha allaah mardhaw waa laydinka xoraynayaa kunfur somalia,
allsomali1 2 years ago
shariifka waxaan u malaynayaa inuu ahaa kursi doon. waxaana u daliila hadaladiisaa hore iyo kuwa dambe marka lays barbar dhigo. si walba ha ahaatee ilaahay waxaan uga rajaynayaa inuu xaqa garadsiiyo. hadii ow waxba qabankariwaayana aw jagada baneeyo haduu daacad yahay siduu sheegayo.
farsameeye 2 years ago
asc kuleey tariikhda ayadaa is fasirto inta run ah daahirka ah fikradaha f iyo haladda markii hore iyo hada labo qof ayuu kala yahay shafiir , been maaha taas ninkii wanaag oga qaato iyo ninkii tariikhda la socda asagoo runta fiiriya al shabaab shekadeedo macado? waa lagu warersanyahay ma kuwa wax wanaajiya iyo kuwa wax haleeye ayee kala le yihiin meqa alshabaab baa jira?
ibrahiimkhaliil 2 years ago
aakhiru zamaanka waxaa soo bixi doona rag dharka gaabsada oo madax adag magaca islaamka dadka ku dila banaysta dhiiga muslimiinta wayna kala fog yihiin iyaga islaamka..waxaa yiri culimo islaam oo caan ah.naclad alle haku dhacdo alshabaab
gaabshe 2 years ago
Taariikhdu iyadaa is qorta lana arki doonee shariif waxuu shirka keeno balse ilaa intaan og nahay shariif waxuu ahaa horboodayaashii argagixisaa dhiiga dad ka xalaalaystay ma aamin sani inuu daacad yahay balse waxuu iila muuqdaa nin aan waxbadan ka duwanayn kuwii ku walaaloobay daadinta dhiiga dadka shacbiga ah sida caadadu tahay hogaamiya yaasha somalidu sida waxloo bur buriyo uun bay yaqaaniin ee si wax loo bad baadiyo ma yaqaaniin waxana u daliila sida ay qoriga ugu wada gaashaaman yihiin
lamyarun 2 years ago
Waxaa tihiin kuwo maan gaab ah! wadadii ka luntay, shariifkana umada soomaaliyeey wey taqanaa wuxuu galo ama gudo weytaqaanaah waana hogaamiyo diintii iyo dalkiisaba wax u qabtay
Deexey 2 years ago
waxaad qorteen been iyo quraafaad loomana baahana maanta waxaas ookale saaxiibalaal si run ah u tilmaama sida runta ah oo xalku kujiro yaan diinta been laga sheegin adduun iyo aakhiro kala badan
jiiqlaaye 2 years ago
Waxaadna tahay nooca ugu liita muslim Al itixaad qarmuun badan
Atoore 2 years ago
Wuxuu intaa ku hayaa gaalo gaalo gaalo, war adiguba waxaad tahay MUSLIM, wax la yaab ahna maahan in ummada dunidu kala afaf midab iyo diimo tahay. Taada hayso dadkana tooda u daa.
Atoore 2 years ago
Sheekh Shariif waa shakhsi daahir ah, waxa nifaaqa iyo fisqiga wada waa kuwan afafk xir xiran een garanayn ilaah ee cilmigooduna aadka u yar yahay, wax ixtiraam ahna aan uhayn xuquuqda qof islaamaka ah iyo tan basharkaba, waxna ka garanayn baayacada iyo heshiis dhex mara qof muslim ah iyo mid aan ahaynba.
Atoore 2 years ago
Kuwiinaan wada Been beenta iyo fadeexad been been ah Sh shariif waa la ogayahay waxa uu yahay "aayadaha Quraanka ah ee aad meesha ku bilaawdeen" Daliil ahaan looguma soo qaadan karo sh shariif Marka annaga madoonayno al shabaab iyo wax ay wataan ilaaheeyna hanaga qabto inshaa allaah, .
Marka waxaa la idinka doonayaa meesha uu ku noqday gaal Sh shariif mise waxaa tihiin khawaarij idnka Takfiir....................
abshirdheere 2 years ago
Shariif waa Qabiilleeste ee diinta wax kama oga. meshaan waxa uu u jogaaa abgaal...............marka majeerteena booskoodi waa heleen marka waxba kama gelin.......waxbana isma badalin dawlada c.laahi yusuf ayaa katagay un mesha
mahadbel 2 years ago
Mr.Godane faraha na qaad walaalow, ilaahay ka baq, Jihaadka maad ka bilowdid Hargaisa iyo Burco waata qamriga iyo Xabashida ay is kor saaran yihiine.. Allow Ummadaada badbaadi.
yuucali2009 2 years ago
Xifudulaah Shiikh Shariif iyo Mujaahidiinta dalka u dagaalamay... Dadkiina kale ee qaribaada wada allaha naga qabto.
yuucali2009 2 years ago
sheeqow shariif waxaad sharaf ledahay iyo shartaada waqtiga sheegi hadii la isla joogo
dhoore2008 2 years ago
Sheekh shariif waa amiirka umada somaliyeed haddii uu wadahadal galay oo uu u tanaasulay ma galaaboy war diinteenu waa nasteexo nabigeena suuban scw waa la hadli jiray raggay is hayaan waliba gaalo, ragga wax kasta isku koobay ma waxay moodeen in dalka kaligood leeyahay. sheekh shariif ilahay ha guuleeyo umadda somaliyeedna waxaan dhihi lahaa dowlada raaca nimanka dhiiga muslimka banaystayna hala iska qabto sidii la iskaga qabtay kuwii xaraabta qabyaalada ku qaraaban jiray.
qaranradiye 2 years ago
war labada gaalo ma idin shega waxey ku kala duwanyihin =1=ETHOPIYANKA waa GAALO DAAROOD AYEY AHAYEN-marka wa qasab in lala dagalo oo laga saro muqdisha lakin2=GAALADAN UGANDHEYSKA IYO BURUNDI WAA GAALO HAWIYE IN AY MUQDISHO JOGAN DHIB MALAHAN kuwa ladiriraya wali waa daacad wa kuwii ilaah dartii u dagalayy ee qabil aysan ka aheyn wax fahma=
suuj77 2 years ago
sheekh iyo shaydaan cidaan waa laga yaaban yahay . wax kaqaldan illaahay sida ha,udhaamo waa dhumeen waana ku daba dhunay because we exist same place on earth . ayaga iyo khilaaf iyo dagaal iyo mugdhisho = hell of somalia
xasanxk 2 years ago
ALLAAHU AKBAR------shariifaw waxaad iimaan aankulahaa oo aan fadhi kudirika kaataageeri jiray markaad gaalada nebceeyd hada markii aad gaalo miciinsatay oo aad illawday illaahii shalay umada soomaliyeed kuwada jecleysiiyay waxaan kugulatalin lahaa in aad kusoo noqotaa wadadii 6 dii bilood hadii kale wallee liibaan kaadheer
MIDNIMO112 2 years ago
shekh shariif labada jeer uu hadlay,waxa ka muuqata in uu ogaday wax badan ,nabada ayuuna qatay,
dadirh 2 years ago
sharif dadka oo dhan ayaa tageersanaa markii la dooranayay lkn hada waa laga wada shakisanyahay sida uu wax u wado shib ayaaba kasoo harday nin ka yaab....!!!!!!!!!!!!!!!1
galgacalahmed 2 years ago
"bal maxaan laba Gaaloo abtirsiinyo gudboon Midna aan u gumeyn, midna aan u gobeyn.Hawiye mar is laa, mar dadka kale laa, hadana waxay bilaabeen inay is gaalaysiiyaan, hadaba maxaa dhiman ooy isku kaashan doonaan? waa waxba, nacaskii lumee la soo helay wuxuu yidhi "maxaa la iga soo helaa beriba waa lumiye" ha is madhiyeene hadaba ha la isu daayo. La'aantood Qowmiyada soomaaliyeed u dhutin mayso
Khayrqabe 2 years ago
war waxa cajaladaan faafinaya waa takfiir isu haysta inay iyaga kaliya yihiin waa jaahiil al-shabaab iyo xisbu-saqajaan waa jaahiliin cajalado nashiido afcarabi ku duuban yihiin janno laguma galo sheekh shariif waa nin musilm khalad iyo saxba waa ka soo fuli karaan lakiin ma ahan sidda tuugtaan cimaamadaha wata oo xalaalaystay dhiiga umadda muslinka waa arki doonta mesha xun ee ay ku dambayn doonto muslaqbalka takiffirka allaah ha jabiyo!!!!!!!!!!!!
ladane15 2 years ago
dayniile hada waa faanineysiin markii uu habarta is gadeysay idiin soo gudbiyayna waa caayneyseen intee la idiiin raacaa soomaaliyeey
funnytv99 2 years ago
shiiq shariif waa hugaamiye ku dadaley in uu hugamiye kooxedyadii kasaro mesha markaas waa lo sacbinayey lakiin manta waxaa laleyahey waa gaal iyo waxii lamid ah somali marka asxaan malahan nin dila mahane cidkale mataqaan 18 sano fowdo iyo dagaal lasii maraa idinma damqeysaan shiiq shariid waa geesi cadil ah illaha aa cadile ah mahan dadka dadka gadmada ku dula hadana yiraah galow ahaa masajidyada ka habara culima matidana madaficda ku haraaca markii ay sidaas jidaag dhaheen uu ka harey
macanka 2 years ago
hallo somaliyey munkarka iska dhaafa ee nabada hallo hiliyo
macanka 2 years ago
sheekh sharif is poor looser who wants only money. saaxiibayaal idinka hadaa soo baraarugteen ani waaba waan ogaa sheekh shariif inu faaiido leheen oo uu munaafaq ahaa waxaa ka garanee maxaakiimta isku sheegeyso mujaahidiin waxay ahaayeen hal qabiil hadafkoodana wuxuu ahaa iney kursi helaan illaahi dartiis uma dagaaltameynin illaah ma aflixiyo dad qabiil dartiis u dagaaltamo
funnytv99 2 years ago
Shiikh shariif waa hogaamiye wuxuu xaq u leeyahay inuu marki horena dagaal galiyo ciidanka markaan dambana uu diido maxaa yeelay xilliga ayaa isbadalay marka bilaash yaan loo soo qaadanin aayado cadeynaya qofka marna gaalooba marna muslima maahan sidaas qof walbana waa ogyahay shiikh shariif marki hore siduu ahaa waxba kama badalna hadda.
ciddi qabta in alshabaab iyo shayaadiinta ku dhexjirta ay guul ka gaarayaan waxay wadaana ha ogaadeen xataa magaalada muqdisho ineysan barna ka tagi kareynin.
argagixiye 2 years ago
shiiq shariif wuxuu marwaliba kasoo horjedey ajinabi inay yimadan dalka somali lala dagalo. balse maanta asiga ayaa kuleh ciidamo shisheeyo ayaa imanayo dalka. dantiisa ayuu gaarey .lol claahi yusuf wuxuu ku edenayay itobiyan balse asigana shiiqa waa munafiq hadalkisa ayaa is jabinayo!!! funny
LAGDOW 2 years ago
Comment removed
Abdiwahab 2 years ago
subxaana laah waa arin yaableh. shalay wuxu shariifka dagaal galiyay shalay 1000 wiil uuna ku dhameeyay dagaal hadanah wuxuu ku leeyahay waa caadi in ay ugandha joogaan!!!!!!!!!1
cilmi09 2 years ago
Comment removed
Abdiwahab 2 years ago
kkkkkkkkkkkk
jamillahg 2 years ago
dayniile ilaahay ajar ha idinka siiyo u gar gaarida xaqqa iyo soo bandhigida kuwa is bad badalka badan ee aan xaqqa ku sugnayn.
aniga sheekh shariif inuu hadaladaas ad adag horay ugu hadlay maba ogayn markaas waxaan u malaynaa madaxtinimaduu raadinaayay al shabaab ayay ka ag dhawayd uu u arkay inay ciidamadi maxaakiimta ayaga awood ku lahaayeen. kkkkkkkkkk
jamillahg 2 years ago
hey he is smart in aan gaalada la iska celinkarin ayuu agooday dadkiisa ayu dhinac ka raacay hadii kale falastiin ayaa la noqonaa lol
85ya 2 years ago
war illaah ka baqa waxa aad soo saraysaa waxaa looga dan leeyahay waa fowdo iyo isku dir walaala muslimiinta ah dayniilana waxa ugu baaqayaa in anay ka qeyb qaadan oo ay ka saarto page hadii kale waxaan u arkeynaa in ay fowdad qayba ka tahay
saciid120 2 years ago
Illaahay ka baqa oo heshiishka ka qaybgala intaad marba nin gaaleyneysaan. DADKA WAY KA DAALEEN DHIIG EE UMMADDA FIDNADA KA DAA.
lamayaqaan 2 years ago 2
asc wr wb illaah kabaqa shalay waxay aheed hogaamiyo gooxeed hadane wadaadadii miyaa sheekh shariif ha cayn dhiig islaam in aad raadisaan baad rabtaane illaahay meel daran ha idinka bixiyo xisbul sheydaanka iyo intii nabada somalia diiday cadow idinkaa ah balaaya ha idin qadato
Rubeyqah1989 3 years ago 2