Sort by time | Sort by thread (beta)

Link to this comment:

Share to:

All Comments (31)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • viv magoool!

  • Allaha u naxariisto..............  magool is and will always be our Queen

  • Haniyaha wadnahiyo halbowlaha waraabshaad yididiilo galisee Waa ku Haybinaayo hurda seexan maayee hay halaynin adigaa amba ku hanweynee.

    waaaaaaaaaaaw xasuus dheer bay heestan nagelinaysaa !!!

  • AUN Fanaanada weyn Xaliimo Khaliif gabadh heesta oo cod ku gaarta Magool Taariiq weli laguma arag...

  • alayaa arxamu raahimiin

  • alaha u naxariisto ayada intii dhimatay oo muslin ah

  • allah yaah magool

  • nolosheeda waxay ku dhameesay hees ee alle haa u naxariis to

  • saxweeyaan sxb waxaas wax kaa dhageeysanaayo malahan waad is ceebeeysay magool in eeysan cod xumeeyn waa lawada ogyahay hadeey qabyaalad adeey kudhibee cuqtad ninkii qabo asi leey culeeys kuhaaysaa marka cuqtad daraadeed habiinkii hala seexa waayn

  • War wuxu codxumaa ma caydiid baa afbaray

  • @saxweeyaan wali qabiil managa dawada ilahey hagu gargaaro

  • @saxweeyaan isku xishoo ahaba wase!

  • @saxweeyaan futadaad ka tidhi hadalkaa soomaali oo dhan ayaa isku raacday inay magool ahayd boqoradii codka ilaahay ha u naxariisto iyo caydiidkaa aad soo hadalqaadayba.hadaad ku haystana maxay usc u raacday markay dagaaladu dhaceen qofwalba qabiilkiisuu dhinac ka raacay.

  • @farsameeye xaliimo cid codka soomalida iyo africaba ku haysata ma jirto cidna ma u diidi karto horaa loogu qiray sxb kii ku yidhaahda way cod xuntahay anaa wasa

  • Sidii geel horweynoo hareriga ku oomoo yimid haro biyo leh

    Haniyaha wadnaha iyo halbowlaha waraabshaad hididiilo galisee waanku haybinaayoo hurdo seexan maayee hay halaynin adigaan amba kuu hanweynee.

    Sidii hogol daruuroo habeennimo da aysoo ka hilaacday meel dheer oolagu hayaamaa hoobaan bislaatiyo ilatahay hirdooglee waanku haybinaayoo hurdo seexan maayee hay halaynin adigaan amba kuu hanweynee

    Yaasalaam .

  • ninkii dhageysto hadduusan afkaba aqoon wuu halacsanaa oo uu macaansanayaa, bals ealloow kuu naxiiso jandiina kuuugu bishareey .waa hooyaddii suugaanta iyo fanka soomaliyeed..

  • Hi Cusmaanwabi , I would like to know about your "qABIIL", TALKING QABIIL IS NOT A FAULT, SO YOU HAVE TO KEEP THAT IN YOUR MIND. I know it is not a good way to support your qibiil with wrongdoing but you can claim.

  • Guys; Those who always talking(qabiil) are most useless people I have ever seen in the NET, Uneducated, Rotten heart, Stop and backoff. If you can't be civilized, go back in the Jungle wth ur Camels

  • i would sample the hell out of this but i need a better quality verson

  • taalowayne, adiga alaha ku so hanuuniyo marxuun waa looduceeya mahee wax lagama sheego

  • By far one of the most distinguished Somali female singer ever. AUN MAGOOL!

  • allaha ku naxariisto love u magool 4ever

  • cod macaanaa...allooow kuu naxariiso

    hay halaynin adigaan ,anba kuu han weynahee....

  • Siyaad007 Wax Kaa Aqli Xun Majiro ilaahey Adi iyo Waxii Kula mid ah Uma Naxariisto

  • xaliimo waa qof wacan

    calan baa lagu duugay

  • Siyaad007, i don't have much to say, but i am going to remind you, it is "Prozac" time

  • waryaa hawiye caqli xumaa ilahay idinma naxaristo xoolo intay dad baroonku dishay mataqaan ilahay ha unaxariisto ilahay qofwalba waxa uu gaysatay buu ku qaadaya taasa la socda hawiye NAAREED ILAHAY HADIN SOOO HANUUNIYO INDHOCADE IYO SHARIIF KANA HALAGA BILABO

  • Siyaad ilaahoow cuqtada kaasaar meelxun ayeey kula gaartay kuhabiinkii qarwo ayaad kujirtaa sxboow cuqtada iska saar umad dhane wax haka sheegin wax nar gelaa ilaahaa oge dad ladilo oo keliyah noor laguma galo ee aflagaadadaan aad umad dhan kushubeeysaba naar waa lagu galaa taas ogoow

  • magool alle haku naxariisto hooyo macaan waan u bognee codkaadii qaliga aheee oohin ooohin ,com aaaaaaaaah aaaaaaaaaah ilahow ku naxariiso waa hooyo somliyey xaga fanka

  • waaw one of the best somali female singers of all time. AUN.

  • AUN Xaliima Khaliif Comar 'MAGOOL' AAMIIN AAMIIN. plz bro & sistaz uduceeya insha allah jibkeeda 'JANO' aamiin & anagoo dhan INSHA ALLAH

Loading...
Alert icon
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more