Added: 1 year ago
From: GACALTOYO23
Views: 22,974
Sort by time | Sort by thread (beta)

Link to this comment:

Share to:

All Comments (23)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • al fanan maxamed kabanle masha alah indarkeey iyo ina adeertey cod aa dinku dhamaadey. codka cabsiiya u tahey kakkakakkakk viva ii noolaada 2 qofood aan ka dhacin baad tahiine

  • waa hees fiican lakin dadka qaar aya caaya fananiinta marka ay faalda qorayan fadlan sidaa waxba looma qoro ee waxa wax laga qoraa mihnada iyo sida ayay kuula muuqato heeta laqaadayo llllllllllllloooooooooooooool

  • gabadha cod iyo quruxba ilaah waa siiyey

  • subxaan kkkkkkkkkkk waa ciyaal faacali kani, gabadhan nimanka wada xuuxda xagee kasoo gurata

  • @ThePollynolly lol waa gabdhaan is la wayneyn oo masaakintasay niyada u dhistaayoo heesaha la qaadaa kkkkkkkkk

  • alla inanku cod macaaana hadana qurux badanaaa kkk lolz

  • waaaaku qaaab daradaas igaarku mugdi badanaaa

  • lol the guy is funny but he sing good

  • Walaala yaal fanaaniinta soomaliyeed meel yaan looga dhacin labada fanaan aad ayeey u codmacaan yahiin

  • Maashaa Allaah, cod iga dheh maxamed yare, waa markii ugu horeysay oo uu hees duubo misana fanaaniin badan ayuu ka sitaa. fadlan sidaas ku síi wad codkii tubeec ayaad leedahay, gabadhuna kama liidato

  • The reason I'm so pissed is because you can't even read a book at a public library without the government knowing what you read. Isn't there any privacy in this damn world anymore. It's ridiculous.

  • maxaa ka qaldan odi bahalka kkkkkk

  • gacaltooyo sxb adigana aad ayaan kuugu mahadinayaa postingka aan noogu soo samaysay.,,,dadkana waxan la socod siinayaa fannaan waxaa lagu qiimeeyaa cod iyo aqoontiisa xagga fanka marka sidaad board-ka ka arkaysaan heestan laxankeeda waxa saaray isla fannaankan,,runtiina hodon waa fannaanad sare oo cod macaan i love here acting also,fannaan maxamad yare sxb dhanka stylkana iska yara hagaaji marka danbe ee aad samaynaysid heesaha mahadsanidin dhammaantiin

  • runtii aad ayaan uga helay labadaan fannaan ee codka baxsan ,waxan xusid mudan in dad badan ay halkaan kusoo qoreen comments liddi ku ah fannaanka maxamd yare,runtii dadkaas oo dhaliilaya qaabka uu actionka u muujinayo,marka waxaan dadkaas u sheegayaa inuu jiro wax la yiraahdo (debut acting) oo ah first public appearnce of a person..marka fannaanka waa markiisii u horraysay ayaan filayaa ee uu public u qaado hees waa marka waa uu samyn doonaa horumar,,fannnaan adna dhankas iska dhis

  • ilaheykabaq oo cawrada qari ragana iska dhaf

  • what is wrong with the guy did he look like ok ok inu walan yahay balamooda walahay.......................­..KKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKK­KK

  • alah hodan sis waa cod macan tihiin labadiin alakin see ahan naa wiilka u soo labis adine 10 jeer soo badalen asane shaatigii uu bakaarah akal soo rooray uu wali qaba yahuuu see ahan

  • caadi maaha waa kacsanyahay coda waa leeyahay bilaw fiican sidaaa uguwad saaxiib

  • kkkkkkkkkkkk manshalllah wiilka cadii mahan coodkii walee fananin weyn buu ka siitaa waxaan xasuusteey ( Tuubec ) walee lkn gashiinka iyo ciyaartaa ka yara maqan wuu la qabsan doona waa video igusii ugu horyey wayn ban filyaah lkn manshallah coodkiisan cadii ahayn

  • war maxaad ku maagaysaan yarka, waa fanaan fanaanad laheesaya, wax cusub maahan. Waxaa na dilay suud ay meelkasta usoo xidhaan kuwa heesaa, laakiin ninkani jeans buu usoo xidhay, waa caadi....suudkii baanu ka daalnay.

    Anigu labada midna ma aqaani laakiin way ku heshiiyeen inay wada haystaan deen....she can sing though.....aad bay u cod macaantahay yartu.

  • wwwwwwwwwwwwww axmed wali heestan wakabaxsatay sxb yaa markale lagugu xadin dhinaca ciyaarta iyo styleka xaga dresska iga so dhis''''''''''''

    hodan ha is kawalin fanaan wayn ala tagantahay

  • hodan waxaa tahay gabar aan aad iyo aad fankeeda ujecelnahay laakiin waxaan layaabanahay nin aaan uqalmin inuu hees iska daayee xataa maalka inuu soogalo qalad uyahay codkana lagu lalaboonaayo ee waa tuug aan hees wax ka aqoonin yuusan kula qaadin kkkkkkkkk

  • odaygaan caadi maha dheesha xoogaa corso lasiiyo ayeey aheed lakiin waa cod wanaagsan yahay

  • hodan kaan mardaanb3e halaso hesiin waa cood macan yahay lkn sohajiii

Loading...
Alert icon
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more