Added: 1 year ago
From: koronto143
Views: 11,455
Sort by time | Sort by thread (beta)

Link to this comment:

Share to:
see all

All Comments (40)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • S S C=KHAATUMO STATE OF SOMALIA QUDHMUUNYAHW

  • ssc = somaliland nacasyahoow

  • A S C dhamaan soomaali wayn gaar ahaana SSc gobanimadu yay jabin dalka yaan la kala jarin jiilkii darwiishkoow jiilkii darwiishkoow taariikhda mar labaad ayaad baal dahaba ka gasheen SSC hanoolaato ha noolaato hambalyaanu leenahay sscdawn qabiil land viva soomaali wayn

  • guuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuul darwiish state ,,,xasidiinta makhruuqiinta ahee nolasha ka dhacay ee life-koodu qawaday yaahuuuuu,,habarkiina iyo idha xumaantiina is la hela habraha internetka ku dawakhay ee niicdu ka soo hadhay 24 hrs bismillaah ilaahoow ishooda naga duuw,,ilahowo xaasid makhruuqa oo cadaw nimo iyo baroor ciil cadho calool xanuun la taagan ha naga dhigin Ameeeeeeeeeeeeen ya Allah.

  • lol WAA XILIGII RASHINKA EE ISAAQA U QEYBINAYEEN WEEYE KKKKK GAAJO FOOLXUMA WAXA MA SUDANTII MAD MADOBEYDBAA XITAA TIMAHOODA EEGA WAA LIGHT BROWN WAXAASI WAA GAJADA IYO HUURO KKKKKK

  • samiire87 tol beel kalaxad is nacday habar dawakhday,,afka nooga jeedi dadka kuwani waa kuwii god aakhiro kuu dhaadhiciyee ba'ay kaaga yeedhsiiye kalaxadyeey

    samiire87===KAMANEFISO copy uun ku aarsoo ku cabaad bahal dhimatay.

  • tol la'aan ba nagu dhacday eega waxa cadho iyo rafaad naga muqda

  • ALHAMDULILLAH ....

  • Mashllah 

  • Rer Buhodle wax ka wadanisan waan arki waayay

    Noolaada

  • blue flag is in the heart of Somalia people who have other thing in there heart are not Somalian

  • noolaada maa shaa allah waan idinla jirnaa illaahow idinla jir waxa jiri jiray ururka reer hebel ogaada soomaaliyeey waa ururkii ugu horeeyey ee soomaalinimo waa qaran dadkan waa boqortooyadii soomaalinimo dawn dawn siilaanyo land meesha yaree cirbtirka soomaalinimada waa kaa dadkii diiday siilaanyo land isaaq land baasaboorna itoobiya udoono dawn dawn qabiil land vivasoomaali wayn.

  • Guushiinu Guul ha dhasho dhamaan darawiishta ssc mujahidinta xaq u dirirka ah noolaada !!!!

  • VIVA SSC

  • SSC HANOOLATO.. ISRAACA... Guleeystaa.

  • VIVA SSC

  • Go Buuhoodle, waan ku faraxsanahay sida sharfta leh ee buuhoodle dalkooda uga fakarayaan. Allahay ha idin garab galo guulsta howsha aad ka haysaan dalkiina isku dartiisa

  • how didi girl get that big ass blackberry?? Buuhoodle is head of us...

  • Comment removed

  • Dhalinyaradan waxaa wajiyadooda iiga muuqata wadaniyad iyo daacadnimo, waa taageero wanaagsan maadaama ay rabaan inay muujiyaan sida wanaagsan ee ay uga go,an tahay inay taageeraan midnimada iyo inaanay marnaba uga tanaasulin aayatiinkooda cidnaba, qofkii ka xumaanaya ficil wanaagsan ee ay la, yimaadeena waxaan leeyahay cadhadaada u dhimo," muutuu biqaydikum" runtii aad ayaan ula dhacsanahay una taageersanahay sida geesinimda leh ee aad fikirkiina u cabirteen.

    mahadsanidiin.

  • Comment removed

  • Comment removed

  • Somali0005

    Don't get me wrong brother, I love Buhoodle and its people. I just like to see those kids enjoy their childhood and not get used for politics that they hardly understand

  • barde59

    I agree with you, there are so many kids there, but what are you refering when you said messing up with their head?? these kids are supporting unity of their country, is that wrong??

  • Let the kids go to their schools, stop messing with thier heads.

  • Horta buuhoodle waa caasimad, Dhulbahantaha degaa waa ragii aan nixin. Waxaan leeyahay dadka reer buuhoodle, taariikhda Somali haysato idinkaa u soo dhintay, maantana sidii laydinku yiqiinay yeeloo sumcadii iyo habadii soomaaliyeed ee aad u soo halganteen soo celiya.

  • Has anyone noticed the place is full of kids, I was looking at their faces there is hardly anyone over 18.

  • heer buuhoodle caadi maha walaaha..magaladaas wa jirdaa....gobalka cayn......waa dad somalinimo jacel...viva sscayn

  • allhu akbar waa illaay mahdii mar hadii manta la is raacaya waa guul ween dadka qurba joogata ahana waxan leeyahaya walalayaal hadal wacan soo qora

  • waar buuhoodle waxa ku soo biiraya s/lnad waayo wadadii putland isoo mari jirtayba waa laga jaray ee sheekadaa halkaas ayay ku dhamataay

  • God knows how much they bleeding those who dreamt separation of our nationhood, but every time you fear the most, dhulbahantas stands tall and lead the nation to freedom and unified. dhulbahantoos those of us who were so unfortunate to live bloodshed of mugadishu and daily bombardment , we count on you guys day and night. May Allah bless dhulbahante

  • Reer Buuhoodle awlikii hore idinkaa calankaan buluuga ah dhiigiina ku keenay hadana MAHAD weyn ayay idiin heeysaa MIDNIMADA SOOMAALIYA..........NOOLAADA WALAALAYAAL

  • hambal ayaan idin leeyahay dhamaan shcab wanaagsan ee reer buuhoodle waad maqlayseen maamulka snm inuu ku faanayay in dhalinyaradoodu xoreeyeen hargaysa mar ka yaan dhalinyaro lahayn yaanse magaalooyikiisa la gumaysanayaa ma hargaysaa mag loo siiyay laascaano.

  • Nasiib daro weeye in marba caruurta iyo dumarka buuhoodle qoraxda la wereejiyo iyagoon arimahooda loo shirayn. Laakiin waxaa hubaal ah in marwalba reer buuhoodle dhimdhaawac wixii dhex yimaada weligoojireen. waa dareensanahay cida rqaybiburburiyey laascaanood. cidaasi reer buuhoodle ma'aha... isha allah reer buuhoodle waa kaheshiin aayatiinkooda.

  • they make me cry; long live Somaliweyn no Somalidiiid..;;;

  • Long life united somalia, buuhoodle noolada calanka blue gaa baan idin ku ogahay.

  • anoo KOONFORTA SOOMALIYA ka imid waxaan ku dhahaa walaalaha BUHOODLE NOOLAADA! Somalidiidka hargeysaa inshallah waa laga adkaan doona! Soomaliya ha noolaato

  • Long Live United Somalia,

  • Amazing support.. Thank you Wariye Abdirahman...

Loading...
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more