Added: 4 years ago
From: Mudugboy
Views: 105,470
Sort by time | Sort by thread (beta)

Link to this comment:

Share to:

All Comments (62)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • ahmed nuur jangoow best lanxan somaliland every seen.

  • Gabadhani aad iyo aad ayey u cod macaantahey casarkii marka aan qayilaad u badheedho haddey codkaa ila soo garab fadhiisato ilaa inta codku ka xumaanayo ee ay gaboobayso waan iska hoos joogi lahaa .......nice one

  • Ma Ladniyee Cishqaa Igu Laba Kacleeyoo Nooolaan Maayo Hadaa Soo Laabanweydeee my boo :'(

  • waxaasaa coda waaaaaaw war gabadhu ma dhiman waxa dhintay waa axmed nuur jaangoow ninkaa dhintay

  • Axmed Nuur Jaangow....waa laxamaystayaashii ugu waawaynaa Soomaaliya....Illaahow u naxariiso. Wuxu laxmay heesaha ay ka mid yihiin: 1) Goormaa Barasho Laga Tagay, Garanmaayo Wiilkee, Tolowyaa Nakala Gura (Sahra Ahmed iyo Ahmed Mooge). 2) Wuu Duulaa Kalgacayloo, Waa Dayuurad Lalaysoo, Meeluunbuu Ku Dagaaye (Baxsan iyo Xasan Adan). iyo qaarkaloo badan

  • allaah gabdha cood macaana.. allah ha daayo...

  • OO Waaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaa­aaaaW, Bal waa kaas Somaali soo ma heey seeso af kiina caano la gu qabay, NABAD.

  • thanks for displaying these legendary, classic Somalian artists...

    Blesss

  • Surqa ma aysan dhiman, waxaa dhintay AlMulaxan Jaangow, Heestaan waa heesta Fanaanka weyn ee Xasan aadan Samatar Yiri waa heesta kaliya aan Fanaanka qaaado ka codsado inuu ii dhiibo intii aanu qaadin, waxaana Jaangow Allaha u naxariistee hore ula qaadi jiray Fanaanadii Siraad Cabdulle Ugaas oo ay ka wada tirsanaayeen Kooxda Horseed

  • CushiticSomalianMale Jaango.. my alltime favorite somalian classic artist.. from the good ol days back home in Somalia = the Land of PUNT

    btw she is a pretty Somalian artist.. to bad the war happened because i would love to her her beautyful voice over and over again this Somalian princess... hehe that broda Jaango is a lucky Somalian artist

  • Somalia = the Land of PUNT

    btw she is a pretty Somalian artist.. to bad the war happened because i would love to her her beautyful voice over and over again this Somalian princess... hehe that broda Jaango is a lucky Somalian artist

  • Jaango.. my alltime favorite somalian classic artist.. from the good ol days back home in Somalia = the Land of PUNT

    btw she is a pretty Somalian artist.. to bad the war happened because i would love to her her beautyful voice over and over again this Somalian princess... hehe that broda Jaango is a lucky Somalian artist

  • Jaango.. my alltime favorite somalian classic artist.. from the good ol days back home in Somalia = the Land of PUNT

    btw she is a pretty Somalian artist.. to bad the war happened because i would love to her her beautyful voice over and over again this Somalian princess... hehe that broda Jaango is a lucky Somalian artist

  • Jaango.. my alltime favorite somalian classic artist.. from the good ol days back home in somalia = the Land of PUNT

    btw she is a pretty Somalian artist.. to bad the war happened because i would love to her her beautyful voice over and over again this Somalian princess... hehe that broda Jaango is a lucky Somalian artist

  • Jaango.. my alltime favorite somalian classic artist.. from the good ol days back home in somalia = the Land of PUNT

  • Axmed Nuur Jaangow..ilaahow kuu naxariiso.

    waa laxaniistihii qaranka soomaaliyeed.Ruwaayadihii uu laxaneeyey waxaa ka mid ah:dab jaceyl kari waayey,bad jaceyl,galbeed waa la xoreeyey.

    Ilaahow kuu naxariiso.aamiin.

  • she doesn't look Somali

  • @LiveEudaimonia Are you dumb ass or What?! Tell me how somali people look? Hope you can answer this question.

  • she doesn't look Somali full stop mate

  • @LiveEudaimonia Just know that you are one dumb ass person.

  • Moryan you're a moron

  • @LiveEudaimonia Your Mama Is Moron!

  • thanks for posting this. i loooooove this song

  • walahi fananiintii somliyed ,waxaad mooda in aay mesha kawada baxyn ilahow janadii fardowsa kawada waraabi dhamaantood, wixii damiyana allow u cafi waxaad tahay raxmaan iyo raxiim iyo inta wax naxariisatana adiga ayaa ugu wanaagsane amiin amiin

  • Aaaaaaaamiiin

  • qofka gitarka garaacaaya 4:52 Macalin Meysar miyaa?  mise anigaa u maleeyay?

  • haa gitaarka waxaa garaacaya waa macalin meysar ,kitaarka codka dheerkan waxa garaacaya waa QAASIM AXMED RAAGE qaasin qaxweyste allha u naxriiste ,qaasin ciyaal xaafad baynu isku ahey

  • Waxaa heestan horay ula qaadi jirtay jaangow. Siraad Ugaas oo markii iigu dambeysay ku noolayd kenya Nairobi

  • I know a younger Jango who sings too, is there a different Jango or there is only one?

  • sulqo qurux iyo cod ayee isku darsatay masha allah plus jango allaha ku naxariisto amiin amiin

  • power full voice ,allaw ku naaxriisto ,heesa kale miyu ku heesay marxuunkani tan mooyane

  • hoodo walaal waxaa jira heeso kale uu qaado waxaa ka mid ahnasiib uu laqaado sahra axmed,gurrka ha ceebayn gabdhahan wax hawdhimi uu la qado sahra axmed,daljirka dahsoon oo ah hees wadani ah.

  • nice song original format from the ruwayadi haawalnadho jacelka.

  • alaaya raxmo maskiina iyadana ma dhimatay bisinke fanaaniintii waa dhamaadeen yaa heesi doono ixiii

  • naxariistii janno ilaahay ha siiyo jaanagw

  • allah ha unaxaristo

  • axmed nuur jaangoo alaa yarxamu

    wuxuu ahaa maxamed moogaha koonfurta

  • Allah ya arxamahu- sida hoos lagu xusay in fanaank Jango tii xaqqa u timaaday..Somali lost an other hero.

  • alaha una xariisto fananka jango oo ku geeriyooday magaalada muqdisho

  • Ilaah ha u raxmado Jangow Maanta ayuu muqdishu ku geeriyooday Rest In Peace, walaalkeen.Somalia will not forget u

  • Noolan mayo hadii my babe soo laban wayo honesly they acting but main is true. thanks mudugboy 4 posting this lovely song

  • muunye thanks sxb

  • Mudugboy the Singers name is Surqa Abdullahi Barow -Surqo Yarey- is not Suleekha also Ahmednur Jangow thanks for posting Bro..and you Somalis Stop Hating Each other.

  • Wadajir20, anaa taas kugu raacsan sxb.. Marka iska daa ciyaalkan Qurbaha ayay kuwada Ilko Dhacsadeen Qaarka kalana wayba ku xafayad barteen.. mana fahmayaan murtida ku jirta heesaha somaliga oodhan... Dog Doggy iyo kalabyada kale ayay la haystaan 2000 taariihktu say isugu badashayba..

  • gabadha fanaxleey waa ka helay mmmmmm iyo indhaheeda sida u qurux badan yihiin

  • dad maseer dilay oo pc gadashiisa ku dhumanayo oon waxba heynin in ay xumato kaliya qoraan yaqaan la yabanahy. gabadha qurux iyo cod macaan ey isku darsatay copy mahan by the way indhaheeda iyo fanaxdeeda aan ka helay.

  • Noolan mayao Hadaa So Laban Weydo My Babe :'(

  • wow when magool is sing she great may allah bless her soul.and this lady is good 2.

  • AWEEEEEEEEEEEEEEEEEEEEEEEE -2-da-SOME ......Fellas !!!

  • nice song brava lady

  • she born with it she doesn't need to copy that (qabiilista) woman althougt she passed away just few years ago.

  • wooooooooooooooooooow wooooooooooooooooow thanks mudugboy

  • caleeeeeeeek cleeeeeeeeeek

  • MudugBoy is this lady coping the voice of Magool?

  • Caleeeeeeeeeeek.noolan mahayo hadaaa soo labanweyde.

Loading...
Alert icon
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more