War dadoow maad wax isku ogolaataan fanaanku wuu gaarsiiyey heesta meeshi laga rabay ragga tumayaana runti waa musikiistayaal sar sare... Yaa sheegi karo meesha kulankaan kadhacayaa ma London baa ayadaa shidan'e.
fanaan cod macaan baad tahay sxb halkaa ka hay. nimankaa kale kabanka kuu tumayana gacan baan iyana u taagay. waa inaad qabataa live concerts sxb. guul baan kuu rajaynayaa.
War dadoow maad wax isku ogolaataan fanaanku wuu gaarsiiyey heesta meeshi laga rabay ragga tumayaana runti waa musikiistayaal sar sare... Yaa sheegi karo meesha kulankaan kadhacayaa ma London baa ayadaa shidan'e.
abucimraan 8 months ago
@abucimraan maya waa ottawa, canada.
farsameeye 5 months ago
Waad fiican tahaye afka aad buurayso uun iska yara daa oo dhoola cadayn iyo farxad muuji. Heesta emotionkeeda raaci bro. paltalkga aad ka heesaysana iska daa waad sharaf dhici sida dulcad shuulalay ga cajabay cajiibeey qaada.
aniga126 10 months ago
my favourite A. Cali Cigaal song. This guy sings it well too, great job.
abdiottawa 1 year ago
fanaan cod macaan baad tahay sxb halkaa ka hay. nimankaa kale kabanka kuu tumayana gacan baan iyana u taagay. waa inaad qabataa live concerts sxb. guul baan kuu rajaynayaa.
craxmaan10 1 year ago
viva 10000000000% mirqaan
t0shle 1 year ago
walahi wad sii quruxisay ama heestaan boorkii ayaa fuulay/gaaray ayaa ka qaaday.
waa mahadsantahay walaal.....from mudug...
mhdinero 1 year ago
yasalaam al fanan wajale 1000000000000% nice song
halkas kaga hay waah waah waaah
post by:mr ssd
alidikkie 1 year ago
waxasa fanaan ah sxb sida ku waad heesaha iyo fanaaninta sida mudey aad ayaan uga helay sidaad uu tumaysiin really good.
sida galaab cedceedo goodka lagu gaanbiyaaye...................wow
Arsenemulti 1 year ago
sida galab cedceedo goodka lagu ganbiyaye .............................;;;;;; afkaaga caano lagu qabay saxiib waxaasa hees aah tkx bro .sidaa ku waad waxaasa fanaana .iyo fanaaninta ku tumaysana aad ayaan uu salaamaya (mudey)
waan ku salaamaya
Arsenemulti 1 year ago
love it,,,,, i like to brain wash this song with pretty girls....
ozy63 2 years ago 4
@ozy63 best comment so far.
farsameeye 5 months ago
Wajaale fananka sanadka aan caleema sartay go bro
nimcocali 2 years ago
yo yo
u dudes
knows wat to play i mean yall rr picky with ur shit
my niggaz
keep doin wat u do
rageediii baa tihiin
mee day gacaladaydii tallow oh oh i see her ..yo yo showrty cum herree ..oh shes could be from CUBA lolz
ya salaaam
Mrslimthugga 2 years ago
Comment removed
KAMANEFISO 2 years ago
woooooooooow
mashalhh
aad ayaan u jecelahay heestan
mmmmmmmmmmmmmmmmmmmmgaban mayee waaa is guursananaaaaaaa
somalilangirl 2 years ago
axyaa wajaale halkaa kaga hay camoo walee barteedi ayaad dhigtay
zakariye111 2 years ago
wajaale caleek camoo walee waxaad dhigtay halkeedii halkaa kaga hay camoo
zakariye111 2 years ago
wajaale calayk ,, waad asiibtay sxb, halkaas kawad
kuryeeri12 2 years ago
caaaleeekkkk good job guys!
ilmi316 2 years ago
yaa calykl
jjokoja 2 years ago