Added: 2 years ago
From: aliel69
Views: 105,234
Sort by time | Sort by thread (beta)

Link to this comment:

Share to:

All Comments (72)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • the best somali song ever especially when sung by mohamed moghe

  • i love this song

  • long live jareer wayn people the original somalis

  • she is in love to another person kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk­kkkkkkkkkkkkkk

  • +

    she love this song

  • allah yaaraxma fanaanka soomaliyeed nuur eebo waana fanaanka kaliya ee aan taageraha u ahay the pest song dadka ha iska weyneyn

  • nuur eebo R>I>>>P>>AUN

  • Why ya'll care about what Qabiil he is or he isnt ...Enjoy the Music :)

  • Heestii looqaaday siyaad afkusiileh iyo cali samatar ee SNM uqaaday VIVA duriyada reer sheekh isaaq..............hehhe! MAXAMED MOOGE LIIBAN AYAA HORE UQAADAY ninkani waa qaldayaa heesta ereyadeedii ..but good ..!

  • Why do I keep seeing comments about qabiil and shytt on every fuckin video?

  • dad isma yaqaane ma nuur eebe ayayaa jareer ah????????????????/ abuur abe

  • love it 

  • Comment removed

  • Comment removed

  • Nuur Eebe my best fanaan Somali allah ya cizak

  • Love this song and its words of wisdom!

  • nuur eebo was my ina adeer waa cayr habar gidir ee jareer ma ehen ,nuur was so sick and die 99 in canada, he was young men and somali fans really love him and going crazy about him,illaahow kuu naxariiso nuur .we miss u

  • @mohamed4812 right ilahay ha u naxaristo

  • wooow thanks for uploading this lovely song with nuur eebo such sweet, may god bless you nuur eebo

  • nice song walhi ilike it

  • wow masha allah nice song allah u naxariisto

  • ayaan4 heestan aad bay i tabata nuur eebo nolow walal amiin

    

  • soooooooooo trueeeeeeeeeeeeee walahay <3 it :)

  • big up abowé Nuur :) ooooof caleeeeeeeeeek

  • jareer kulahaa wiilkaan waa habar gidir cayr waana fanaan cod mucjiso ah leh ilaahey ha u naxariisto ina dhahno ban xaq u leenahay ee cayda ka daaya fanaanka Taariikhda Xusi Doonta Fanaan Ka Cod Macaan Somalidaba Maleh Heeskan Asaga Maleh Laakin Heeso U Leeyahay Wa Jiraan Asagoo Aad U D'a Yar Bu Dhintey 99 kii So Cunsuri Nimada Iyo Cuqadada Iyo Qabyaalada Fanka Ka Saara Nacalaa Jaahilkii Idin Dhalay Wase

  • ilaahow u naxariiso

  • hestu waa run lagu ma waro adunyo , personne n'est éternel mrs alors ravaler vos amours propre bande d'ignare !!!!!!!!!!!!!!!!

  • woooow! INuur Eebo. We will remeber Nur forever. 

  • Heestan ninkii lahaa wuxuu ahaa SNM waxaanu u qaadey siyaad Barre, markaas ayuu maanta nin jareer ahi iska qaadayaa......aduunyow aduunyo.....

    Muj. Maxmed Mooge Liiban waligii la ilaabi maayo....Baal dahab ah ayuu kaga jiraa taariikhda Somaliland....................­.........

  • Comment removed

  • ruuxii wadifad weyn jiray marbaa laga wereejaa kii shalay wacnaabaa maantaba warwaraayee.

    anigaba wakhtiga qaar sida weli siraataa warka layga gurijiraye

    waxase wiiqay taladii weydiiyay raganimo hadba waaga joogaad katihiin walaalee waji lacaga bay dumar wacadkaba ku iibshaan

  • @Ifiso779 kkkkkk SAX AF WEYNA LOO QADAY HEESTAN LAKIIN JAHILINTAAN WAXEY MODAA HEES JACEYL KKKKKKKKKKKKKK

  • Comment removed

  • @Ifiso779 somaliland waa gobal dad walan ay dagaan marka shib dheh maraxoow

  • @mustafyare143 Yaan la' imoodin in aynu isnaqaan....dadkaaga dhinac ka raac jareeryow.....

  • @mustafyare143 jareer fooqal Jareer nacasyow somaliland waxaad ka taqaanaaba iska yar ,, somaliland waa dalkaa nabada ku seexda ee ku soo toosa idinkana waa laydin aqaanaa waxa daga wallahi idinka ayay dad waalan dagaan oo is wada haysta somaliland waa dad is jececl oo qacmaha ishaysta

    Ilaahay isha cadawga uu naga duway ......

  • Sugaantu waxay ka ahayd qab weyn bur burkii Soomaaliya. Waxaan ka mid ahaa "Laan guruusal gado, Nafteydaa kuu jirabane, Dadka ha iska weynen iyo kuwa kale ba oo badan

  • dadkiina wax ayaa idinka qaldan heestaani waa Anti-Gov weeye taasoo lid ku aheyd dowladii hore ee soomaaliya hadalkuna waa sarbeyb jeclay ahaan buu u adeegsaday balse waxuu ku durayay Madaxweynihii hore ee dalka Soomaaliya (Siyaad Barre) waxaana haystaan lahaa Maxamed Mooge.

    so this song can't be wonderful coz waxay qab ka hayd waxii Dowladayda hore ee Soomaaliya bur buriyay ila hadana aan ka waqsal la nahay.

  • if ya feel something u ducee nuur cadbulle

  • naftan walaneysaa wano kama maqashee haddii aad maanta wacan tahay maku waari doontaa erayada waa sidaas ee ma aha haddii aan maanta caan tahay

  • allaha haa naxaristo Nuur Eebo uducey maskinka innu illah uu naxariso muslimow

  • waaaaaw, cesha caaa hees, wacod, maxeey kuugu taal waauun howl aduunyo

    loogoma baahna aakhiro tan, allah u danbi dhhafo masiinka koleey camal wanaagsan maahan

  • soo beautifulll rip nuur eebo

    i love this song wallahi mashallah

  • det som fan så grym låt yeaaa så ska det låta

  • manshallah

  • thank you very much i absolutelY LOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOVVVVVVV­VVVVVVVVVEEEEEEEE THIS SONG

    ILAHAYO HAA UU NAXARISTOO

  • Lol waji lacaga by DUMAR .....Wacadkaba ku iibshaan talow marunbaa koley anigu ilama ahan......Dumarka wacadka way dhowraan

  • wow hestan inaba cadi ma ahan talow inten ka download gareysta plz hadaad taqanid i sheeg thanks :d

  • turjun maxa la galay yaaab badana hesta dhageso kkkkkkkkkkkkkkk

  • hadii aad manta wacan tahay maku wari doonta waa maxay canka qofku muxu heesta ugu cit=yaray si xun buu u turjumay

  • Comment removed

  • ilaahay ha unaxariisto nuur eebe aad ayuu u cod mcnaa masha,alaah ilaahay ha unaxriisto aamin aamin

  • sland4lifes qofka lyrics sameeyey waqtigiisa qaaliga ah ayuu ku siiyey marka adoo aflagaadeen si tar tiib ah meesha wax ka qaldan yihiin ugu sheeeeg ma ahinee wuu kufsaday iyo aflagadada la mid ah loma baahno

  • 1994 ayaa nuur eebo oo ka yimid kenya ,ayaan waxa uu u yimid wiil aan saxiibo aheen ayaa wiilkii yiri marti culus baa timid waa inaan shaahi saaraa .qofna ma ogeen nuur eebo codkiisa mucjisada ahaa anagoo fadhiga joogna ayuunbuu nuur jikadii shaaha kasoo shubanaya ayuunbuu waa uu si hoose u qaadayey eestii cabaaryaha cod aanan waligey maqal ayaa ninkii saaxiibkeen ahaa baa yiri balaayo ceer ninkooda afka kala qaada baa sidaa nuur eebo oo ahaa nin aad u xishood badan ayaa yirii soo ma heesi kari

  • lool qofkan lyricska sameeyey si xun ayuu heestii u kufsaday. lyricska khalado badan ayaa ku jira

  • lol WAA HEESTII FAJIISTIHII SIYAAD BARE U QAADAY (MAXAMED MOOGE) ALLA YA RAXMA. ODAYGII DHIIG YACABKA AHAA BAAA LAGA HADLAYAY

  • Comment removed

  • nuur eebe allaha unaxariisto waa fananka cod macaan

  • hadaad maanta caan tahay kulahaa.

    waxay sah ku tahay

    naftan waalanaysaa

    waano kaama maqashee

    hadaad maanta wacantahay

    maku waari doontaa

  • heesta aad buu fanaanku u bahdilay midhahuna sida uu u qaadayo maaha waxayna sax ku tahay,

    anigaba wakhtiga qaar

    sida wali siraataa

    warka layga guri jiraye

    waxse wiiqay taladee

    waydeeyey raganimo

    hadba waaga joogaa

    la fila walaalo

    waji lacagabay dumar

    wacadkaba ku iibshaan

  • Heestan waxaa lahaa oo codkiisa toolmoon ku qaadi jiray Allaa yarxamu MAXAMED MOOGE LIIBAAN, ereyada heestana waxa wada lahaa Abwaan CABDI QAYS iyo Abwaan IBRAHIM GADHLE

  • thnx alie69 u rock

  • This here is a wonderful song, i am sooo thankful to you for put it up. THANK YOU!

  • Nuur Eebo, RIP

  • hadba waaga joogaa latihiin walaalo waji lacagah bay ragu wacadkaba ku iibshaan

    saas bay heestu ku wanaagsanayd

  • @wadxa haa ruun waye abaayo 

  • miss suisse

    lovely song

  • teenato u right hablow raga hayska waynina...lolol :)... waa intaasoo markiina idin qabsataaye..lolol .... nice voice..

  • hablow raga ha iska weyneynina, hestani waa dignin

  • @Teetano2008 sax sxb u sheeg hablaha qabka weyn nambarka tilifoonka noo diida kkkkkkkkk.

  • each one is greater than the other,cajiiib

    this will be my place from know on.

    First time tonite,,lucky

  • Heesta aniguba way i qancisay. nuur eebo RIP

Loading...
Alert icon
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more